Dugsiga Sahan Samo

Call Directions Website

Dugsiga Sahan Samo Call Us;
616003495 Sahan Samo School was established on first July 2015 and it is a member of SAFE umbrella.

BACKGROUND
Sahan Samo School is non-profit educational organization that teaches pupils education with high quality and it is primary and secondary school. VISION STATEMENT
Our school vision is to be earth’s most trusted educational service in Somalia and our students to be world class leaders of tomorrow. SCHOOL SYLLABUS
Our program of study in primary is Kenyan syllabus except Islamic study, Arabic and Somali but in secondary is Somali syllabus.

πŸŽ‰ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! πŸŽ‰Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Naciimo Abukar Caabi Jimcaale , oo ah ardayad dhi...
22/08/2026

πŸŽ‰ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! πŸŽ‰
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Naciimo Abukar Caabi Jimcaale , oo ah ardayad dhigata fasalka 6aad
Class No. 1,
School No. 1,
oo ku guuleystay natiijo aad u wanaagsan oo ah 95.50%. πŸ‘πŸ½πŸ†

"Inta Jahligu jiro guushu waa weli"

πŸŽ‰ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! πŸŽ‰Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ardayad Fadumo Abdullahi Abdi , ardayga Form 3 Cl...
22/08/2026

πŸŽ‰ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! πŸŽ‰
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ardayad Fadumo Abdullahi Abdi , ardayga Form 3
Class No. 1,
School No. 2,
oo ku guuleystay natiijo aad u wanaagsan oo ah 95.43%. πŸ‘πŸ½πŸ†

πŸŽ‰ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! πŸŽ‰Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ikhlaas Hassan Abdullahi, oo ah ardayad dhigata f...
22/08/2026

πŸŽ‰ HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO! πŸŽ‰
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ikhlaas Hassan Abdullahi, oo ah ardayad dhigata fasalka Form 3
Class No. 2,
School No. 3,
oo ku guuleystay natiijo aad u wanaagsan oo ah 94.24%. πŸ‘πŸ½πŸ†

10/07/2026

Ψ§Ω†Ψ§ Ω„Ω„Ω‡ ΩˆΨ§Ω†Ψ§ Ψ§Ω„ΩŠΩ‡ Ψ±Ψ§Ψ¬ΨΉΩˆΩ†
Allaha Unaxariisto waxaa xalay xilli danbe geeriyooday Ahmed Rage oo ah Aabaha dhalay Abdimalik A. Rage Maamulka Dugsiga Sahan Samo

Dhammaan maamulka , macallimiinta, waalidiinta iyo ardayda waxa ay tacsi udirayaan qaraabada uu kabaxay Allaha Unaxariisto Axmed raage
Samir iyo iiman Allaha Naga Wada siiyo.

Hambalyo Maalmaha Xoriyadda
30/06/2026

Hambalyo Maalmaha Xoriyadda

πŸŽ‰ Hambalyo Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee Fasalka 4-aad! πŸŽ‰Waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan ardayda Soomaali...
25/06/2026

πŸŽ‰ Hambalyo Dhammaan Ardayda Soomaaliyeed ee Fasalka 4-aad! πŸŽ‰

Waxaan hambalyo diirran u diraynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleystay imtixaanka Fasalka 4-aad. Guushan waa mid ka dhalatay dadaal, sabir iyo karti aad muujiseen intii lagu jiray sannad-dugsiyeedka.

Waxaan idiin rajaynaynaa guulo kale oo badan, horumar joogto ah iyo mustaqbal ifaya. Sii wada dadaalka iyo waxbarashada wanaagsan.

14/06/2026

Guushu waxay ka bilaabataa inaad si daacad ah u gudato waajibaadkaaga, xitaa marka aan cidina ku fiirinayn. πŸ’ͺπŸ–€

11/06/2026

Qalin jebiyaasha sanadkaan ee Dugsiga Sare 2025-2026.

20/03/2026

α–΄α—©α–‡IIα‘Ž α•Όα—©α—°α—·α—©α’ͺYO α‘•IIα—ͺ α—°α‘Œα—·α—©α—©α–‡α—©K

Maamulka Sahansamo Primary and Secondary School wuxuu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, macallimiinta iyo guud ahaan bulshada Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidda.

Maamulka dugsiga, waxaan Alle ka baryayaa in uu naga aqbalo acmaashii suubanaa, kana dhigo ciiddaan mid farxad, nabad iyo barwaaqo ku soo kordhisa dhammaanteen.

Sidoo kale, waxaan rajaynayaa in ardaydu ay ku soo laabtaan dugsiga iyagoo caafimaad qaba, maskax furnaan leh, una diyaar ah sii wadidda waxbarashadooda.

Ciid Mubaarak!

β€” Maamulka Sahansamo Primary and Secondary School
Hassan Dhere

28/02/2026



wa.me/252618459995

Address

Muqdisho
BN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Sahan Samo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category