Dugsiyada Al-bayaan

Dugsiyada Al-bayaan

Share

Dugsiyada Albayaan waa dugsiyo gaar loo leeyahay oo ku yaalo magaalada Muqdisho
waxaayna xarumo ku leeyihiin degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan.

12/06/2026

Maamulayasha Dugsiyada Al-bayaan Faracyadiisa suuqbacad iyo toowfiiq
Mamule maxamed cumar " Jumbur" iyo Maamule C/casiiis Cali raage.

10/06/2026

Ustad c/risaaq abukar Ayaa kalimad isugu jirtay dhiiri gelin iyo dardaaran ka jediyay xafladdi dhiirigelinta iyo sagotinta ardayda F4 iyo G8 ee Dugsiyada Al-bayaan Faraca towfiq.
.

10/06/2026

Setbacks are temporary; professionalism and passion leave a lasting legacy.
We always stand by your side. Greater and consecutive successes are ahead of you, Insha'Allah."

10/06/2026

Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Dugsiyada Al-Bayaan imtixaanka finalka ee sanad dugsiyeedka 2025/2026. Qeybta Suuq-bacaad waxaa ka daah furay imtixanka Maamulaha qeybta, Ustaad Maxamed Cumar “Jumbur”, oo ardayda u rajeeyay guul iyo natiijooyin wanaagsan.

10/06/2026

Maamulaha xarunta Al-bayaan Towfiiq ustaad Cabdicasiis Cali Raage ayaa dardaaran iyo dhiirrigelin siiyay ardayda sanadkaan u fariisaneysa imtixaanaadka shahaahiga ee fasalka 12aad iyo 8aad.

Photos from Dugsiyada Al-bayaan's post 10/06/2026

Maanta waxaa si rasmi ah uga bilowday Dugsiyada Al-Bayaan imtixaanka finalka ee sanad dugsiyeedka 2025/2026. Waxaan dhammaan ardayda u rajeyneynaa guul, dadaal iyo natiijooyin wanaagsan.

09/06/2026

Maamulaha xarunta Al-bayaan Suuq-bacaad ustaad Maxamed Macallin Jumbur ayaa dardaaran ku aadan u diyaar garowga imtixaanaadka u jeediyay ardayda Fasalada F4 iyo Grade 8 ee Al-bayaan Towfiiq.

09/06/2026

Maamulaha xarunta Al-bayaan Israac ustaad Cabdiraxman Maxamud Xalane ayaa dardaaran iyo dhiirrigelin siiyay ardayda fasalada F4 iyo Grade 8 ee Al-bayaan Towfiiq.

09/06/2026

Abukar Cabduqadir Calasow oo ku hadlayay afka ardayda fasalka F4 ayaa kalmad ka soo jeediyay Xafladda Sagootinta & Dhiirigelinta ardayda Fasalada F4 iyo Grade 8 ee Al-bayaan Towfiiq.

09/06/2026

Dr. Abdifatah Ahmed Ali (Afyare) oo ah aqoonyahan iyo cilmi baare sare kana socday Jaamacadda Salaam ayaa sidoo kale khudbad dhiirigelin ah ka jeediyay Xafladda Sagootinta & Dhiirigelinta ardayda Fasalada F4 iyo Grade 8.

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdishow?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Muqdishow

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00