Ugu imaad xanaanada caruurta Ee Al- baani barbaarinta ubadka iyo Aqoon sare
روضة الألباني Xanaanada Al-baani
خيركم من تعلم القرآن وعلمه ( حديث شريف )
🎉 Hambalyo, hambalyo carruurteena qaaliga ah! 🎉
Waxaan idiinku hambalyeynaynaa inaad dhammayseen القراءة والكتابة aqriska iyo Qoraalka. Alle ha idiin furo fahamka, ha idiin barakeeyo cilmigiinna, hana idinka dhigo ubad wanaagsan oo Qur'aanka ku barbaara. Sii wada dadaalka, guushu waa tiinna. 🌹📖
بارك الله فيكم، وزادكم علماً ونوراً.
29/07/2026
Waxaan dib u furnay fasalla cusub ee Online-ka!
📅 Bilaabashada: 01/08/2026
Waxaan idiin haynaa:
📖 1. Qeybta Qoraalka iyo Akhriska
🕌 2. Qeybta Xifdinta Qur'aanka Kariimka
✨ Ha seegin fursaddan qiimaha badan!
⚠️ Bishan waxaan qaadaneynaa 20 arday oo keliya. Fadlan isdiiwaangeli hadda si aan boosku kaaga dhammaan.
📲 Nagala soo xiriir: WhatsApp: +252 619087474 WhatsApp: +252 617461531
XANAANADA AL-BAANI "Barashada Qur'aanka iyo Culuumta Islaamka si casri ah oo Online ah."
24/07/2026
🌹 HAMBALYO AROOS 🌹
Bahda Rawdatul Albaani waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u dirayaan lamaanaha is guursaday:
Ustaad Abdullahi Abdislaan xusen (tabliiq)
❤️
Ustaada Xanaan Muxamed Iimaan
Waxaan Allah (SWT) uga baryeynaa inuu ka yeelo guurkiinna mid barako leh, jacayl iyo naxariis ku dhisan, kana yeelo qoys wanaagsan oo kheyr iyo cibaado ku midooba.
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Hambalyo, hambalyo aroos! Allah ha idinka dhigo kuwii ku waara farxad, is-afgarad iyo kheyr adduun iyo aakhiraba. Aamiin.
🌿 Bismillaah baan ku billaabay, Barakada Eebbe weyne,
📖 Rawdada Albaani waa, Beer aqooneed barwaaqo.
📚 Qur'aanka lagu baahiyaa, Sunnadana lagu barto,
🤲 Akhlaaq iyo edeb wanaagsan, ubadkana lagu barbaariyo.
👨🏫 Macallimiin baal dahab ah, ubadka u naxariista,
✨ Bulshadana u horseeda, iftiin iyo baraare.
🌸 Ardaydu waa ubax baxay, berrina noqon hoggaan,
🎓 Cilmigu waa hubka nolosha, lagu gaaro sharaf iyo guul.
🤲 اللَّهُمَّ بَارِكْ فِي رَوْضَةِ الْأَلْبَانِي، وَاجْعَلْهَا مَنَارَةً لِلْعِلْمِ وَالْقُرْآنِ، وَانْفَعْ بِهَا الْإِسْلَامَ وَالْمُسْلِمِينَ، آمِينَ. 🤍
15/07/2026
OGEYSIISOGEYSIISOGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan waalidiinta ubadkooda la jecel waxbarasho tayo leh in Xannaanada Al-baani ay dib u furtay diiwaangelinta ardayda cusub ee sannad-dugsiyeedka 2026–2027.
Qaybaha diiwaangelintooda la furay waxay isugu jiraan:
Qaybta: diyaarinta ardayda yaryar.
1- Qaybta: barashada culuumta Shareecada.
2- Qaybta: xifdinta Qur’aanka Kariimka.
3- Qaybta: akhriska iyo qoraalka.
4- Qaybta: u gaar ah dumarka waaweyn.
Fiiro Gaar ah:
Xannaanadu waxay shaqeysaa 7-da maalmood ee usbuuca.
Waxaan soo dhoweyneynaa carruurta, iyo dadka waaweyn ee doonaya waxbarasho tayo leh.
Fiiro gaar ah: Ardayda la qaadanayo waa tiro xaddidan, fadlan h**e uga gaar xarumaha xannaanada si aan boosasku kuugu buuxsamin.
Xarunta xannaanada waxay ku taalaa
Degmada Gubta, agagaarka
waddada Sanbak
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir:
+252 619087474
+252 618075029
13/07/2026
روضة الألباني للتربية الإسلامية ورعاية الأطفال
🌷 روضة الألباني للأطفال والتربية الإسلامية 🌷
Xannaano lagu barbaariyo carruurta tarbiyo wanaagsan, akhlaaq suuban, iyo aqoon Islaami ah.
📖 Barashada Qur’aanka Kariimka ah
🕌 Tarbiyada iyo akhlaaqda Islaamka
✏️ Diyaarinta carruurta ee waxbarashada aasaasiga ah
🤝 Deegaan ammaan ah oo jacayl iyo daryeel leh
"Halkan waxaan ku dhisnaa jiilka berri ee leh cilmi, akhlaaq iyo iimaan."
روضة الألباني للأطفال والتربية الإسلامية
🌟 Hal-abuurka tarbiyada, iftiinka mustaqbalka 🌟
0619087474
Masha Allah
Fasalka macalin foozaan iyo ardaydiisa ilaahey haydin guuleyo Ayaan idin leenahy
Click here to claim your Sponsored Listing.