๐ STI ayuu ka bilaabay, maanta waa Technical Director.
Mid ka mid ah ardaydii ka aflaxday Siraj Technical Institute (STI) ayaa maanta ah Technical Director-ka Safe Technology Solutions , kaddib markii aqoontii iyo xirfaddii uu bartay u horseedeen horumar xirfadeed.
STI โ Baro xirfad maanta, oo ku shaqo tag berri.
Siraj Technical Institute
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siraj Technical Institute, Education Website, ๐Degmada Hodan Interlock Taleex Agagaarka Mabaax, Mogadishu.
Siraj Technical Institute provides hands-on technical and vocational training in electrical systems, solar energy, AutoCAD, security systems, mobile repairing, and refrigeration technologies.
Ardayda Home Electrical Wiring & Installation waxay goobta shaqada ku kasbanayaan khibrad dhab ah oo u diyaarinaysa mustaqbalkooda xirfadeed.
17/08/2026
โ๏ธ Waxaan soo kordhinnay Koorso Cusub!
Ku soo biir AC Repair & Installation Course oo si practical ah u baro rakibidda, dayactirka iyo cilad-bixinta AC-yada.
๐ ๏ธ 100% Practical Training
๐ Is-diiwaangelintu way furan tahay.
โณ Boosasku waa xaddidan yihiin โ iska diiwaangeli maanta!
๐ WhatsApp: +252 611 011 138
Maanta waa Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada.
STI, waxaan dhallinyarada ku tababarnaa xirfado 100% Practical ah si ay aqoonta ugu beddelaan shaqo iyo mustaqbal.
๐ Dhallinyaro xirfad leh, mustaqbal dhisan.
10/08/2026
โ๏ธ Maxaad noqon kartaa marka aad barato Solar PV?
Koorsada Solar PV Design & Installation waxay kuu furaysaa xirfado kala duwan sida Solar PV Designer, Solar Installer, Solar Technician iyo Solar Maintenance Technician.
๐ Baro xirfad maanta, oo ku shaqo tag berri.
Koorsada Solar PV Design & Installation waxaad si practical ah ugu baranaysaa naqshadaynta, rakibidda iyo habaynta nidaamyada Solar-ka.
๐ STI โ Aqoon la taaban karo, xirfad lagu shaqaysto.
09/08/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Sumaya Xasan Abshir, Balqiisa Maxamed Cumar, iyo Axmed Cabdinaasir Cabdullaahi oo kaalmaha h**e ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8แตแตแต ee uu qaaday Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Waxaan sidoo kale hambalyada la wadaagaynaa dhammaan ardayda ku guuleysatay imtixaanka, waalidiintooda, iyo macallimiintooda. Waxaan idiin rajaynaynaa guulo hor leh, horumar iyo mustaqbal ifaya.
Mid ka mid ah ardaydeenna bartay Solar PV Design & Installation, kana qayb qaatay dhowr Internship, ayaa ka sheekeynaya khibraddiisa iyo waxa uu STI kaga duwan yahay goobaha kale ee waxbarashada.
๐ STI โ 100% Practical Training.
"I tus oo i taabsii" waa habka waxbarashada ee STI.
๐ 100% Practical Training
๐ผ Baro xirfad, ku diyaar garow suuqa shaqada.
04/08/2026
Is-diiwaangelinta Fasallada August waxay ku dhowdahay inay xirmato. Ka faa'iidayso fursaddan oo ku biir tababarro 100% practical ah oo kuu diyaarinaya suuqa shaqada.
๐ WhatsApp: +252 611 011 138
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
๐Degmada Hodan Interlock Taleex Agagaarka Mabaax
Mogadishu
252