16/07/2026
๐ฟ Jimco Mubaarak!
Maalin kheyr iyo barako leh ayaan idiin rajaynaynaa.
Express Educational Institute is an English Language.
16/07/2026
๐ฟ Jimco Mubaarak!
Maalin kheyr iyo barako leh ayaan idiin rajaynaynaa.
15/07/2026
Af-Ingiriisku waa furaha fursadaha caalamka. ๐
Maanta bilow safarkaaga waxbarasho, berrina si kalsooni leh ula xiriir adduunka.
๐ Isdiiwaangelintu way furan tahay.
๐ Bakaaro-Xared, Muqdisho
๐ 61 5005520
04/07/2026
๐ ๐๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก-๐ค๐ ๐ฐ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐๐จ ๐๐๐๐๐ง! ๐
Haddii aad rabto inaad si kalsooni leh u hadasho, u qorto, una fahanto English, ๐๐ซ๐ฃ๐ฅ๐๐ฆ๐ฆ ๐๐ฑ๐๐ฐ๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ ayaa kuu diyaarisay koorso ku habboon baahidaada.
๐ Available Courses:
โ
Normal Course
โ
Intensive Course
โ
Crash Course
โ
Weekend Course
Ha sugin berri, Start your English journey today! ๐
๐ Bakaro-Xared, Mogadishu
๐ Call Now: +252 615005520
Your Future Begins With You. โจ
02/07/2026
๐คฒโจ Jimco Mubaarak!
ุงูููู
ูู ููู
ุงูุฌู
ุนุฉ ุงุฑุฒููุง ุฑุงุญุฉ ุงูููุจุ ูุณุนุฉ ุงูุฑุฒูุ ููุจูู ุงูุฏุนุงุก.
Ilaahay ha inaga aqbalo ducada, hana inoo barakeeyo maalinteenna Jimcaha. Aamiin. ๐ค
30/06/2026
Hambalyo Maalinta Xorriyadda Soomaaliyeed!
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Express Educational Institute waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, oo ah maalinta midnimada iyo xorriyadda Soomaaliya.
Alle ha dhowro dalkeenna, hana nagu gallado nabad, horumar iyo midnimo.
Hambalyo 1-da Luulyo! ๐ธ๐ด
28/06/2026
๐ July Registration is Now Open!
Ku soo biir Express Educational Institute oo bilow safarkaaga waxbarasho bishan July.
โ
Macallimiin khibrad leh
โ
Deegaan waxbarasho oo tayo leh
โ
Fasalal ku habboon baahida ardayda
๐ Bakaaro-Xared, Muqdisho โ Soomaaliya
๐ 61 5005520
Diiwaangelintu way furan tahay โ Isdiiwaangeli maanta!
26/06/2026
Hambalyo 26 Juun ๐ธ๐ด
Maamulka, macallimiinta, iyo dhammaan bahda Express Educational Institute waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 26 Juun, Maalinta Xorriyadda Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu dalkeenna ku gallado nabad, midnimo, iyo horumar waara.
Hambalyo Maalinta Xorriyadda! ๐๐ค
25/06/2026
๐ฟ Jumma Mubarak ๐ฟ
Jimco barakeysan dhammaan.
Ilaahay ha inagu gallado naxariistiisa, hana inaga aqbalo ducada iyo cibaadada.
๐ Express Educational Institute
21/06/2026
๐ Todayโs Student. Tomorrowโs Leader.
Success begins in the classroom. Build your confidence, improve your English skills, and prepare for a brighter future with quality education.
โจ Learn. Grow. Lead.
๐ Bakaaro, Mogadishu
๐ +252 615005520
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 06:00 |
| Friday | 09:00 - 06:00 |
| Saturday | 09:00 - 06:00 |
| Sunday | 09:00 - 06:00 |