8-MAARSO.
Hooyooyin iyo abaayayaal, Xaasakeena iyo gabdha Soomaliyeed waxaan idinku Hambalyeeynaa malina Caalamiga ah 8 MAARSO uu dal-walba la dabaal dagayo gabdhahiisa.
La'aantiin dunida hormar k**a jireen, awoodana laguma tartameen hadii uusan haween jirin.
Malinta qiimaha badan ee 8 MAARSO ayaan idin leeyahay Hambalyo, ummad walba jiritaankeeda haweenka ayaa saldhig u ah.
WAN IDIN JECELAHAY GABDHAHA SOOMALIYEED.
Sahan Training center
Sahan training page will perform you what ever exploring from expert of scientist, but u can post this page something relating with science education etc.
Operating as usual
Qolka Cali Muufo waxaa kasoo dhex socdo Liban Qoono kaliya ayaa naga kaafin karo.
Qoono wixii uu noo sheegay 45 minute ka hor ayaa Cali Muufo run uga dhigay nin iska shaqaysanaa lkn ujeedku waa Ufuroow in laga Gudomiyaha Gobolka Hiiran.
Hiiran State
Hadii aad timaado Isbitaalka CUMAR DHUULE qeybta wiistada haweenka iga soo mar gabareey.ππ.
Reer Hiiraan hardan iyo imtixaanka nolosha waxa ay kala sinaan jireen ummada Soomaliyeed,
sida amni darada, abaaraha, fatahaadaha, rabshadaha hubeysan dilalka kala duwan.
Lkn imtixaan kale ayow illaaheey ku saladay 2016 waana Hirshabelle,.
Hirshabelle waxaa ay ka mid thy imtixaanka ugu badan ee reer Hiiraan wajahaan.
Manta ayeey noogu darneed markii Cabdullahi Salaad MAYOR ka dhigeen lkn Malagoodii ayeey magacaabeen.
Sacaan candhada weyne MOQOKORI ku xerta Muslim hadaa tihiin.
Wajigaan yaa ku xasuusataa ??
Aniga waxaan ku xasuustaa mid saaxiibkeey oo Yasiin dheere la yiraan Jaalle Calanside.
Cali Madaxweynoow hadii la is qabsan karo Dabageed naga qabta ninkaaas waalan.
Ibliis dhala khamraa soo kabaday dharka ka siibye Xaliimooy π€£.
Dadka oo dhan hadii ay rabaan dhimashadaada iyo in aduunka lagu dhaafiyo.
Adiguna aad rabto inaad noolaato.
Waxaa uu illaaheey qoray kaliya ayaa dhacaa.
Xadith Saxiixa ayaa ahaa.
"Dadka oo dhan waxna kuuma tari karaan, waxna kuuma dhimi karaan".
Hadii aad raacdo Diyaarada Duuliyaha iyo ku xigeenkiisu yihiin laba haween ah Walaac iyo cabsi ma dareemi laheed mase ??
Waxaan ku sii dhawaanayaa dhamaadka shaqadeyda duuliye diyaaradeed.
Waayo-aragnimadayda, haweenka ku jira warshadaha iyo makiinadaha waxay soo mareen waqti adag marka loo eego ragga iyo fursadaha shaqada.
Waxa lagu haystaa heerar sare iyo faham cajiib ah oo xaga waxbarashada iyo goobaha shaqada ah waa inay la kulmaan galmo, tacadi, damac iyo xumaan is daba joog ah ββmaalin kasta.
Haddii ay dhacdo dhacdo ku lug leh haweeneyda jinsigeeda waxaa loo arkaa mid iyadu sababteeda leedahay oo iyada ayaa ragga dhex-gashay taasna waxaan u arkaa murugo.
Tan iyo maalintii ay bilaabeen waxbarashada iyo halganka nolosha sida ragga, waxaa loo arkaye dumarka dibad yaal.
30 sana ka horna waxay ka ahaayeen 5% duuliyeyaasha diyaaradaha ee Maraykanka.
haddana dugsiyo badan ayaa sheegaya in ardayda cusub ee ka qalinjabisay dugsiga caafimaadka iyo sharciga ay dumarku ka badan yihiin ragga.
