29/04/2026
HUSAC ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ข๐จ๐ซ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง Information Session
Waxaa xarunta Jaamacadda Hormuud, qeybta xirfadaha HUSAC, si rasmi ah looga daah furay Information Session oo ku saabsan koorsada Interior Design. Kulankan waxaa loogu talagalay in ardayda lagu siiyo faham qoto dheer oo ku saabsan koorsada, fursadaha ay bixiso iyo xirfadaha lagu barto, iyadoo sidoo kale si furan looga jawaabay suโaalihii ardayda.
Macalimiintu waxay si faahfaahsan uga warameen sida Interior Design ay tahay xirfad diiradda saarta qurxinta iyo habeynta guryaha, taas oo isku xirta hal-abuur iyo farsamo.
15/04/2026
๐
๐๐๐ฅ๐๐ง ๐๐ฎ๐๐ข ๐๐ฆ๐๐ข๐ฅ-๐ค๐๐๐ ๐ ๐ฉ
Waxaan idiin soo dirnay fariin muhiim ah oo la xiriirta codsigiina. Ha lumin fursadaan, waa tallaabo muhiim ah oo aad ku hormarin karto xirfadahaaga.
09/04/2026
HUSAC waxay ku dhawaaqeysaa furitaanka ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ข๐จ๐ซ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐.
Koorsadaani waxay ujeedadeedu tahay in lagu soo saaro ama lagu horumariyo xirfadlayaal ku xeel dheer naqshadeynta gudaha, isla markaana diyaar u noqon kara suuqa shaqada, iyadoo lagu qaadan doono:
๐ Aasaaska iyo fahamka Interior Design-ka.
๐ Naqshadeynta iyo qorsheynta meelaha kala duwan (Residential & Commercial Spaces).
๐ Isticmaalka software-yada muhiimka ah sida AutoCAD, SketchUp, iyo Rendering tools.
๐ Abuurista 2D drawings-da iyo 3D modeling-ka.
๐ Midabada, iftiinka (lighting), iyo xulashada agabka (materials).
๐ Sameynta mashruucyo dhab ah.
๐ Soo bandhigista design-ka si professional ah (design presentation skills).
๐ Fahamka suuqa iyo sida loo noqdo Interior Designer shaqeeya.
Koorsadaan waxaa bixin doona ๐๐ง๐ . ๐๐๐๐ข๐๐๐ญ๐๐ก ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ข๐, Maareeyaha Hawlaha ee ๐๐ก๐๐ค๐๐ฅ ๐
๐ฎ๐ซ๐ง๐ข๐ญ๐ฎ๐ซ๐ & ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ข๐จ๐ซ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง, isagoo ka bilaabi doona fikradaha aasaasiga ah ee naqshadeynta gudaha ilaa heerka naqshadeynta casriga ah oo dhamaystiran iyo soo bandhigista mashruucyo dhab ah.
๐
๐๐ฎ๐๐๐๐: 3 bilood (Maalmaha Sabti & Axad)
๐ ๐ช๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: Galabkii 4:00 PM to 6:00 PM
๐ต ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐ค๐: $100 (oo daboolaysaa qarashaadka koorsada oo dhameystiran & shahaadada)
๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐: Daru Shura Campus, Hormuud University, Zoobe, Villa Baidoa, Wadajir, Mogadishu, Somalia
๐ Noqo ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ข๐จ๐ซ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐๐ซ oo iska diiwaangeli adigoo gujinaaya link-ga hoos ku qoran: https://forms.gle/pnpyLcNoMAMqmwW36
๐๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐ฑ๐๐๐ข๐๐๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง! ๐๐ ๐ฌ๐๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐๐ง.
09/04/2026
HUSAC waxay ku dhawaaqeysaa furitaanka ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐.
Koorsadan waxa ay diiradda saaraysaa soo saarista xirfadlayaal ku xeel dheer suuq-geynta dijitaalka ah isla markaasna diyaar u noqon kara suuqa shaqada, iyadoo lagu qaadan doono:
๐ข Aasaaska iyo fahamka suuqgeynta digitalka ah.
๐ข Suuqgenta Baraha Bulshada qeybaheeda kala duwan.
๐ข Qorsheynta iyo fulinta ololayaasha suuq-geynta dijitaalka ah iyadoo la adeegsanaayo shirkado dhab ah.
๐ข Isticmaalka AI-ga khuseeya suuqgeynta digitalka ah.
๐ข Dhisidda istiraatiijiyad suuq-geyn oo dhamaystiran.
๐ข Farsamooyinka iyo abuurista xogaha loo adeegsayo suuqgeynta digitalka ah.
๐ข Falanqaynta xogta iyo cabbiridda natiijooyinka.
๐ข Maareynta xayeysiisyada lacagta ah.
