18/08/2026
Qaar ka mid ah ardayda Umul-Qura Boarding School oo gudanaya Salaadda Casar
Waxaan ku dadaalnaa in ardaydu helaan waxbarasho iyo tarbiyad isku dheelli tiran, si ay u noqdaan jiil leh aqoon, akhlaaq iyo masuuliyad.
🌿 Umul-Qura Boarding School — Hoyga Waxbarashada iyo Barbaarinta Ubadka.
17/08/2026
Aynu ku dadaalno camal wanaagsan, cibaado iyo wax kasta oo Alle SWT raalli ka yahay. 🤲🏽
15/08/2026
Waxaan si gaar ah ugu faraxsanahay guusha ay gaareen ardayda Umul-Qura Boarding School, taas oo ka dhalatay dadaal, adkaysi iyo juhdi ay muujiyeen intii ay ku jireen waxbarashada.
👏 Hambalyo ardayda, waalidiinta iyo macallimiinta!
🌟 Guushu waa miro ka dhasha dadaal iyo diyaar-garow wanaagsan.
Umul-Qura Boarding School — Waxbarasho Tayo Leh, Mustaqbal La Dhiso.
14/08/2026
🌙 جمعة مباركة 🤍
قال الله تعالى:
﴿إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾
[الأحزاب: 56]
13/08/2026
Umul-Qura Boarding School waa goob ay isku dhafan yihiin waxbarasho tayo leh, tarbiyad wanaagsan iyo horumar, iyadoo loo diyaariyey ardayda jawi ku habboon barashada iyo kobcinta kartidooda.
📚 Halkan waxaan ku dhiseynaa aqoonta, akhlaaqda iyo mustaqbalka jiilka Soomaaliyeed.
Umul-Qura — Halka Mustaqbalka Lagu Dhiso.
11/08/2026
🖥️ Computer Lab-ka Umul-Qura waa goob ay ardaydu ku bartaan adeegsiga kombiyuutarka iyo xirfadaha tiknoolajiyadda, iyagoo helaya fursad ay ku kobciyaan aqoontooda iyo kartidooda.
📚 Aqoonta maanta waa furaha fursadaha berri.