Gahayr Primary and Intermediate School Qardho

Gahayr Primary and Intermediate School Qardho

Share

Disability is not in Ability
( Naafonimadu ma ahan karti la’aan)

08/08/2025

I got over 10 reactions on one of my posts last week! Thanks everyone for your support! 🎉

07/08/2025

Waxaa dib loo furay iskuulka Gahayr Primary and Intermediate School Qardho kaas oo waxabarasho dhameestiran ( Inclusive Education ) siiya dadka baahiyaha gaarka ah qaba sida ( Deaf students and physical impairment students ) iyo dadka danyarta ah ee aan awoodin waxbarashada lacagta ah sidaa darteed waxaan la ogeysiinayaa bulshada ku nool magalada Qardho iyo guud ahaanba gobalka karkaar iney maalmahan socdaan diiwaan galintii ardayda cusub ee uu iskuulku qaadanayo sanad dugsiyeedka cusub ( 2025/2026 ).

Wixii faah faahin dheeri ah waxaa kala xiriirtaan maamulka iskuula Gahayr Primary and Intermediate School Qardho kuwaas oo wada lambarada hoos ka muuqda 7793228 - 7468880 - 7772865

03/08/2025

Sunday : 03-08-2025
-----------------------------------------------------
Ogaysiiin muhiim ah :

Waxaa maanta oo axad ah, dib u furamy iskuulka Gahayr Primary and Intermediate School Qardho kaas oo waxabarasho dhameestiran ( Inclusive Education ) siiya dadka baahiyaha gaarka ah qaba sida ( Deaf students and physical impairment students ) iyo dadka danyarta ah ee aan awoodin waxbarashada lacagta ah sidaa darteed waxaan ogeesiineenaa bulshada kunool magalada qardho iyo guud ahaanba gobalka karkaar iney maalmahan socdaan diiwaan galintii ardayda cusub ee uu iskuulku qaadanayo sanad dugsiyeedka cusub ( 2025/2026 )

Wixii faah faahin dheeri ah waxaa kala xiriirtaan maamulka iskuula Gahayr Primary and Intermediate School Qardho kuwaas oo wada lambarada hoos ka muuqda 7793228 - 7468880 - 7772865

Photos from Gahayr Primary and Intermediate School Qardho's post 17/07/2025

Thursday: 17-07-2025
-----------------------------------------------------

Waxaa galabta oo khamiis ah, kulan Booqasho ah aanu ku tagnay iskuulka naaftada ee Gaheyr Primary and intermediate school qaybtiisa farsamada gacanta waxana dhigta arday barata xirfado Kala duwan waxana kamid ah qaybta cilaan saarka waxa ayna ardayda dhigata ay la nool yihiin baahiya gaarka waxa ayna mar walba ku dadaalaan sidii ay kor ugu qaadi lahaa yeen xirfadooda waxa uuna iskuulku bixiyaan wax barasho bilaash ah waxaan u mahad celineenaa ardayda mar walba hamigooda uu sareeyo iyo sida ay mar walba dadaal iyo judi badana bixinaya sidii ay xirfadooda u kobcin lahaayeen.

Gahayr Primary and Intermediate School Qardho

Photos from Gahayr Primary and Intermediate School Qardho's post 18/06/2025

Wednesday : 18-06-2025
-----------------------------------------------------
Waxaa maanta oo arboco ah, kulan Booqasho ah ku yimaaday iskuulka naaftada ee Gaheyr Primary and intermediate school Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Arimaha Bulshada baarlamaanka Puntland Xildhibaan Ahmed Bille Said :

Waxan aad iyo aad ugu Mahadcelinayaa Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Arimaha Bulshada baarlamaanka Puntland Xildhibaan ( Ahmed Bille Said ) iyo Gudomiye kuxigeenka Gobolka Karkaar ( Xiir Yuusuf ) waxaana si gaar ah ugu mahadcelinayaa ( Dr. Hussein Musse Nooh ) oo ah agaasimaha ( Qardho General Hospital ) waxa Ayna Booqasho ku yimaadeen Iskuulka dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ( Gahayr primary and intermediate school ) kuna yaal magalaada Qardho waana xarun u bahan tageerada bulshada iyo mida dowlada waxana wax lagu baraa Ilmaha la nool baahiyaha gaarka ah sida kuwa Maqalka iyo Araga baahiyaha ka qaba iyo sidoo kale waxa uu iskuulku uu wax barasho bilaash ah siiyaa dadka Danyarta ah ee aan awoodin waxbarashada lacagta ah ma jirto meel ka mudan sadaqo iyo tageero.

Photos from Gahayr Primary and Intermediate School Qardho's post 08/12/2024

انالله وانااليه راجعون waxaa caawa naga baxay tiir adag aasaasihii dugsiga hoose dhexe ee Gahayr oo caawa ku geeriyooday magaalada Garowe Allow kuu naxariiso hoygaaga janaatul fardowsal aclaa kayeel

Photos from Gahayr Primary and Intermediate School Qardho's post 21/11/2024

21/november /2024 من علمنى حرفا صرت له عبدآ.

قم للمعلم وفيه تبجيلا
كاد المعلم أن يكون رسولآ
happy teacher's day
waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin ba uga dirayaa dhammaan Barayaasha soomaliyeed meelkasta oo ay dunida daafeheeda ka joogaan .
21 / november /1974 waxay ahayd maalintii loo asteeyay Barayaasha soomaaliyeed .

13/11/2024

Asc dhammaan asxaabta
Suaal baa sidan udhigan
Waa maxay naafo?
Jawaabta waa dhankiina

04/11/2024

Dugsiga Gahayr waxaad ka heli kartaa Luuqadda Suul dhabaalaha fadlan kusoo dhowowmudane /marwo

28/10/2024

Alxamdulilaah Calaa kuli xaal

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Wadada Cabdiwali/jamacada Bariga Afrika Dhinaceeda
Qardho
252