17/09/2026
Faculty of Medicine & Health Sciences ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waxay ardayda ku qalabayn doontaa aqoon, xirfado iyo tababar wax-ku-ool ah oo ku saabsan caafimaadka, daryeelka bukaanka iyo cilmiga caafimaadka, iyadoo isku-daraysa waxbarashada aragtiyeed, tababarka practical-ka ah ee shaybaarrada casriga ah iyo tababarka clinical-ka ah ee isbitaallada.
Haddaba, haddii aad rabto inaad fahanto sida aqoonta caafimaad loogu beddelo daryeel tayo leh, sida loo horumariyo xirfadaha caafimaad iyo sida xirfadlayaasha caafimaadku uga qayb qaataan caafimaadka iyo horumarinta bulshada, ka bilow mustaqbalkaaga ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ oo ka mid noqo bulsho ku suntan tacliin tayo leh, cilmi-baaris, hal-abuur, xallinta dhibaatooyinka iyo horumarinta xirfadaha lagama maarmaanka u ah mustaqbalka.
Nagu soo booqo xarumaheenna, hana seegin fursadda aad ku dhisan lahayd mustaqbalkaaga:
๐ ๐๐๐ซ๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Villa Baidoa, Wadajir District, Mogadishu, Somalia
๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ '๐๐ฅ๐ฆ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM6, Hodan District, Mogadishu, Somalia
๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ค๐ฆ๐๐ก ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ: Afgoye Road, KM13, Kaxda District, Mogadishu, Somalia
Wixii faahfaahin dheeraad ah, nagala soo xiriir WhatsApp-ka: +252 613 311 119 / +252 771 719 934 ama booqo website-ka Jaamacadda: https://hu.edu.so/programmes