5 ta Soomaali

5 ta Soomaali

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from 5 ta Soomaali, High School, Muqdisho.

10/03/2022

waxaa shantii sano ee lasoo dhaafay ku fadhiyay Xildhibaankii ugu saamaynta badnaa Golaha Shacabka, Xildhiban Cabdikarin Khalif Dhalac waa Xildhiban deegaanka uu matalo waxqabadkiisa laga mahdiyay, markalena diyaar u ah in uu matalo una adeego Shacabkiisa iyo deegaankiisa.




09/03/2022

Odawaa iyo Sadaqadii laga been abuurtay, ganacsigana loo badalay

12/02/2022

Musharax Xildhibaan Jawahir Mohamed Ahmed ku dooro;
1. Matalaad degaan iyo mid Qaran
2. Hormarinta adeegyada bulshada
3. Hufaan iyo cadaalad
4. Midnimo iyo wadajir


03/02/2016

Schoolk Abu-hureyra primary and secondary school (Muqdiso somalia ) maanta oo arbaco eh taariikhdunatahay 3/2/2016 waxaa si rasmi eh uga bilowday tartan aqooneedkii waxbarshada kuna tartami doonaan ardada schoolka dhigata waxaa tartanka lagu bilaabay oo nasiib u yeeshay labada fasal ee dariska ah ee form one vs form two

Photos 04/11/2015

ABU HUREYRA primary and secondary school waa dufcadii ugu horeysay oo ka qalin jabisay sanad dugsiyeedka 2014/2015

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Muqdisho
SFAD