Waxay muujinaysaa dhibka ay dumarka duuliyayaasha ah kala kulmaan shirkadaha diyaaradaha hadii ay bartaan duulimaadka diyaaradaha .
Hadii aad raacdo diyaarad shaqaalaheeda oo dhan dumar yahay waxaad ku kalsoontahay in duuliya ragg ah oo xirfad leh uu wado. Laakiin ciilkaas iyo gees ku riixa ayaa dumarka ka dhigay duuliyaal xirfad sare leh oo dunida kusoo badanayo
Waxaan raacay duuliyaal badan oo lab ah oo diyaarada kaxeynaya cel-celiskana ka hooseeya heerka xirfada duulimaadka lkn hadana k**a cabsan diyaaradaha ay wadaan.
Suaasha ayaa ah ma Shirkadaha diyaaradaha ayaa haweenka cadaawad u qabo mase haweenka ayaa aaminsan cabsida laga qabo hadii diyaarad loo dhiibo ??
Waa waqtigii la bedeli lahaa aragtidaas oo gabdhaha Duuliyaal laga dhigi lahaa !!.
Duulimaad wacan
W/Q Gen Axmed Baadil
Cali Jeyte iyo Cali Muufo midbaa la defeat gareyn doonaaa.
Ma maqashay kaligii noolaha doorka ku haray
Waa ninkii ugu dambeeyay ee ku nool keymaha AMAZON ee America waxaa hoy- guri u ah godadka jiqda gunteeda uga qodan
Qoyskiisa oo ugaarsato doorka kula nool ahaa waxaa laayay beeraleey ka shakisay 20 sana ka hor, balse 3 bil ka hor ayoow ugaarsaday beeraleydii qoyskiisa laaayay waana ka badbaadeen.
Dowlada ayaa amar ku bixisay inaan loo gudbin keymaha uu daganahay ninkaas.
Aad looma yaqaan ninkaan iyo magaciisa cilmi baarayaal ayaa ku sheegay in uu kasoo jeedo Hindidi cas-caseed ee America kuwaas oo hada dabar go'ay.
War Cusub iyo waaa cusub.
Wiil yar oo 6 jir ah ayaa loogu wacay qoyskiisa, waxaana dacwa ka ah macalimadii iskuulka u dhigaysay iyadoo aad u qeylinayso ayeey wacday Hooyadiis kuna tiri arag waxa uu sawiray qatar ayaa kasoo socoto wiilkan.
Hooyadii ayaa wiilkii weydisay maxaa u sawirtay waxaan ? Wiilkii ayaa ku jawabay. " Macalimadu ma jecla sawirada nuucaan ah sababtaas ayaana u sawiray."
Macalimadii waa laga raali geliyay waana la canaantay canugii iskuulka ayowna ku laabtay
Isbuuc kadib ayaa canugii iyadoo kuleytiga ka hayso kasoo saartay iskuulka kadib markii uu isla sawirkaan ku celiyay.
Hooyadii dhashay ayaa dhahday wiilkeygu guriga ha iska joogo maadama iskuulkii loo diiday.
15 sana kadib ayow ceeji ku dilay
Hooyadiis
Macalimadii
Xaaskiisa
Walaashiis iyo gabar dumashidiis.
Tan ayaa noola ekoon masiibada Dadkeena manta haysato.
Waa arin muruga leh marka Saraakiisha shu'hadada ah ee Ciidanka Xooga Dalka iyo askarta ay ku shahiidaan furimaha inaan la booqan guryahooda, iyo caruurtii agoonta ahaa ay dhaleen.
Saraakiisha ajaaniibta ahna kumanaan dollar $$ loogu bixyo safaro si dalalkooda iyo caruur ka dhalatay ( Royal familly ) booqasho loogu tago.
π₯π₯π₯π₯π₯π₯π₯ Sarakiish, S/xigenada iyo geesiyada askarta ee CXDS sawirkaan wa mid lid ku ah xaalada aan ku suganahay.
Raggu waxaa uu marayaa waqtigii uu ugu tabarta yaraa.
Dumarkuna waxaa ay marayaan waqtigii ay ugu awooda badnaayeen.
kani waa muuqaal dheeri gelin u ah gabdhaha Soomaliyeed si ay noogu turaan.
