Somali Technical & Training Institute

Somali Technical & Training Institute

Share

Waxaad Halkaan ka baraneysaa Dhamaan Qeybaha Kala Duwan Ee Xirfadaha
Caafimaadka, Saxaafada. Luuqad

10/03/2024

Ramadan Mubarak to the Muslims May Allah give us peace, happiness and contentment this month. May Allah accept our prayers and most of all May Allah forgive us for all our sins and admit us all to Jannah.

21/08/2023

Barashada computer 🖥 is qorista waa ay socotaa ee horay u gaar.

26/04/2023

Dhamaan bahda jecel waxbarashada waxan ogeysiineynaa in Somali Technical & Training Institute (STTI) uu bilaabi doono fasalo cusub oo loo qaadan doono korsooyinka meesha ku xusan wixii faahfaahin ah la xariir
616 09 94 70/613 39 61 72/615 00 01 73
/615466401
F:G: machadka waxa uu ku yaalaa Degmada wadajir gaar ahaan xaafadda xasan hilaac

18/01/2023

Stickesr lagu barto xirfadda cilaanka waa diyaar

03/01/2023

Ogeysiis
Dhamaan bahda jecel barashada xirfadaha cilaanka iyo make-upka waxan ogeysiineynaa in aan bilaabi rabno koorsooyinkas oo soconayo mudo 3 bilood waxayna bilaabmi doontaa 7/1/2023.
Is qorista waxa ay ka socotaa machadka STTI oo ku yaala degamada wadajir gaar ahaan xaafadda xasan hilaac wixii faah faahin ah la xariir
616 09 94 70/ 613 39 61 72/615 00 01 73

07/11/2022
Photos from Somali Technical & Training Institute's post 03/11/2022

Machadka STTI Waxa qaadan doonaa fasalo cusub oo lagu baranayo xirfadda cilaanka mudo 3 bilood
Machadka waxan uu ku yaalaa demada Degmada wadajir gaar ahaan xafadda xasan hilaac wixii faah faahin ah wac
616099470/615000173/613396172

30/10/2022

Ardayad ka mid ah ardayda wax ka barata machadka STTI xirfadda cilaanka oo soo sameystay practic.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hassan Hilaac
Mogadishu