Bit18-B Faculty of Computer Science & Technolgy SU

Bit18-B Faculty of Computer Science & Technolgy SU

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bit18-B Faculty of Computer Science & Technolgy SU, College & University, Muqdisho.

Photos 03/01/2015

Essay About my hometown.... enjoy it...

Gues Lecture Materials 28/12/2014

From: Abdullahi Ali Hossein

Sawiradii iyo Power Point kii Guest Lecture ka sidan idin balan qaadaybo waxan kusoo upload gareeyay address ka hoos ku xusan.

Qof kasto oo chance internet ku helo waa uu access gareen karaa waana uu soo dagsan karaa In Sha Allah, xoogaa sawirada waa ay badanyihiin marka Internet ficn ayuu u bahanyahay marka lasoo downlaod gareesanaayo lkn Power Point ka waa uu fudud yahay.

Linkga waa kanaa http://abdifatah.aptc.so In Sha Allah markii aad booqataan link gaas waxaa idin soo bixi doono Page ay ku qorantahay Hadalo yar oo Mahad celin ah kadibna dhanka Hoose waxaan ka download gareesan kartaan Files ka In Sh Allah.

Waxaan idin rajaynaayaa Horumar iyo Waxbarasho wanaagsan meelo kale ayaan ku kulmi doonaa In Sha Allah....

Gues Lecture Materials

Photos 27/12/2014

The second Code of the Project.........

C PROGRAM OF STUDENT DATABASE SYSTEM 27/12/2014

The first Answer of the Project.....

Photos 27/12/2014

C Language, Projects

Simister One 25/12/2014

Liido iyo Daljirka Dahsoon... Simister One-ka.. Xusuus.. All pictures....
Safarku wu dheer yahay gaariguna wa ciriiri, shaqsiyaadka qaar aya cudur daar sameyay oo kaharay gaariga, yaase is gaaray safarku weli wa bilaw Tolow anagoo nabad qaba 2017 si nabad ah gaariga ma uga degi doonaa, mise dadkala cudur daar keesan doona.. bal qof walbow is weydii inaad tahy qofka hari doono iyo in kale????? Allow inago nabad ah Gaariga naga deji 2017

Photos from Bit18-B Faculty of Computer Science & Technolgy SU's post 24/12/2014

Classka BIT18-B oo kaqeyb qaatay bugaag faculty-ga u gaarsiinaayay library-ga si loo xafido dhaxalkii Ustad Hamud (ee aheyd in wax la aqriyo). Waxaa ka mid aheyd aaraa'dooda in qof kastaahi uu gaarsiiyo library-ga buugaag inta uu karo (muqarar ama mid cilmi guud ah) si loo dhiiro galiyo galida iyo wax aqriska library-ga. Aad iyo aad ayuu faculty-gu uga abaal haayaa howshaas ardaydu eey bilaabeen.

23/12/2014

Dood wadaag qaatay mudo 30 daqiiqadood ah o looga hadlaayay qaabka ugu fudud e fasalka maaliyad loogu samen karo.. naladawo wax kamid ah doodaas..

Photos 23/12/2014

JADWALKA

Photos 23/12/2014

Groupska kajiro fasalka.

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Muqdisho