Shaqadaan waxay u furan tahay dhamaan dhaqaatiirta cusub ee xanaanada xoolaha
Kobciye institute of languages and scientific subjects
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kobciye institute of languages and scientific subjects, Education, Muqdishu.
30/10/2017
26/10/2017
Bishaaro Bishaaro Bshaaro
Waxaa dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool magaaladda muqdisho iyo nawaaxigeeda in xarunta baaritaanada iyo daaweynta xoolaha ee ay shaqadeeda si rasmi ah uga bilawday degmada xaafada owd-weyne xaruntaan oo loo furay in ay ka haqabtiraan dadka xoolo dhaqatada baahiyaha ay u qabaan daaweynta iyo baaritaanada xoolahooda .
Xarunta waxaa ka hool gala dhaqaatiirta xanaanada xoolaha oo jaamiciyiin ah kuwaas oo aqoon durugsan u leh baaritaanada iyo daaweynta xoolaha.
Xarunta baaritaanadda iyo daaweynta xoolaha ee waxyaabaha ey kuu qabaneyso waxaa ka mid ah:
1. Baaritaanadda xoolaha
2. Daaweynta xoolaha
3. Qaliinada kala duwan ee xoolah
4. Latalin dhanka quudka iyo quudinta xoolaha
NOTE: Walaal ogsoonow cudurada xoolaha ku dhaca inay kuusoo gudbi karaan kuna waxyeeleen karaan.
Haddaba Noqo saaxiibka koowaad ee xarunta daaweynta xoolaha ee rajo si ay xoolahaaga uga xoog, caano iyo hilib bataan kuwa aan la daryeelin
aana daaweysan ee daryeesha
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Muqdishu
2526