Iid cabdi macalin

Iid cabdi macalin

Share

#iid cabdi

28/03/2024
Photos from Iid cabdi macalin's post 03/11/2023

Laamida oo dayac tir lagu samaynayo oy shaqadeedu marayso

Photos from Iid cabdi macalin's post 03/11/2023

Alxamdulilaah caawa waxaa ka da,ay qabalaha hariir iyo agagaarkiisaba roob mahiigaan alx waa barwaadii ilaahay een inbadan wada sugaynay

Photos from Iid cabdi macalin's post 31/10/2023

Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo Hampalyo waxaan halkan uga hambalyeynayaa wllky cabdulaahi faarax iyo marwadiisa xamda oo arooskoodu kadhacay qabalaha hariir ee dagmada shaygoosh guurkiinu guur khayrle

23/10/2023

Alxamdulilaah gaaladii Israel 🇮🇱 oo baro kac ah illaahaw jabi gaalada oodhan muslimiintana ☪️ quwee yaa Allah aamiin

Photos from Iid cabdi macalin's post 27/09/2023

Caawa waa habeenkii dhalashada nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw dhamaan asxaabta aan kuwada salinno nabigeena ruuxii kusaliya Hal Mar aha ruuxii kusaliya nabigeena toban jeer yaa lagu saliye إذ مرة من يصل عشر الحسيب

25/09/2023

Kusaliya nabigeena muxamad scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

25/09/2023

Geedkaan Magiciisa yaa yaqaaana hadaad taqaanaan commentiga noogu soo reeb

25/09/2023

Jacfar sheikh mahamed Ahmed oo kahadlay misjidka cilmi dheere

23/09/2023

Arooryo suuban dhamaan asxaabta meel kastood daafaha dunida kajoogtaan waan idin salaanay

17/09/2023

Allahayaw dariiqada quwee daa,im abidkaaye

13/09/2023

Gabaygii ceebdiid ee uu curiyey (tiriyey) abwaan faysal ee ahaa hiil wlltinimo ee u ku garab istaagayey xaq udirirka ssc oo u ku qeexay abwaanku inaynan ahaan doonin dagaalku dhulbahante oo kali ahee amba harti kali ahee uu noqon doono daarood oo dhan

Want your school to be the top-listed School/college in Muqdisho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Jidka 3
Muqdisho
HALEEL