Golden Secondary School-GSS

Golden Secondary School-GSS We Provide You High Quality Secondary Education

Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Golden Secondary School-GSS  wuxuu hambalyo u direyaa dhammaan macalimiinta Soom...
20/11/2024

Maalinta Macalinka Soomaaliyeed awgeed, Golden Secondary School-GSS wuxuu hambalyo u direyaa dhammaan macalimiinta Soomaaliyeed, oo loo asteeyey maanta oo kale, 21-ka Nofeembar, in la xuso lana xasuusto kaalinta weyn ee ay bulshada kaga jiraan.
Hambalyo!
Maalinta Macalinka Soomaaliyeed.

27/08/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Dhammaan ardayda fasalka 12aad Ee dugsiga Sare 2023-2024, gaar ahaan ardayda iskuulka
Golden Secondary School-GSS .

Hambalyo Ust. Maxamed Cawil Xuseen loo magacaabay Maamulaha iskuulka Golden Secondary School-GSS
25/08/2024

Hambalyo Ust. Maxamed Cawil Xuseen loo magacaabay Maamulaha iskuulka Golden Secondary School-GSS

24/08/2024
Maamulka iskuulka Golden Secondary School-GSS wuxuu ogeysiinayaa dhammaan macalimiinta,  waalidiinta iyo ardayda in isku...
24/08/2024

Maamulka iskuulka Golden Secondary School-GSS wuxuu ogeysiinayaa dhammaan macalimiinta, waalidiinta iyo ardayda in iskuulka uu dib u furmaya maalin sabti ah, taariikhdu tahay 31-08-2024

18/08/2024

Degdeg:
Agaasinka guud ee Waxbarashada Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta shaaciyay Imtixaankii Fasalka 8aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir kaas oo ay sanadkaan u fariisteen 34,792 arday oo isugu jira Gabdho iyo Wiilal.

Waxaa gudubtay oo natiija wanaagsan keenay 32,689 arday oo kamid ah ardaydii u fariisatay imtixaanka, halka ay hareen ama natiijadii la rabay aysan la imaan 2,103.

Jadwalka imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare
17/06/2024

Jadwalka imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12aad ee Dugsiga Sare

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo ardayda fasalka 8 ee maanta u soo idlaaday imtixaanka shahaadiga ee digsiga Dhexe, gaar aha...
13/06/2024

Hambalyo, Hambalyo, Hambalyo ardayda fasalka 8 ee maanta u soo idlaaday imtixaanka shahaadiga ee digsiga Dhexe, gaar ahaan ardayda iskuulka Golden Secondary School-GSS

Hambalyo Ardayda Golden Secondary School-GSS oo qeyb ka ah maanta u fariistay imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe Fasalk...
10/06/2024

Hambalyo Ardayda Golden Secondary School-GSS oo qeyb ka ah maanta u fariistay imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe Fasalka 8aad Ee Gobal banaadir

05/06/2024

Hambalyo arday reer Golden qaasatan form 4 waxaan idin rajeyneynaa guul insha allah

Ciid Mubarak
09/04/2024

Ciid Mubarak

Address

Wadada Soddonka
Mogadishu
ISGOYSKACARWOITKO

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golden Secondary School-GSS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Golden Secondary School-GSS:

Shortcuts

Share

Category