Express Educational Institute

Express Educational Institute

Share

Express Educational Institute is an English Language.

16/07/2026

๐ŸŒฟ Jimco Mubaarak!
Maalin kheyr iyo barako leh ayaan idiin rajaynaynaa.

15/07/2026

Af-Ingiriisku waa furaha fursadaha caalamka. ๐ŸŒ

Maanta bilow safarkaaga waxbarasho, berrina si kalsooni leh ula xiriir adduunka.

๐Ÿ“š Isdiiwaangelintu way furan tahay.
๐Ÿ“ Bakaaro-Xared, Muqdisho
๐Ÿ“ž 61 5005520

04/07/2026

๐ŸŽ“ ๐„๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก-๐ค๐š ๐ฐ๐š๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ก๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง! ๐Ÿ”‘
Haddii aad rabto inaad si kalsooni leh u hadasho, u qorto, una fahanto English, ๐—˜๐—ซ๐—ฃ๐—ฅ๐—˜๐—ฆ๐—ฆ ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐—œ๐—ป๐˜€๐˜๐—ถ๐˜๐˜‚๐˜๐—ฒ ayaa kuu diyaarisay koorso ku habboon baahidaada.

๐Ÿ“š Available Courses:
โœ… Normal Course
โœ… Intensive Course
โœ… Crash Course
โœ… Weekend Course

Ha sugin berri, Start your English journey today! ๐ŸŒ

๐Ÿ“ Bakaro-Xared, Mogadishu
๐Ÿ“ž Call Now: +252 615005520

Your Future Begins With You. โœจ

02/07/2026

๐Ÿคฒโœจ Jimco Mubaarak!

ุงู„ู„ู‡ู… ููŠ ูŠูˆู… ุงู„ุฌู…ุนุฉ ุงุฑุฒู‚ู†ุง ุฑุงุญุฉ ุงู„ู‚ู„ุจุŒ ูˆุณุนุฉ ุงู„ุฑุฒู‚ุŒ ูˆู‚ุจูˆู„ ุงู„ุฏุนุงุก.

Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, hana inoo barakeeyo maalinteenna Jimcaha. Aamiin. ๐Ÿค

30/06/2026

Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed!

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Express Educational Institute waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, oo ah maalinta midnimada iyo xorriyadda Soomaaliya.

Alle ha dhowro dalkeenna, hana nagu gallado nabad, horumar iyo midnimo.

Hambalyo 1-da Luulyo! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

28/06/2026

๐Ÿ“š July Registration is Now Open!

Ku soo biir Express Educational Institute oo bilow safarkaaga waxbarasho bishan July.

โœ… Macallimiin khibrad leh
โœ… Deegaan waxbarasho oo tayo leh
โœ… Fasalal ku habboon baahida ardayda

๐Ÿ“ Bakaaro-Xared, Muqdisho โ€“ Soomaaliya
๐Ÿ“ž 61 5005520

Diiwaangelintu way furan tahay โ€“ Isdiiwaangeli maanta!

26/06/2026

Hambalyo 26 Juun ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan bahda Express Educational Institute waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 26 Juun, Maalinta Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu dalkeenna ku gallado nabad, midnimo, iyo horumar waara.

Hambalyo Maalinta Xorriyadda! ๐Ÿ’™๐Ÿค

25/06/2026

๐ŸŒฟ Jumma Mubarak ๐ŸŒฟ

Jimco barakeysan dhammaan.
Ilaahay ha inagu gallado naxariistiisa, hana inaga aqbalo ducada iyo cibaadada.

๐Ÿ“š Express Educational Institute

21/06/2026

๐Ÿ“š Todayโ€™s Student. Tomorrowโ€™s Leader.

Success begins in the classroom. Build your confidence, improve your English skills, and prepare for a brighter future with quality education.

โœจ Learn. Grow. Lead.

๐Ÿ“ Bakaaro, Mogadishu
๐Ÿ“ž +252 615005520

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


30-Street
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 06:00
Friday 09:00 - 06:00
Saturday 09:00 - 06:00
Sunday 09:00 - 06:00