27/05/2026
Maamulka Al Hadaf School - مدرسة الهدف waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, sidoo kale waxa aan hambalyo u direynaa waalidiinta, macallimiinta, ardayda, iyo ardayda ka qalin-jabisay dugsiga. Alle ha inaga yeelo kuwii ku gaara kheyr, nabad, caafimaad, iyo barwaaqo, hana waafajiyo ardaydeena mustaqbal ifaya iyo guulo waaweyn. Ciidul Adxaa Mubaarak.