21/04/2018
Xarunta tababarada iyo xirfadaha ee CTC waxay dhawaan qabanaysaa tababar la xariira ''Communication skills'' maalinta Arbacada 25 April 2018 isqorista way socota fadlan kala xariir xarunta waxii faafaahin ah : 0619036050
kaa faaidaysi wacan
31/03/2018
Xarunta tababarada iyo xirfadaha ee CTC ( center for Training and Careers ) waxa ay ugu bishaaraynaysaa dadka jecel in ay bartaan xirfadda Public Speaking in maalinta khamiista 5 April 2018 ay qabanayso Tababar la xariira ( Public Speaking SKILLS ) isqorista way socotaa fadlan kala xariir xarunta Tel : 0619036050 ka faaideysi wacan
26/02/2018
Xarunta tababarada iyo xirfadaha ee ctc waxay qabanysa Training lagu baranayo "Work Life Balance" tababarkan waxa uu ardeyda iyo dadka shaqeeya ka caawinaya sida ay shaqadoda & noloshoda iskugu miisami karaan. Tababarka waxaa la qabanaya Khamiista 1da March. Isqorista kala xariir Tel .No 0619036050 ka faaideysi wacan
30/01/2018
Xarunta Tababarada & Xirfadaha ee CTC waxa ay qabanaysaa Training lagu baranayo "Basic Principles of Human Resource Management" Maalinta Qamiista 1 February.
Waxaa ka faa'iideysan kara qof walba.
Faahfaahinta & Isqorista kala xiriir xarunta 0619036050. Ka Faa'iideysi wacan
08/01/2018
Xarunta Tababarada & Xirfadaha ee CTC waxa ay dhawaan qabanaysaa Training ku saabsan MONITORING AND EVALUATION, waxaana ka faa'iideysan kara qof walba. Faahfaahinta & Isqorista kala xiriir xarunta 0619036050. Ka Faa'iideysi wacan
25/12/2017
Dhalinyarada Jecel in ay helaan aqoon kororsi ku saabsan xirfadda Xiriirka macaamilka iyo Shirkaddaha CARE', Xarunta Tababarada iyo xirfadaha 'CTC' waxa ay qabanaysaa tababar la xiriira SALES MANAGEMENT AND CUSTOMER CARE maalinta Arbacada 27ka December 2017. Isqorista iyo faahfaahin dheeri ah kala xiriir 0619036050
12/12/2017
Hadii aad jeceshahay inaad wax ka badasho noloshaada ama aad barato xirfadda dhiirigalinta nafsiga ee SELF MOTIVATION SKILLS, Xarunta Tababarada CTC waxay qabanaysa Training seminar ku saabsan xirfaddaas maalinta qamiista 14ka December 2017. Faahfaahin iyo Isqoris kala xiriir Tel.no. 0619036050 ama 0619036051 . ka faaideysi wacan
20/11/2017
Hadii aad jeceshahay in aad noqoto hogaan bulsho ama qof leh xirfadda hogaaminta 'LEADERSHIP SKILLS' waxaa muhiim ah in aad barato cilmiga la xirira hogaaminta. Xarunta Tababarada iyo Xirfadaha ee CTC waxa ay ugu bishaaraynaysaa dadka jecel in ay bartaan xirfadda LEADERSHIP SKILLS in maalinta Khamiista 23ka November ay qabanayso tababar la xiriira Public Speaking SKILLS. Isqorista way socotaa kala Xiriir Tel.No: 0619036050. Ka faaideysi wacan
05/11/2017
Hadii aad jeceshahay in aad hesho karti aad bulshada uga hor hadli karto waa in aad barato xirfadda Public speaking. Xarunta Tababarada iyo Xirfadaha ee CTC waxa ay ugu bishaaraynaysaa dadka jecel in ay bartaan xirfadda Public Speaking in maalinta Khamiista 9ka November ay qabanayso tababar la xiriira Public Speaking SKILLS. Isqorista way socotaa kala Xiriir Tel.No: 0619036050. Ka faaideysi wacan
23/10/2017
Hadii aad tahay Shaqo raadis waxa muhiim ah inaad barato sida loo qoro CV qurxoon sidoo kalena aad wax ka barato qaabka la iskugu diyaariyo Job Interview. Xarunta Tababarada iyo Xirfadaha ee CTC waxa ay ugu bishaaraynaysaa dadka jecel in ay bartaan sida loo diyaariyo CV qurxoon, iyo sidoo kale xirfada la xirirta isku diyaarinta waraysiga shaqada ( Job Interview) in maalinta Khamiista 26ka October ay qabanayso tababar la xiriira CV WRITING AND INTERVIEW SKILLS. Isqorista way socotaa kala Xiriir Tel.No: 0619036050. Ka faaideysi wacan
20/10/2017
Asc ,
Dhamaan jimco wanagsan .
maalinimo wanagsan markale isbuuca sosocda dhexdiisa waxaan qaban doonna
""CV writing and Interview skills "
wan so xayeysin doona sacadaha sosocda insha alah kafaidesi wacan .
share dheh o la wadaag saxiibada.
29/07/2017
Xarunta tababarada ee CTC waxay bixinaysaa course ''Project management" oo mudo laba bil ah waxana bixinaya macaliminn qibarad sare u leh maareynta mashruucyada . ma doonaysaa mise ku fakiraysaa dhawaan inad bilowdo mashruuc . hadaba isdiiwangalinta waxay kasocota xarunta .
si macluumad dheeri ah uga hesho course ama isku diiwan galiso
Fadlan booqo la xariir xafiiska .
061-9-036051 ama 856032 booqo xafiiska degmada hodan xaafada taleex dhabarka danbe ee radio danan .