Waxaan carruurta ku barbaarrinnaa Diinta Islaamka, waxaana qayb muhiim ah ka ah barashada Siirada Rasuulka ﷺ, si ay u bartaan noloshiisa, akhlaaqdiisa iyo jacaylka uu mudan yahay. 🤍
Barbaar Academy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barbaar Academy, School, Hodan Mogadishu, Muqdishow.
“Waxaan dhiseynaa jiil aqoon leh, akhlaaq leh, kuna kalsoon naftiisa.”
Waxbarashadu waa hadiyadda ugu qiimaha badan ee aan siin karno carruurteenna.
حضانة -روضة بربار للتعليم الأساسي
Barbaar Academy waa xarun waxbarasho iyo tarbiyeyn oo diiradda saarta barbaarinta ubadka si dhammaystiran. Waxaan ku dadaalaynaa in carruurta lagu hago diinta Islaamka, akhlaaqda suuban, iyo xirfadaha nolosha, si ay u noqdaan jiil aqoon leh, edebsan, kuna anfaca diintooda, dalkooda, iyo bulshada guud ahaan.
🎥 Daawo muuqaalka hoose si aad u aragto sida aan u dhiseyno mustaqbal ifaya oo ku saleysan iimaan, aqoon, iyo masuuliyad.
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Xannaanada Barbaar waxay ku wargelinaysaa dhammaan waalidiinta in ay sameyneyso qiimo-dhimis gaar ah 🎉
Xarunta Kpp
⏰ Laga bilaabo 10-ka bishan ilaa 15-ka bishan.
👉 Fadlan ka faa’iideysta fursaddan muhiimka ah inta ay socoto.
Kala xiriir 0613666912
17/12/2025
BARBAAR ACADEMY
"Korinta Jiil Qur’aanka Xambaarsan"
Hadafkeennu waa:
Inaan soo saarno ubad xafidsan Qur'aanka Kariimka fahamsan macnaha Kalaamka Allaah.
Nala soo xiriir si aad u hesho faahfaahin dheeraad ah.Tell: 0613666913 Xarunta Daarusalam
0613666912 Xarunta Kpp
Kala xiriir Xarunta Kpp 0613666912
Xarunta Daarusalam 0613666913
KALA XIRIIR Xarunta Kpp 0613666912
XARUNTA Daarusalaam 0613666913
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Hodan Mogadishu
Muqdishow