Mogadishu International School

Mogadishu  International School

Share

MOTTO: Knowledge provides opportunities
Mogadishu Somalia
Location:Taleeh Hodan District,Abdi Kassim Road
Tel:0612334151/0612334676/0612335873
Email English 7.

MOTTO: Knowledge provides opportunities
Mogadishu Somalia
Location:Taleeh Hodan District,Abdi Kassim Road
Tel:0612334151/0612334676/0612335873
Email: [email protected]

ACADEMIC LEVELSQURANIC SCHOOL FOR TWO YEARS KINDERGATEN SCHOOL, PRIMARY, SECONDARY AND ADULT SCHOOL. NURSERY SCHOOL,
1.Quran 6.science
2. Somalia. 7.Social studies
3.Arabic 8.Reading stories(children stories)
4.Math 9.p

Photos from Mogadishu  International School's post 16/08/2026

Kulankii 1-aad ⚽🔥

AFRICAN SCHOOLS FOOTBALL CHAMPIONSHIP – NATIONAL PHASE SOMALIA 2026 🇸🇴🏆

Ciyaartii 1-aad ee Mogadishu International Schools (MIS) waxaa la ciyaarnay Al Muxram School. Waxay ahayd ciyaar aad u xamaasad badan, labada kooxoodna waxay muujiyeen dadaal iyo tartan adag.

Ugu dambeyn, kulanka wuxuu kusoo dhammaaday 0–0 🤝⚽.

Waxaan rajeynaynaa in kulanka xiga aan kasoo qaadanno guul, Insha Allah 🤲🏆.

Guul ayaan rajeynaynaa, MIS! 💙🔥

16/08/2026

Dhammaan ardayda iyo waalidiinta Mogadishu International School, waxaan idiin xasuusineynaa in ku dhagganaanta iyo mideynta Uniform-ka (dareeska dugsiga) ay tahay wax waajib ku ah dhammaan ardayda.

Mideynta muuqalka dugsiga waxay dhiirrigelisaa nidamlada, isku duubnida, iyo sinaanta dhammaan ardayda dhexdeeda. Fadlan ka dhiidhiya inaad ilaalisaan xeerarka iyo hab-raaca uniform-ka dugsiga maalin kasta.
wadajir ayaynu ku gaari karnaa jawi waxbarasho oo edeb iyo nidaam leh! ✨

-kaDugsiga

13/08/2026

Kalmadda Aasaasaha Guud

Mudane Cabdifitah Adan M. Omar, Aasaasaha Guud ee Mogadishu International Schools, ayaa ka jeediyay kalmad qiimo badan munaasabadda Qalin-jabinta Dufcadda 19-aad ee Qur’aanka Kariimka iyo Hingaadda, iyo Dufcadda 21-aad ee Xannaanada.

Waxa uu hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan ardayda qalin-jabisay, isagoo ku ammaanay dadaalkooda, adkaysigooda iyo horumarka ay ka sameeyeen waxbarashada iyo barashada Qur’aanka Kariimka.

Sidoo kale, waxa uu mahadcelin u jeediyay waalidiinta, macallimiinta iyo maamulka dugsiga, kuwaas oo door weyn ka qaatay tarbiyadda iyo waxbarashada ardayda.

Ugu dambayn, Mudane Cabdifitah Adan M. Omar waxa uu ardayda kula dardaarmay inay sii wadaan dadaalka, aqoonta iyo akhlaaqda wanaagsan, si ay mustaqbalka ugaalin muuqata uga qaataan horumarka dalkooda iyo bulshadooda.

11/08/2026

Waalidiinta sharafta leh, Mogadishu International Schools waxay idin ogeysiinaysaa in Uniform-ka gabdhaha laga heli karo Dugsiga Dhexe & Sare.
Mogadishu International Schools – Waxbarasho tayo leh, akhlaaq iyo mustaqbal wanaagsan.

11/08/2026

Barnaamij ka hadlayo Dhaqanka Wanaagsan 🌟

Koox wiilal ah oo ka socota Xannaanada Mogadishu International Schools ayaa soo bandhigay barnaamij qurux badan oo ka hadlayo muhiimadda dhaqanka wanaagsan, akhlaaqda iyo edebta. 🌿✨

👏 Hambalyo carruurteenna yaryar!

10/08/2026

Nashiiido Qur’aan ah oo Af-Carabi ah 🎙️📖

Koox wiilal ah oo ka socota Taxfiidka Wiilasha ayaa si qurux badan uga qayb qaatay Xafladda Qalin-jabinta Dufcadda 19-aad ee Qur’aanka Kariimka iyo Hingaadda, iyo Dufcadda 21-aad ee Xannaanada ee Mogadishu International Schools.

🎓📖 Hambalyo dhammaan ardayda qalin-jabisay, gaar ahaan xifdiyeyaasha Qur’aanka Kariimka. ❤️

09/08/2026

🎉 Hambalyo, hambalyo! 🎉

Hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardaydeena Mogadishu International Schools oo ku guuleystay natiijooyin wanaagsan. 👏📚🎓

Guushiinnu waa sharaf iyo farxad noo wada ah. Waxaan idiin rajaynaynaa guulo waaweyn iyo mustaqbal ifaya! 🌟

09/08/2026

🎓 Hambalyo Ardeydeena! 🌟

Waxaan si kal iyo laab ah ugu hambalyaynaynaa ardaydeena dadaalka iyo guusha ay ka gaareen waxbarashada, iyagoo ku guulaystay natiijooyin aad u wanaagsan. 👏📚

Guushu waa miro ka dhasha dadaal, adkaysi iyo dadaal joogto ah.
Hambalyo dhammaan ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta! ❤️🎉

09/08/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaan ardayda Mogadishu International Schools, ee maanta si guul leh uga gudbay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad

# #

09/08/2026

Kalmad qiimo badan oo ay jeedisay mid kamid ah hooyooyinka carruurtooda dhigta Mogadishu International Schools, iyadoo ka hadashay dadaalka dugsiga, macallimiinta iyo kaalinta waxbarashadu ku leedahay mustaqbalka carruurta. ❤️🎓

Waxay sidoo kale hambalyo iyo bogaadin u dirtay dhammaan ardayda munaasabadda qalin-jabinta.

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Location:Taleeh Hodan District, Abdi Kassim Road
Muqdisho
LLOCATION:TALEEHHODANDISTRICT,ABDIKASSIMROAD

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00