Axmed shiikh cabdiraxiim
waa barashada diinta islaamka
Hhhh walee qosol igu ma harin
Saan wax ka farxad badan maajiro
Xariif saan cml diaay u ehsoo qabo hhhh
Wiil ayaa wacay Gabar Saaxibtii aheyd, waxa uuna ku yiri: Babe xageed Joogtaa?. Waxa ey ku tiri: Xabiibi, Aabe iima ogolo in aan soo lugeeyo, waxaa i soo qaaday Darawalkeygii ii gaarka ahaa, Hadda waxaan joogaa Super Market-ka weyn, waxaan sameeysanayay Xoogaa Shopping ah.
Waxa ey ku tiri: Xabiibii Adiguna inteed Joogtaa?. Waxa uu ku yiri: Babe, Bus-ka aad Saaran tahay Kursiga ugu dambeeyo ayaan Fadhiyaa, Lacagtii Bus-kana Anigaa bixiyay ee ha iska dhiibin
Mid Cabtooy ahaa oo ma soome ahaa, ayaa lagu yiri: Sideed jeclaan lehayd in Soonka laga dhigo. Waxaa uu yiri: waxaan Jeclaa lahaa in Sida Koobka Ciyaaraha Aduunka oo kale 4tii Sanaba mar la soomo, kadibna ey Somalidu isaga harto
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Muqdishow
MOGDISHO