Silver-Bridge Schools

Silver-Bridge Schools

Share

SILVERBRIDGE SCHOOLS;

It was Established 01 August 2005 in Mogadishu-Somalia. SILVERBRIDGE Schools the place of Light, Liberty and Learning.

"What makes a child gifted and talented may not always be good grades in school, but a different way of looking at the world and learning." "The difference between try and triumph is a little umph".

20/06/2026

๐ŸŽ“ Hambalyo Ardayda Fasalka 8-aad ee Silver Bridge Schools

Maamulka, macallimiinta iyo dhammaan bahda Silver Bridge Schools waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan ardaydeenna Fasalka 8-aad ee si guul leh u soo dhammaystay Imtixaanka Dowladda ee Dugsiga Dhexe ee sannad-dugsiyeedka 2025โ€“2026.

Muuqaalkan wuxuu xambaarsan yahay xusuus iyo farxad laga diiwaangeliyey maalintii ay ardaydu soo gabagabeeyeen safarkoodii dugsiga dhexe, iyagoo rajo iyo kalsooni ku wajahaya heerka xiga ee waxbarashadooda. Waxaan idiin rajaynaynaa natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal ifaya. Alle ha idiin sahlo dadaalkii aad gasheen, hana idiinka dhigo mid miro-dhal noqda. Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa.

Fariin ku Socota Ardayda Fasalka 4-aad ee Dugsiga Sare (Form Four)

Maanta waxaa bilowday Imtixaanka Dowladda ee Dugsiga Sare, waxaana duco iyo dhiirrigelin u diraynaa dhammaan ardayda Fasalka 4-aad, gaar ahaan ardayda Silver Bridge Schools.

Waa maalmo muhiim ah oo goโ€™aamin doona wejiga xiga ee waxbarashadiinna iyo himilooyinka aad hiigsanaysaan. Ku dadaala kalsooni, degganaan iyo adkaysi, kana faaโ€™iidaysta aqoontii iyo tababarkii aad sannadaha badan soo urursateen. Waxaan idiin rajaynaynaa guul buuxda, natiijooyin lagu farxo, iyo in Alle idinku guuleeyo imtixaankiinna, idinkana gaarsiiyo himilooyinka iyo hamiga aad higsanaysaan. Aamiin.




18/02/2026

Ramadaan Mubaarak dhammaan walaalaha Muslimiinta ah ee ku kala nool daafaha dunida.

20/12/2025

OGEEYSIIS OGEEYSIIS OGEEYSIIS
Annaga oo tixgelineyna wareegtada kasoo baxday WWH&TS - Dugsiyada SILVER BRIDGE SCHOOLS waa fasax laga billaabo 21-ka illaa 25-ka December 2025.
MAHADSANIDIIN.....

In accordance with the notice issued by WWH&TS,
SILVER BRIDGE SCHOOLS will be on holiday from December 21 to December 25, 2025.
Thank you...

21/11/2025

โญ๏ธโœจ HAPPY SOMALI TEACHERSโ€™ DAY
21 NOVEMBER 2025 โœจโญ๏ธ

Hambalyo Hambalyo Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed Qaasatan Macalimiinta SILVER BRIDGE SCHOOLS.

MAHADSANIDIIN ARDAYDA FASALKA F4 2025/2026. MAAMUUSKA SARE AAD NOO SAMEEYSEEN. GUULEEYSTA MARKASTA IYO MEELKASTA.

25/08/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee kagudbay Imtixaanka qaran sigaara Bahda SILVERBRIDGE. Waxaad Sameeyseen dadaad quruxbadan. H**e usocda oo halkaa kasii wada.
Fiiro gaara; Clipkaan waa C/fitaax iyo C/Shakur oo walaalo ah oo iska duubay xiligii ay natiijada Fiirsanayeen. Congratulations....

Photos from Silver-Bridge Schools's post 04/06/2025

Time flies, but memories last forever.
Amiin and Abdishakur stood beside me four years ago in yellow, and today, they do again as graduates-stronger, wiser, and ready for the next chapter.
To all our students about to sit their final exams: we are proud of you. Go and shine.

29/05/2025

๐’๐‡๐€๐€๐‚๐ˆ๐๐“๐€ ๐—๐€๐‘๐”๐Œ๐€๐‡๐€ ๐ˆ๐Œ๐“๐ˆ๐—๐€๐€๐๐Š๐€ ๐…๐€๐’๐€๐‹๐Š๐€ ๐Ÿ–๐€๐€๐ƒ ๐„๐„ ๐’๐€๐๐€๐ƒ ๐ƒ๐”๐†๐’๐ˆ๐˜๐„๐„๐ƒ๐Š๐€ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ’/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

๐€๐ ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ง๐ค๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ. ๐€๐–๐†๐ waxa uu si rasmi ah u shaacinayaa ๐ ๐จ๐จ๐›๐š๐ก๐š ๐š๐ฒ ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐ค๐ฎ ๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ–๐š๐š๐.

Fadlan la wadaag fariintan saaxiibadaa iyo ardayda kale, si ay u helaan goobaha rasmiga ah oo ay imtixaanka ku gali doonaan.

Waxaan u rajeynaynaa ardayda dhammaan guul iyo nasiib wanaag.

24/05/2025

SHAACINTA JADWALKA IMTIXAANKA FASALKA SIDEEDAAD (FASALKA 8-AAD)

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB waxa uu la wadaagayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, maamulayaasha dugsiyada iyo bahda waxbarashada jadwalka imtixaanka Fasalka Sideedaad ee sannad dugsiyeedka 2024/2025.

Guul Wacan!!!!!

10/05/2025

___๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก____

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir waxa uu ku wargelinayaa ardayda, waalidiinta, maamulada dugsiyada iyo dhammaan bahda Waxbarashada in ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ–๐š๐š๐ ๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฌ๐ง๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐š๐ก ๐ญ๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐›๐ž๐ž๐ ๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐Ÿ—/๐ŸŽ๐Ÿ”/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.

Agaasinku waxa uu u rajaynayaa dhammaan ka qaybgalayaasha iyo bahda waxbarashada guul iyo diyaar garow buuxa, waxa uuna ku boorinayaa in ay ku talagalaan taariikhda Imtixaanka loo asteeyay.

๐™’๐™–๐™™๐™–๐™จ๐™๐™–๐™ฆ๐™–๐™ฎ๐™ฃ ๐™’๐™–๐™˜๐™–๐™ฃ

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Ex-Control Bal'ad Street, Huriwa District
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 12:00
Friday 07:00 - 11:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00