Wargaadhi Primary & Secondary School

Wargaadhi Primary & Secondary School wax barta aan barwaaqo gaarnee

Ardayda dhigata Dugsiga hoose dhexe ee Wargaadhi ayaa maanta u fariista imtixaanka dhexe sanad waxbarasheedka 2024/2025 ...
11/01/2025

Ardayda dhigata Dugsiga hoose dhexe ee Wargaadhi ayaa maanta u fariista imtixaanka dhexe sanad waxbarasheedka 2024/2025

ارجو لكم التوفيق والنجاح

11/06/2024
26/05/2024
Maanta oo taariikhdu tahay 13/03/2024Waxaa xarunta Dugsiga Hoose Dhexe ee Wargaadhi nooga billoowday Tartan aqooneed u d...
13/03/2024

Maanta oo taariikhdu tahay 13/03/2024
Waxaa xarunta Dugsiga Hoose Dhexe ee Wargaadhi nooga billoowday Tartan aqooneed u dhexeeyo fasallada dugsiga oo lagu billaabay fasallada F5A iyo F2A oo ay guushu raacday fasalka 2aad A Fasalka 2aad A 12 dhibcood
Fasalka 5aad A 10 dhibcood

Waxaa Dugsiga Hoose Dhexe Ee Wargaadhi inooga socdo imtixaanka nisfiga ee sanad waxbarasheedka 2023/2024
16/01/2024

Waxaa Dugsiga Hoose Dhexe Ee Wargaadhi inooga socdo imtixaanka nisfiga ee sanad waxbarasheedka 2023/2024

21/09/2023

6 sano kidib waxaa dib loo furay dugsiyada wargaadhi.
Alle kasokow waxaa mahad balaaran ujedinaynaa cidkasta oo ka qeyb qadatay.
Gacmo wadajir ayey wax ku gooyaan🙏
Wargaadhi Primary & Secondary School

Halkaan kadhegeyso wareysi uu maamulka dugsiga wargaadhi siiyay raadiyaha  .Guji Linkga hoose 👇👇.
20/09/2023

Halkaan kadhegeyso wareysi uu maamulka dugsiga wargaadhi siiyay raadiyaha .
Guji Linkga hoose 👇👇.

Listen to IDAACADDA 20-SEP-2023 by Radio Ergo on

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Wednesday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Thursday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Friday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Saturday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Sunday 09:00 - 17:00
18:00 - 19:00

Telephone

+252618883431

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wargaadhi Primary & Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Wargaadhi Primary & Secondary School:

Shortcuts

Share

Category