Koorsadan waxaa bixin doona ๐๐ซ. ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐ฎ๐ ๐๐ก๐ฆ๐๐, Maamulaha Suuqgeynta iyo Media-ha ee Nasiye, isaga oo ka soo bilaabi doono fikradaha iyo aqoonta aasaasiga u ah Suuqgeynta digitalka ah ilaa abuurista, adeegsiga, iyo maamulida suuqgeynta casriga ah.
๐
๐๐ฎ๐๐๐๐: 2 bilood (Maalmaha Arbaco & Khamiis)
๐ ๐ช๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: Galabkii 4:00 PM to 6:00 PM
๐ต ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐ค๐: $70 (oo daboolaysaa qarashaadka koorsada oo dhameystiran & shahaadada)
๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐: Daru Shura Campus, Hormuud University, Zoobe, Villa Baidoa, Wadajir, Mogadishu, Somalia
๐ Noqo ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐๐ซ oo iska diiwaangeli adigoo gujinaaya link-ga hoos ku qoran: https://forms.gle/pnpyLcNoMAMqmwW36
๐๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐ฑ๐๐๐ข๐๐๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง! ๐๐ ๐ฌ๐๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐๐ง.
09/04/2026
HUSAC waxay ku dhawaaqeysaa furitaanka ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐.
Koorsadaani waxay ujeedadeedu tahay in lagu soo saaro ama lagu horumariyo xirfadlayaal naqshadeynta ah, iyadoo loo diyaariyey tabobar xirfadeed oo ka kooban:
๐จ Barashada aasaaska iyo fikradaha muhiimka u ah naqshadaynta.
๐จ Naqshadeynta astaamo iyo garaafyo ku salaysan hal-abuur.
๐จ Hirgelinta mashaariic waxtar leh oo la jaanqaadaayo caalamka.
๐จ Isticmaalka farsamooyinka naqshadeynta ee Adobe Photoshop, Illustrator, iyo InDesign si xirfadeysan.
Koorsadan waxaa bixin doona ๐๐ง๐ . ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ฌ๐ข๐ง, Agaasimaha Xafiiska Media-ha iyo Baahinta ee Jaamacadda Hormuud, isaga oo ka soo bilaabi doono fikradaha iyo aqoonta aasaasiga u ah naqshadeynta ilaa abuurista iyo hirgelinta mashaariic hal-abuur ku salaysan.
๐
๐๐ฎ๐๐๐๐: 2 bilood (Maalmaha Isniinta & Talaadada)
๐ ๐ช๐๐ช๐ญ๐ข๐ ๐: Galabkii 4:00 PM to 6:00 PM
๐ต ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐ค๐: $70 (oo daboolaysaa qarashaadka koorsada oo dhameystiran & shahaadada)
๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐: Daru Shura Campus, Hormuud University, Zoobe, Villa Baidoa, Wadajir, Mogadishu, Somalia
๐ Noqo ๐๐ซ๐๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐ซ๐๐ฉ๐ก๐ข๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ง๐๐ซ oo iska diiwaangeli adigoo gujinaaya link-ga hoos ku qoran: https://forms.gle/pnpyLcNoMAMqmwW36
๐๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ๐ญ๐ฎ ๐ฐ๐๐ ๐ฑ๐๐๐ข๐๐๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง! ๐๐ ๐ฌ๐๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐๐ง.
07/04/2026
๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐ฆ๐ ๐ฎ ๐ญ๐๐ก๐๐ฒ ๐ข๐ง๐๐๐ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ฌ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐๐๐ ?
Kasbo oo kororso ๐ค๐ก๐ข๐๐ซ๐๐๐จ aad gacantaada ugu shaqeysan kartid, ka mid noqo ๐ฆ๐๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ ๐๐ก, una diyaargarow ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ka jira waaxyaha ๐ก๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ iyo ๐ญ๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐๐ ee kobcaaya, adigoo ka qayb qaadanaya ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐๐๐ง๐ soo socda oo ay bixinayso HUSAC:
๐จ Graphic Design
๐ฑ Digital Marketing
๐ Interior Design
๐ CCNA Networking
05/03/2026
Tababar cinwaankiisu yahay โ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ญ๐ก๐ฐ๐๐ฒ๐ฌโ ayaa soo agaasintay HUSAC, kaasoo ka qabsoomay xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ.
Tababarka waxaa bixiyay ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ณ๐๐ค ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ, Maareeye Sare ee Horumarinta Khibradaha ee shirkadda Hormuud Telecom, isagoo la wadaagay khibrado iyo aragtiyo ku saabsan u diyaar garowga shaqada, fahamka fursadaha suuqa shaqada, dhisidda anshaxa shaqo, iyo doorashada waddo xirfadeed oo la jaanqaadaysa awoodaha iyo himilooyinka qofka.
---
A training titled โ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ญ๐ก๐ฐ๐๐ฒ๐ฌโ was organized by HUSAC at the ๐๐๐ซ๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ.
