24/08/2026
Kala sareynta Goolasha Tartanka Kubadda Cagta ee Agaasinka Waxbarashada Gobalka Benaadir
AL-Risala Primary And Secondary School
24/08/2026
Kala sareynta Goolasha Tartanka Kubadda Cagta ee Agaasinka Waxbarashada Gobalka Benaadir
24/08/2026
Alle Mahaddii waxaan Group-keennii kaga soo baxnay Kaalinta 1aad:
Mar kale waxaan ugu mahhdcelineynaa Macalimiinta Sports-ka.
Ugu dembeyn Taageerayaasha Iskuulka
21/08/2026
Sannad dugsiyeed cusub 2026-2027
15/08/2026
Hmplyo ciyaartoyda Iskuulka oo guul weyn ka soo gaaray dhigooda KAARAN
AL-RISALA VS KAARAAN 6-3
15/08/2026
Guul ayn Filaynaa insha Allah.
Kullankeenii 2aad ee Ciyaarta galabta ee Agaasinka Waxbarashada Gobalka Benadir
Markii la fasaxo ka dib Natiijada imtixaanka qaabka aad ku raadineyso. Ama guji linkigan
https://soneb.gov.so/natiijada_ardayga_list.php
14/08/2026
Iskuulku waxa uu bilaabay diiwaangelinta ardada cusub ee Sannad dugsiyeedka 2026-2027
SHAACINTA NATIIJADA F4
15-AUG-2026.
Guul ayn idin rajaynaynaa Dhaamntiin
12/08/2026
Guul ayan u wada rajaynaynaa ardada Fasalka 12aad ee dugsiga Sare
09/08/2026
الحمد لله
Arday naga hartay ma jirto Alx