Dugsiyada Imam-Malik

Dugsiyada Imam-Malik Ugu soo hagaag Dugsiyada Imam-Malik Aqoon iyo Akhlaaq

Hambalyo! Anisa Abdullahi Warsame oo ka qalinjebisay Jaamacadda Jobkey University .Guuleyso inta kuu dhiman 👑🎓✍️👏
02/01/2026

Hambalyo! Anisa Abdullahi Warsame oo ka qalinjebisay Jaamacadda Jobkey University .

Guuleyso inta kuu dhiman 👑🎓✍️👏

Hambalyo! Dr Hafsa Ahmed Adan oo ka qalinjebisay Jaamacadda Jazeera University .Alla haku barakeeyo 🤲✍️
01/01/2026

Hambalyo! Dr Hafsa Ahmed Adan oo ka qalinjebisay Jaamacadda Jazeera University .

Alla haku barakeeyo 🤲✍️

Hambalyo! Dr. Nafisa Xiireey Shire Afrax oo soo ka qalinjebisay Jaamacadda Plasma University .Guulo badan ayaan alle kaa...
01/01/2026

Hambalyo! Dr. Nafisa Xiireey Shire Afrax oo soo ka qalinjebisay Jaamacadda Plasma University .

Guulo badan ayaan alle kaaga tuugeynaa 🤲

🎓 Hambalyo 🎉Qaar kamid ah ardadii ka aflaxday Dugsiyada Imam-Malik oo ka qalinjebiyey Jaamacadda Islamic University - So...
24/12/2025

🎓 Hambalyo 🎉

Qaar kamid ah ardadii ka aflaxday Dugsiyada Imam-Malik oo ka qalinjebiyey Jaamacadda Islamic University - Somalia الجامعة الإسلامية - الصومال

Ardaydaas waxaa kamid ah:

• Ruweyda Garaad Cabdikariim
• Cabdulqaadir Yaasiin Yuusuf
• Ismaaciil Cali Cumar

Waxaan leenahay: cilmigiinna Alle ha barakeeyo, hana idiinka dhigo kuwo guuleysta oo anfaca ummadda. 🤲✨

Hambalyo mar kale! 🎓👏

23/12/2025
22/12/2025

Alla ha u naxariisto Ahmednor Hassan Mohamed Ugas oo maanta si gardarro ah loogu dilay xaafadda Odweyne - Dayniile.

Ahmednor wuxuu ka tirsanaa dufcaddii 16'aad ee Dugsiyada Imam-Malik 2023/2024.

Sabar iyo iimaan alla haka siiyo dhamaan qoyska iyo qaraabada.

🎓 HAMBALYO HAMBALYO🎓Dhamaan bahda Dugsiyada Imam-Malik waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan gabadheenna Dr. Aisha Ab...
20/12/2025

🎓 HAMBALYO HAMBALYO🎓

Dhamaan bahda Dugsiyada Imam-Malik waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan gabadheenna Dr. Aisha Abdirahman oo si guul leh u soo gebagabeysay waxbarashada heerka labaad ee jaamacadda (Master degree).

Dr. Caaisha waxay ka mid ahayd dufcaddii 6aad ee ka aflaxday Dugsiyada Imam-Malik sanad-dugsiyeedkii 2013–2014, waxaana ay ku takhasustay qalliinka neerfayaasha (Neurosurgery), taas oo ay ka diyaarisay Jaamacadda Qaahira جامعة القاهرة Cairo University

Waxaan Alle uga baryeynaa Dr. Caaisha guul, barako, cilmigeeda oo ummadda anfaca, iyo mustaqbal ifaya.

✨ Hambalyo mar kale Dr. Aisha! ✨

🎓 HAMBALYO & GUUL 🎓Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan gabadheenna Dr. Asli Bilan Mohamed  oo si guul leh u difaacat...
19/12/2025

🎓 HAMBALYO & GUUL 🎓

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan gabadheenna Dr. Asli Bilan Mohamed oo si guul leh u difaacatay buugga qalin-jebinta heerka labaad ee jaamacadda (Master degree).

Dr. Asli waxay ka mid ahayd dufcaddii 6aad ee ka aflaxday Dugsiyada Imam-Malik sanad-dugsiyeedkii 2013–2014, waxaana ay ku takhasustay daaweynta xanuunnada haweenka (Gynecology & Obstetrics), taas oo ay ka diyaarisay Jaamacadda Qaahira جامعة القاهرة Cairo University

Waxaan Alle uga baryeynaa Dr. Asli guul, barako, cilmigeeda oo ummadda anfaca, iyo mustaqbal ifaya.

✨ Hambalyo mar kale Dr. Asli! ✨

Hambalyo gabdhaheenna, Aamina Cali & Xafsa Cabdulmuciid oo dhameeyey waxbarasgadii jaamacadda. Amuun Ali Fulute & Seorit...
18/12/2025

Hambalyo gabdhaheenna, Aamina Cali & Xafsa Cabdulmuciid oo dhameeyey waxbarasgadii jaamacadda.
Amuun Ali Fulute & Seorita Pea

Cilmi baraka leh ✍️🎓🤲🤲

Address

Black Sea Agagaarka Shiirkole/Howlwadag
Mogadishu
TELL:658283

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252615717799

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiyada Imam-Malik posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiyada Imam-Malik:

Shortcuts

Share

Category