IMPROVING KNOWLEDGE OF STUDENTS IKOS

Call Directions Website Contact the school

IMPROVING KNOWLEDGE OF STUDENTS IKOS URURKA IKOS WAA URUR LOO AASAASAY HORMARINTA ARDAYDA SOOMAALIYEED KU XIRNOOW WAQTI KASTA IYO MEEL KA

Ciid wanaagsan dhamaan bulshada soomaaliyeed.Sanadkan sanadkiisa allaha nagu gaarsiiyo nabad, baraare iyo caafimaad qab....
01/05/2022

Ciid wanaagsan dhamaan bulshada soomaaliyeed.
Sanadkan sanadkiisa allaha nagu gaarsiiyo nabad, baraare iyo caafimaad qab.
كل عام وانتمً بخير.

Bahda IKOS waxey Hambalyo ku aadan Munaasabada 15 May, u direysaa Dhamaan Dhalinta Soomaaliyee.Dhalintu Waa Aasaaska Bul...
15/05/2019

Bahda IKOS waxey Hambalyo ku aadan Munaasabada 15 May, u direysaa Dhamaan Dhalinta Soomaaliyee.

Dhalintu Waa Aasaaska Bulshada......

05/05/2019

Ramadaan Mubaarak

Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed munaasabada 1 July, oo ah maalinta eey xornimada qaadeen gobaladda koonfureed iyo mi...
30/06/2018

Hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed munaasabada 1 July, oo ah maalinta eey xornimada qaadeen gobaladda koonfureed iyo midowkii labadda gobol markale Hambalyo...

16/05/2018

Ramadan Mubaarak Dhamaan muslimiinta....

ADIGA MATAHAY QOF ABUURAN KARA WADDO UGAAR AH SI AAD U GUULEYSATO? Marka aan dooneyno in aan abuurano waddo inoo gaar ah...
09/02/2018

ADIGA MATAHAY QOF ABUURAN KARA WADDO UGAAR AH SI AAD U GUULEYSATO?

Marka aan dooneyno in aan abuurano waddo inoo gaar ah waxyaabo badan ayaa nagu qasbi kara, sida in aan caqabada kala kulano gaarista hadafkii aan kalaheyn nolasheyna arintaasna eey sabab u tahay waddada aan u mareyno oo ah mid aan inoo qalmin inoona saamaxeynin ka mira dhalinta hadafkeena.
dadka badankooda xiliyadaas wey niyad jabaan halka in kale oo badan eey sameystaan wado u gaar ah iyagoo ka weycanayo dhamaan wixii caqabada ku ahaa, sida dhaqamada xun xun, asxaabta aan jecleen hormarkeena, waxyaabaha dib u dhaca u keena hamiga sare iyo dhaqamo kale oo kaa hor istaagayo gaadhista hadafkaaga. hadaba waxaa qasab ah in aad u marto ka mira dhalinta hadafkaaga waddo walba si aad u hesho waddada guusha.....

W/Q: Umulkhayr Mohamed

MAHADSANIDIIN....

Improving Knowledge Of the Students {IKOS}

Address

Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 09:00 - 15:00
Tuesday 09:00 - 15:00
Wednesday 09:00 - 15:00
Thursday 09:00 - 13:00
Saturday 09:00 - 15:00
Sunday 09:00 - 15:00

Telephone

+252615295922

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IMPROVING KNOWLEDGE OF STUDENTS IKOS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to IMPROVING KNOWLEDGE OF STUDENTS IKOS:

Shortcuts

Share

Category