Al Huda College

Al Huda College

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Huda College, Education, Qansaxdheere.

26/05/2026

_____ ciid mubaarak _____

23/03/2026

Maamulihii Al.Huda College Ali Husein mahamed ayaa fariin udiray Dhamaan ardayda wax kabarata collegeka isbuucyadii ooga danbeeyey ayaa dhamaan ardayda lafasaxay bishii barakaysneed awgeed laga bilaawa Tarkh 23/3/2026 waxaa si toos ah ubilaawan Doono xiisadihii Collegela
Mahadsanidiin

17/02/2026

Guud ahaan shacabka Soomaaliyeed iyo Dhamaan Muslimiinta caalamka waxaan ugu hambalyeynayaa Bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan.

Alle ha inaga dhigo kuwa laga aqbalo acmaasha wanaagsan, helana khayrka bisha Ramadaan

Ramadaan Mubaarak
Waxaan sidoo kle farxad iyo bogaadin u dirayaaa Dhamaan Arday wax ka barata Al Huda College
Farxad iyo nabad igu sooma i.a

19/01/2026

Hambalyoooo Ardeyadeenii farxiyo cumar
Waxaa dhamaan hambalyo iyo farxad kula dareemaaya dhamaan macalimiintaada iyo ardaydaada ee rer Al Huda College
hambalyooo

Photos from Al Huda College's post 19/01/2026

Waxaa manta Degmada Qansaxdheere ka Qabsoomay xaflada Qalin jabin taasoo si heer sare loosoo agaasimay
College ka laga qalin jabinaayey ayaa ah Royal medical raining
Sidokle xaflada waxaa kasoo qayb galay
Agaasimaha cafimaadka DKS mudane Abdikkadir adan iyo odiyaashii Dhaqanka ururka dhalinyarada iyo ururka hooyooyinka iyo dhamaan bariyaashii Degmada Qansaxdheere
Tani ayaaa muujinaysa hormar iyo iskuduubnan ee ay gaarayaaan bulshada rer Qansaxdheere Congralution

Photos from Al Huda College's post 31/12/2025

waxaaa macahadka Al.huda college ee degmada Qansaxdheere xalay lagu qabtay xaflad lagu wacay gelinaayey Dhamaan ardayda cillegeka xalaflada waxay xalay ka dhacday Branch one ee xafad wada jir
sidoo kle waxaa tijaaabo iyo Qiimayn lagu sameeyey dhamaaan ardayda college maadaama sanadkan uu sii dhamaanaayo si loo xaqiijiyo tayada kuhadalka iyo Qorista iyo fahanka ee luuqadaha ay baranayaan
Dhamaan macalimiinta ayaa ardaydooda kula dardaarmay inay Dadaalka sii xoojiyaan si loo helo arday tayo leh

Photos from Al Huda College's post 07/12/2025

🌟 HAMBALYO & AMMAAN 🌟

Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin tiiraanyo la’aan ah ugu dirayaa 5-ta arday ee kaalmaha ugu sarreeya ka galay Imtixaanka Bileedka ee Al-Hudaa College – Qansax-dheere.

Ardaydan guusha soo hoyay waxa ay muujiyeen:

Dadaal joogto ah

Akhlaaq iyo anshax waxbarasho

Kartida iyo himilada mustaqbal wanaagsan

Waxaan leeyahay Hambalyo!
Guushaan ha idiin noqoto mid aad ku tallaabsataan guulo waaweyn oo kale, waxaana Ilaahay idiinka baryayaa faham, xifdi iyo iftiin cilmi.

Waxaan sidoo kale hambalyo u dirayaa dhammaan waalidiinta, macallimiinta iyo maamulka iskuulka oo door muuqda ka qaatay

Guul iyo horumar baan idiin rajaynayaa dhammaantiin.
Al-Hudaa College — Qansax-dheere

06/12/2025

Hadaladii ooga danbeeyey Gadoomiyihii wax barashada ee uu ka jeediyey Al Huda College waxay ahaayeen hadalo dardaaran iyo bogaadin ku aadan Allah kawaraabiyo janadii fardowso kitaabkiisana midigta Allah kasiiyo

05/12/2025

Inaa lilahi Wa Inaa ileyhi Rajicuun.

Allah ha u naxariisto Ibrahim Maxamed Garoon oo ahaa Gudomiyaha Wax-barashada Deg. Qanaxdhere.

bahda wax barashada .Al Huda College Waxay utacsiyaynayaan qooska Marxuumka iyo dhamaan baxda waxbarashada.

Want your school to be the top-listed School/college in Qansaxdheere?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Qansaxdheere