17/12/2025
SALAAM UNIVERSITY - STUDENTS AFFAIRS
Salaam University is a university committed to high quality education and the production of Holistic citizen graduates prepared for life of purpose
17/12/2025
15/12/2025
WARGALIN
Dhammaan Qalinjebiyaasha Sanadkaan 2025 waxaan kuwargelineynaa in Xafladda ay ka hartay 3 Maalin oo kaliya.
Hoos ka wac Saaxiibkaa ama Saaxiibtaa oo dheh Hambalyo Maalintaada Qalinjebinta.
Hormuudka Arrimaha Ardayda ee Jaamacadda Ahmed H ΕeraΕ ayaa ka qeybgalay qalinjabinta dufcaddii 1aad ee ardayda baratay xirfadaha kala duwan ee Multimedia. Wuxuu boggaadiyay ardayda, kuna dhiirrigeliyay inay sii horumariyaan xirfadooda si ay uga miro dhaliyaan aqoontooda.
08/09/2025
ππππππππππ.
Abdirahmaan faarah Osman
Gudomiyaha gudiga tababarada iyo waxbarashada ee Midowga ardayda jaamacadda Salaam {SUSA}
βWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad uu ardayda ugu metelo si hufan.β
.
08/09/2025
ππππππππππ.
Ahmed AbdiAziz faarax
Madaxa xiriirka iyo arimaha bulshada ee Midowga ardayda jaamacadda Salaam {SUSA}
βWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad uu ardayda ugu metelo si hufan.β
.
07/09/2025
ππππππππππ.
Ridwaan Hussein Ibraahim
Gudoomiyaha golaha shuurada ee Midowga ardayda jaamacadda Salaam {SUSA}
βWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad ey ardayda ugu metesho si hufan.β
.
07/09/2025
ππππππππππ.
Dr: Liibaan Mukhtaar muhudiin
xoghayaha midowga ardayda jaamacadda salaam {SUSA}
βWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad uu ardayda ku metelo si hufan.β
.
06/09/2025
ππππππππππ.
Mr: Mahamed Nor Ahmed
Gudomiyaha golaha fulinta ee midowga ardayda jaamacadda salaam {SUSA}
βWaxaan Alle ka baryeynaa in xilka uu u noqdo masuuliyad uu ardayda ku metelo si hufan.β
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadnaha Street
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |