Khalif Ma'o Academy Of Marine
This Page provide any information about our academy and also provide live studies about Marine.
This Page provide any information about our academy and also provide live studies about Marine.
14/11/2017
Baro Mid Ka Mid Ah Halyeeyada Islaamka |Cuthman Ibn Cafaan. Nasabkiisa: Waa Cismaan Ibn Caffan Ibn Abil Caas Ibn Umaya Ibn Cabdil Manaaf… Waxa ay nabiga iskugu imaadaan dhinaca abtirsiinta Cabdi M...
Dhammaan Ardayda Rabto In Aay Ku Biirto Akademiyadda Cilmiga Badda Iyo Qaanuunka Ee Khalif Macow Xassan Oo Ah Heer Jaamacadeed (Bach), Sannad Tacliimeed-ka 2017-2018, Waxaa La Ogeeysiinayaa In Qabashada Araajida Codsiga Ka Qeeyb Galka Imtixaanka Galitaan-ka Aay Socoto, Waxa Aayna Ku Egtahay Tr 01/09/2017.
Shuruudaha Ardayga Laga Rabo:-
1. Shahaadada Dugsiga Sare Asal iyo Koobi.
2. Warqadda Dhalashada Oo Aay Ku Caddahay Maalinta, Bisha & Sanadka Aad Dhalatay.
3. Sawiro Nooc Yada Teesaraha Ah (Afar Xabo) Daaha Dambe Uu Caddaan Yahay.
4. Gal (File) Bir Leh.
FG : Ardayga iyo Waaliid-kiisa Waa Inaay Isla Socdaan Marka La Diiwaangalinaayo.
Wixii Faahfaahin Dheeraad Ah Kala Xariir
Tell: – 61 5522680 / 617337737
Xafiiska Diiwaanhayaha Guud.
BOGA HEY'ADDA CILMIBAARISTA BADAHA SOOMAALIYEED.
Hey'adda Cilmibaarista Badaha Soomaaliyeed - HCBS HCBS is an independent governmental institution with legal personality.
08/01/2017
Shalay oo taariiqda ahayd 07/01/2017 Maalinimo sabti ah waxaa soo booqday Akademiyada wafdi heersare ah oo ka socday Hayada UNDP iyo wasarada Badroolka Soomaaliya, wafdigaan ayaa si wacan u amaanay ardayda Khalif Ma'o Hassan Academy Of Marine Science And International Law iyo Maamulkeeda, ardaydana ku sii dhiiri galiyay inaay sii xoojiyaan heerkooda waxbarasho maadaama aay baranayaan cilmi Dalka iyo Dadka u baahan yihiin,
AKADEMIYADA CULUUMTA BADDA IYO QAANUUNKA DOWLIGA EE KHALIIF MOCOW XASSAN.
-------------------------------------------------------------------------------------
WAA HEER JAAMACADEED AKADEMIYADU KUSOO DHAWAADA BARTA CILMIGA IYO QAAWAANIINTA BADDA, WAXAANU LEENAHAY BAD WEEYN OO AANAN GARANEEYN MARKA WAA INAANU KA FAA'IDEYSANAA BARASHADA CILMIGA IYO QAWAANIINTA BADDA.
WAXAAD KA QAADAN DOONTAA SHAHAADO DOWLI AH OO AH HEERKA KOOWAAD EE JAAMACADDA (BACH) IYO WAXBARASHO TAYO LEH.
Khalif Ma'o Academy Of Marine This Page provide any information about our academy and also provide live studies about Marine.
30/08/2016
Ogeeysiis Ogeeysiis Ogeeysiis
Dhamaan Ardayda Dhameeysay Dugsiyada Sare Waxaa La Ogeysiinayaa Inta jecel Waxbarashada In
Akademiyada Culuumta Badda Iyo Qaanuunka Dawliga Ee Khaliif Mocow Xasan.
Aay Gabo Gabo Mareyso Qabashada Ardayda Dhameeysatay Dugsiyada Sare, Hadaba Yaan Lagaa Buuxin Isqoristu Waa Gabo Gabo.
Waxeey Ku Taalaa D/Cabdicasiis
Wixii Faahfaahin Dheeraad Waxaa Kala Xiriiri Kartaa
Tell:- 61 5522680
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mirinaayo
Muqdisho
SOM
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 02:00 |
| Tuesday | 07:00 - 02:00 |
| Wednesday | 07:00 - 02:00 |
| Saturday | 07:00 - 02:00 |
| Sunday | 07:00 - 02:00 |