Xaliimooy xarfaan iska dhigee nagu qaata.
Ahmed Sadaq Isaq sxb nin Ragg ah ceeb waxba k**a dhibto waana Alx hadii aad caawa soo hadashay, gabar walaasha ah oo wax canaanta iyo wax ay ka cabsato laheyn ayaa qaladkaas gashay, marka si gobanima leh u cafi.
Sido kale guud ahaan reer XL waa in ay kulan weyn oo ka garaabis gefkii dhacay iyo in ummada waxaan laga wacyi-geliya ah ay qabtaan oo dhalinyarada iyo dhamaan Bulshada Soomaliyeed u diraan fariin dhaqanka wanagsaan, akhlaaqda wada-dhalashada iyo Soomalinimada inaan wadajir u ilaashano.
Hadii ay gabdhuhu isugu tagaan walaalkood oo ceebeeyaan, nin ragg ah ceeb wax k**a dhibto lkn difaacaaga ayaad burburisay gabar.
Wixii dhacay waa dhaceen ee hala kala dhex galo Cabdiga iyo Caliga is haysto.
Hambalyo Hambalyo walaashey Haawo Siigaale Meherkaadu manta waxa uu kulmiyay ehel iyo asxaab qiima leh oo aan qaarkood h**e warbaahinta uga soo wada shaqeynay sida Sxbkeey Yusuf Ali Samatar, Burhaan Diini Faarax, Abdiwali Abubakar, seedigeeyg Tuuryare iyo Isra Siigaale. Dhamaan saaxbiyaal aragiino waa ii farxad guri kheyr qaba oo lagu baraaro Allaha ku adna walaasheey mahadsanidiin.
Hirshabelle π€£π€£π€£
Abdillahi Aray
Hirshabelle oo garoonka laga qaaday
Hambalyo Galmudug oo dhawaacday soona qaaday Hirshabelle..
Hirshabelle. Galmudug.
Ciyaarta u dhaxaysa Shabellaha Dhexe iyo Galgaduud waxaa hubaal ah hadii Galgaduud badiso buuqeeda lagama joogi doona Xamar, hadii laga badiyana waaba kasii daran.
Reer Shabellaha dhex ayaana guul u rajeynaa rooooojo.
Sawirkaan waxaa isku soo dhejiyay wiilka reer Aadan yabaal Abdillahi Aray isaga ayaana kaso qaatay.
Waxaan aqriyaa qoraalo uu qoray nin la yiraa Ibraahin-Hawd Yuusuf oo malin walba fariin guubaaba ah u diro tolkiisa Isaaq, Fariintaas waxaa ay ku habooneed kuwa aan ka dhashay in sidaas loo guubaabiyo ileen waxaan joognaa aduun dadka la inkiraahe iyagoo Xayaata lehe.
Waa kii Ismaciil mire lahaa.
Waa Aduun ninkaad aamin Abees ku yahaye.
This old Mama is orginally Banadir and she supported Banadir, but later Galmudug stolen this Maama.πππ€£π€£
Koobkaan lacala hadii reer JOWHAR qaadaan waxaan ka baqaa in FIFA nadaafad daro uga ceshato.
Gobolada ka qeyb galay Ciyaaraha iyo kuwa boor isku qariska loo isticmaalay ee aan ka qeyb galin Ciyaaraha.
Gobolada loo xulay inay ciyaaraan
Galgaduud
Shabellaha dhexe
Banadir
Baydhabo
Jubada Hoose.
Kuwa aan ka qeyb galin ciyaaraha ee lagu been abuurtay.
Mudug
Hiiraan
Sh/Hoose
Bakool
Gedo
Jubada Dhexe.
Kuwa iska diiday beenta xamar taal.
Puntland
Khatuma
Somalida Waqooyi.
The New allies of frontline against Ethopia ( MASAR, SOMALIA, ERTERIA iyo TURKEY( πͺπ¬πͺπ·πΈπ΄πΉπ·)
(ETHOPIA iyo EMRATESπ¦πͺπͺπΉ)
Ma'ahan Yaasir Caraafta
Waa Nelson Mandela.
Jimca wanagsan sxbyaal.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
B116
Mogadishu
8439