Somali Institute for Science & Research

Somali Institute for Science & Research

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Somali Institute for Science & Research, Education, KPP Hodan Distract, Mogadishu.

16/08/2021

Dhamaan bahda waxbarashada waxa lagu wargilinaya in machadka Cilmi baarista uu qabanaya Training on Data Collection oo lagu baranaayo Software's loo istic maala marka lasameynayo xog aruurin. kafaideysi wacan.
Waxa laqabanaya 19/08/2021. Wixii faahfahin ah kala xariir Tel: 0618726781.
Mahadsanidiin

27/09/2020


Dhamaan Ardayda,Shaqaalaha iyo Ganacsatada waxa la ogeysiinaya in Machadka SIFSAR uu idiin haayo Diplomoyinkaan hoos kuxusan laguna dhigan doona qaab fogaan arag ah (Online) adigoo shaqadaada iyo waxbarashadaada iska sodayicin.
1)Diploma of Logistics&Procurement
2)Diploma of NGO Management
3)Diploma of Finance
4) Diploma of Project Management
FG: Courses-kan waxa diyaariyey macalimiin qibrad dheer uleh waxan hubnaa in aqoontada iyo shaqadada isbadali doonaan.

Nagala soxidhiidh.
Tel:0619624787

18/07/2020
19/08/2019

On
Dhamaan ardayda barata Civil Engineering waxa laguwargilinaya in machadka qabanayo Seminar loga hadlaayo seminar-ka waxa bixinayo : Osman Mutaph Abdullahi oo bare sare ah.
Hadaba seminarka waxa lagubixin doona shahaado taaso helidoonan ardayda kafaideysta Seminar-kaan.
Wixii faah fahin ah kala xariir
Tel: 0619 624787 / 0615 269756
Date: 22/8/2019 Time:9:00am-1:00pm
Location:geedjacel wadnaha street mogadushu.
Kafaideysi wacan.
.

12/11/2018

on Engineering
Topic:
Location SIFSAR Kpp Hodan-Mogadishu
Date: 15-16/11/2018 qamista iyo jimcada sosocoto Time 1:00-3:00 galabnimo.
Seminarkan waxa logutala galay ardayda dhigata Civil Engineering waxa bixinaya Engineer qibrad dheer uleh programkan.
Seminarka waxa lagubixinaya Shahaado.
Wixii faahfahin ah wac
Tel: 0618410624/0618002993/0615996191.

23/08/2018


Wax baro adigo gurigaga ama goobtada shaqo joogo,

Technology-yada hormarti waxey fududeysay in qofka uu wax barankaro xili walba taso kuusahleysa inad aqoontada kor uqaado.
Hadaba machadka wuxuu qaadanaya arday cusub isdiinwan gilintu weysocota.
Codsigaga kuso dir
Email: [email protected]
Admission Deadline 1/9/2018
Wixii faahfahin ah wac 0618002994.

Photos from Somali Institute for Science & Research's post 15/08/2018

Ardayda dhigata Dugsiyada Sare Machadka wuxuu uhaya oo uu ardayga kuqaadanayo afarta maado Waxbadana kubaranayo.
NB: Ardayda Form Four-ka ah siqaas ah aya lodiyaarinaya, isdiinwangilinta waxey kasocota Xarunta SIFSAR Kpp Dag Hodan Mogadishu
Ama wac Tel:0618002994

Photos from Somali Institute for Science & Research's post 13/08/2018

Waxa kasocdo machadka isdiinwan gilinta courses. Englishka waxa lagugu bari dona qaab maqal iyo muqal ah waqti kooban iyo waxbarasho tayo leh fadlan booqo xarunta si aad uheshid macluumad dheeri ah ama wac
Tel: 0618002994

13/08/2018

Machadka wuxuu qaadanaya arday cusub Koorsada Software&Hardware korsada waxa laguqaadanaya qaab electronic ah waxaana dhigaaya macalimiin qibrad dheer uleh Computerka.
NB:
1) koorsada wa free (lacag la' aan)
2) Mudada wa 2Bil
3) Ardayda waxey helayan Practical kufilan.
Wixii faahfahin dheeri ah wac
Tel: 0618002994.

11/08/2018

Wili waxa socda isdiinwangilinta Course tirida laqadanayo wey xadidantahay boqo xarunta Machadka Kpp Dag Hodan Mogadishu-Somalia.
Ama wac Tell: 0618002994

07/08/2018


Waxa laqabanaya Seminar ciwaankisu yahay dhamaan bahda waxbarashada ayu quseeya seminar-ka.
Certificate:Free
Slides:Free
Course:free
Registration:$5
Lecture:Dr.Abdifatah Ahmed Abdullahi
Goobt: SIFSAR Kpp Hodan Mogadishu-Somalia
Date:15/8/2018. Wednesday Time:8:00-12:30
Tel: 0618002994.

01/08/2018


Waxa machadka kasocdo isqorista korsadan oo uu dhigaya bare qibrad dher uleh maadada.
Isqorista waxey ku egtahay 15/8/2018.
.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


KPP Hodan Distract
Mogadishu