Sama Baahiye

Sama Baahiye

Share

(وَٱعْبُدْ رَبَّكَ حَتَّىٰ يَأْتِيَكَ ٱلْيَقِينُ)

09/09/2022

Waxa ay boqorad ahayd 70 sano iyada oo gaal ah.😥
Waxa ay boqorad ahayd 70 sano iyada oo gumeysanaysa awoowayaasheen iyo ayeeyooyinkeen 1952-1960.😡
Waxa ay boqorad ahayd iyada oo aminsan diinteeda kirishtanka ah oo aanan calmaani iyo mulxid midna ahayn.😥
Waxa ay boqorad ahayd iyada oo taajka madaxa u saaran iyo dahabka ay xirnayd uu ahaa mid lasoo dhacay!😂
Waxay ahayd kaligeed-taliso xukunka haysatay 70 sano.😂

"Bal maxaa kaa galay ninyahow habartan geeryootay?!
Ma godkaad furaash iyo u dhigi gogol la maamuusay?!"
-cabdiqani agabeeye.

09/09/2022

Jumca wacan.
Aan ku salino nabigeenna muxamed ﷺ.

09/09/2022
08/09/2022

"Ar hooy dalabka quruxsada
Arsaaq waynaloo qoray eh."

bacaadle.

07/09/2022
07/09/2022

Heesta Hooyoy Macaan | Codka Mk Anshax.
Hooyo Ifka Hibo Ku Noolow, Aakhirana Halkii Roon.

19/08/2022

Waa kuma nabi ciise cs?

11/08/2022

Salaad la'aan Nolosha Macno ma lahan.

11/08/2022

Fadliga Maalinta Jimcaha | Sh Mustafe.

07/08/2022

غزة تحت القصف.
اللهم انصر إخواننا في فلسطين.
.

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu
Muqdisho