28/02/2025
رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
Welcome to the Official Page of Asal Post Secondary Institute
28/02/2025
رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال
08/06/2023
Machadka ASAL POST SECONDARY INSTITUTE oo ku caanbaxay barashada madooyinka cilmiga wuxuu qabanyaa fasalo cusub oo kala ah
&
HORAY U GAAR OO HADA IS DIIWAAN GALI
Ogeysiis machadka asal waxa uu qaadanayaa arday cusub oo form one ah
Dag deg ku gaar oo hada is diiwaan geli
08/10/2022
Machadka Asal post secondary institute oo ku caanbaxay barashada madooyinka cilmiga wuxuu qabanyaa fasal cusub oo Ah
HORAY U GAAR OO HADA IS DIIWAAN GALI
03/08/2022
ogeysiis Muhiim ah
08/07/2022
عيد مبارك
كل عام وانتم بخير
30/06/2022
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
04/06/2022
Wargelin muhiim ah
Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, waxaa uu halkaan kula wadaagayaa ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedkaan 2021/22 jadwalka imtixaanka fasalka 12aad.
Imtixaanka waxaa uu bilaaban doonaa 18ka Juunyo, 2022 oo ku beegan maalin sabti ah. Jadwalkaani wuxuu qeexaya sida maadooyinku-u-kala horreyn doonaan.
Wasaaraddu waxay ardayda Soomaaliyeed u rijayneysaa guul iyo mustaqbal horumarsan.
Dhammaad
01/05/2022
عيد مبارك
02/04/2022
Ramadan mubark
| Monday | 13:00 - 17:50 |
| Tuesday | 13:00 - 17:50 |
| Wednesday | 13:00 - 17:50 |
| Saturday | 13:00 - 17:50 |
| Sunday | 13:00 - 17:50 |