16/08/2018
Bishaaro..
Ku baro sida loogu shubo computer ka windows mudo 1 saac kaliya.
Ha u baahan ruux kale yaanan lagaaga qaadan mar walbo lacag.
Qiimaha waa $10 kaliya. Waana wax ku anfacaayo ebad shaqo ahaan iyo naftaadaba.
Sidoo kale waxaa raaci doona sida loo mariyo driver back solutions ka.
dooneeyso telkaaga noo reeb.
Share plz.
06/08/2018
Bismilaah...
Waxaa la ogeey siinayaa waalidiinta lajecel caruurtooda wax barashada iyo dadka iyaga daneenayo wax barashada inaan bilaaabi doono barnaamij loogu magac daray !
Barnaamijnkaan waxuu kuu qaban doonaa:-
1. In caruurtaada loo diyaariyo schoolka ,
Waxaana labari doonaa.
• qorida carabiga.
•qorida somaliga.
•xisaabta ilaa jajab.
•basic English.
2. In lagu baro computer ka .
Hadaad adiga u baahan tahay iyo hadii aad caruurtaada u rabtaba.
3.in lagu baro typing ka .
•waxaad awood u yeelan doontaa inasha'alah in aad ku qorto computerka wixi aad rabto adoon eegeen keyboard ka. waliba si isku mid ah aad u garaacdo laatiin iyo arabic.
FG. Waxaas oo dhan waxaa laguu qaban doonaa adoo laguugu imaanayo halkaad doonto xafiiskaaga , goobtaada shaqada ama gurigaagaba.
Hadii aad danee neeyso noo reeb Masage.
Plz share.
29/05/2018
:
Dadka oo dhan imtixaanka nolosha weey wada maraan balse natiijada waa lagu kala duwan yahay !
TUSAALE:
Waxaad shidaa sadax dab.
Waxaad kala saartaa sadax weel oo biyo ku jiraan.
1:waxad ku ridaa ukun.
2:waxaad ku ridaa karooto:
3:waxaad ku shubtaa qaxwo.
Mudo 20 daqiiqo kadib ka wada daji.
Soo bixi kan koowaad oo ukunta ah
Ogaaw ukunta marka h**e waa jileec balse xaaladaan la marsiiyay kadib weey adkaatay.
Soo bixi kan labaad oo karootada ah , xasuuso karootada weey adkeed marki h**e balse weey jilicday marka la marsiiyay xaaladaan kadib.
Fiiri weelka sadaxaad waa uu badalan yahay midabki aad ku ogeed !!!
Hadaba is weey dii sadaxdaas sheey waxeey mareen hal xaalad.
Midna asoo adak ayuu ku jilcay.
Midna asoo jilcan ayuu ku adkaaday.
Midma wixi dhan ayuu badalay.
Waa macnaha nolosha... Aadanuhu wuu wada qabsadaa dhibka midna wuu ku adkaadaa midna wuu ku jilcaa midna nolsha ayuu ka dhacaa oo wuu badalmaa ama asaga ayaa nolosha badala oo xidig muuqda ayuu noqdaa.
Allaha noo fudeeyo imtixaanka aduunka.
07/03/2018
.
inta badan ardayda somaliyed ee barta programin ka marka eey bilaaw yihiin waxaa loo diraa ineey sameeyaan .
AAd beeyna ugu wareeran ! Hadaba waxaan bilaabi doonaa sameenta inagoo adeegsaneena luuqada C.
Wan soo raacin doonaa projectiyo kale.
Inta u baahan msj noo reeb.
Pageka like saar siina share garee fadlan.
05/03/2018
Kusoo dhawaada page aan dooneeyno inaan ku mideeno dhamaan ardayda somalied meel walba eey joogan seey isu garab istaagaan.
and .