Al-abaadir educational institute branch tabeelaha

Al-abaadir educational institute branch  tabeelaha

Share

Page-kaan waa page usameysan kahadalka waxbarashada iyo wax qabadka ardayda

Photos from Al-abaadir educational institute branch  tabeelaha's post 26/12/2025

Hambalyo hambalyo hambalyo
Maamulka iyo macalimiinta iskuulka Al-abaadir Garasbaalaey waxa ay tahniyad aroos hawada u marinaayaan
Ustaad Abshir cali kheyre iyo

๐Ÿ’ฏโค๏ธ๐Ÿฉตโฃ๏ธ

marwadiisa Maa'ido sakariye

oo arooskoodu uu ka dhacay magaalada muqdisho gaar aahan dagmada garasbaaley taariiqduna ay tahay maanta ok ku beegan 26/12/2025.
Ilaahay haka dhigo kuwii isku waara oo ubad kheyrleh kala hela.
Amiin Amiin Amiin

Photos from Al-abaadir educational institute branch  tabeelaha's post 20/08/2025

Maanta oo ahayd ARBACO waxaa si nabad ah inoogu soo dhammaaday tartan aqooneedkii inoo soo bilowday 05/03/2025 waxaan mahad iska leh Alihii inoo suurageliyey inaan soo gaarno maanta waxaanna tartanka guushiisa raacday JOINT TEAM waxaan leenahay hamplyo hamplyo

Photos from Al-abaadir educational institute branch  tabeelaha's post 16/07/2025

Sawirada tartanka maanta

05/06/2025

Ciid Wanaagsan! Dhammaan Ardayda, Macallimiinta, Maamulka, Waalidiinta, Umadda Somaaliyeed & Muslimiinta Caalamka Oo Dhan Ciid Wanaagsan.
HAMBALYO! HAMBALYO! CIID WANAAGSAN

Photos from Al-abaadir educational institute branch  tabeelaha's post 22/05/2025

Sawirada shali ee tartanka

29/03/2025

๐‚๐ข๐ข๐ ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค.

Dhammaan ummadda islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed waxaan idin kugu hambalyeyneynaa munaasabadda ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐…๐ข๐ญ๐ซ๐ข๐ ๐š.

Waxaan sidoo kale Alle ka baryaynaa inuu innaga aqbalo soonka, salaadda, iyo ducada aan ku dadaalnay bishii Ramadaan, Ilaahay soonkaan soonkiisa kale nabad iyo caafimaad ha nagu gaarsiiyo.๐Ÿคฒ

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป.

Photos from Al-abaadir educational institute branch  tabeelaha's post 06/03/2025

Shalay oo arbaco ahayd waxaa si habsami leh noogu daahfurmey tartan aqooneedka bisha barakeysan ee ramadaan waxaan ku tartamaayay labada guruub ookala ah
TOGETHER VS JOINT TEAM

04/03/2025

TARTAN AQOONEEDKA BUSHA BARAKEYSAN EE RAMADAN

03/03/2025

Waxaa goordhow inoo bilaaban doona tartanka bisha barakeysan ee Ramadan

Photos from Al-abaadir educational institute branch  tabeelaha's post 14/02/2025

Xafladda heer sare loo soo agaasimay ayaa loo qabtay arday ka qalin jabinaysay Branch Al-abaadir sony -k ku waa soo dhammeystay English iyo caafimaad xafladaasoo ka dhacday beerta banaadir dufcadii 12aad taariiqdana ku astaysnayd: 13/02/2025. Hambalyo Al-abaadir family

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59