Delivered by ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ณ๐๐ค ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ, Senior Capacity Development Manager at Hormuud Telecom, the session focused on professional readiness, understanding job market opportunities, building strong work ethics, and choosing career paths aligned with personal abilities and aspirations.
04/03/2026
Iyadoo qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo kartida hoggaamineed ee ardaydeena, HUSAC ayaa qabatay tababar cinwaankiisu yahay โ๐๐๐๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ฑ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐๐: ๐๐ฆ๐ฉ๐จ๐ฐ๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ ๐๐๐ฉ๐ซ๐๐ฌ๐๐ง๐ญ๐๐ญ๐ข๐ฏ๐๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐๐๐ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐ฆ๐ฉ๐๐๐ญโ, kaas oo loogu talogalay xubnaha ๐๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ (HUSRC) ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud.
Tababarkan waxaa bixiyey ๐๐ง๐ . ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข, Agaasimaha HUSAC, waxaana diiradda lagu saaraayey horumarinta awoodaha hoggaamineed ee ardayda, xirfadaha maamulka, goโaan-qaadashada, iyo xalinta khilaafaadka, si wakiillada ardaydu ugu gutaan doorkooda hoggaamineed si wax ku ool ah, islamarkaana kaalin muuqata ka qaata horumarinta ardeyda jaamacadda.
---
As part of efforts to strengthen our studentsโ leadership capacity, HUSAC organized a training titled โ๐๐๐๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ฑ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ง๐๐: ๐๐ฆ๐ฉ๐จ๐ฐ๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ ๐๐๐ฉ๐ซ๐๐ฌ๐๐ง๐ญ๐๐ญ๐ข๐ฏ๐๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐๐๐ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐ฆ๐ฉ๐๐๐ญโ, designed for members of the Hormuud University Student Representative Council (๐๐๐๐๐).
The training was delivered by ๐๐ง๐ . ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข, Director of HUSAC, and focused on strengthening student leadership competencies, including management skills, decision-making, and conflict resolution, enabling student representatives to effectively carry out their leadership roles and contribute meaningfully to the development of the universityโs student community.
03/03/2026
Tababar cinwaankiisu yahay โ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐งโ oo ay soo qabanqaabisay HUSAC ayaa loo qabtay ardayda ka qalin-jabisay ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud.
Tababarkan oo uu bixiyey ๐๐ง๐ . ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข, Agaasimaha HUSAC, ayaa diiradda lagu saaray horumarinta xirfadaha shaqo-raadinta, fahamka baahiyaha suuqa shaqada, diyaarinta CV-ga iyo wareysiga, iyo sidii qalin-jabiyaashu ugu dooran lahaayeen xirfado ku saleysan awooddooda iyo baahida suuqa.
Tababarkan waxa uu qayb ka yahay dadaalda joogtada ah ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud ay ku xoojinayso taageerada qalin-jabiyaasheeda, iyada oo diiradda la saaraayo diyaar-garowga xirfadeed iyo hubinta in ay si karti, tartan, iyo wax-ku-oolnimo leh uga dhex muuqdaan suuqyada shaqada.
โ
A training titled โ๐๐จ๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ก๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐งโ organized by HUSAC, was conducted for graduates of Hormuud University.
The training was delivered by ๐๐ง๐ . ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ก๐ฆ๐๐ง ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐๐ก๐ข, Director of HUSAC, and focused on developing job search skills, understanding labor market demands, CV writing and interview preparation, and guiding graduates in selecting career paths aligned with their strengths and market needs.
This training forms part of Hormuud Universityโs ongoing efforts to strengthen support for its graduates, with emphasis on enhancing professional readiness and ensuring they compete effectively and perform productively in todayโs job market.
02/03/2026
Tababar cinwaankiisu yahay โ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ญ๐ก๐ฐ๐๐ฒ๐ฌโ oo ay soo agaasintay HUSAC ayaa berri ka dhici doona xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ, waxaana si gaar ah loogu talagalay ardayda dhowaan ka qalinjabisay ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud.
Tababarkan waxaa bixin doona ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ณ๐๐ค ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ, Maareeye Sare ee Horumarinta Khibradaha ee shirkada Hormuud Telecom, isagoo diiradda saari doona u diyaar garowga suuqa shaqada, raadinta iyo fahamka fursadaha jira, iyo sida ugu habboon ee qofku u dooran karo waddo xirfadeed oo la jaanqaadaysa kartidiisa iyo baahida suuqa shaqada.
---
A training titled โ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐๐ญ๐ก๐ฐ๐๐ฒ๐ฌโ, organized by HUSAC, will take place tomorrow at the ๐๐๐ซ๐ฎ ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ. It is specifically designed for recently graduated students of Hormuud University.
The training will be delivered by ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ณ๐๐ค ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ซ, Senior Capacity Development Manager at Hormuud Telecom, focusing on job market readiness, job search strategies, understanding available opportunities, and how individuals can choose a career pathway that aligns with their skills and labor market demands.