Active Collage of Technology

Active Collage of Technology

Share

iskuulku waxaa lagu baranayaa computerka nuucyadiisa kala duwan iskuulku waxa uu kuyaal suuqbacad Rugsan-malll dabaqa labaad

20/06/2021
21/04/2021
Photos from English Learners's post 06/03/2021
28/09/2019

Kusoo dhawaada gacma furan

20/09/2019

OGEYSIIE-----OGEYSIIS----OGEYSIIS
Dhamman dadka xiiseya waxbarashada waxaan ogeysiinaa in schoolka active uu bilaabay diiwan gelinta ardayda cusub.
iskuulku waxa uu bixinayaa shahaado diploma in computerka iyo caafimadka . Hadaba wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xarir lambarada hoos ku qoran ama whats,615950650,imo,iyo facebooka nagala soo hadal mahadsanidiin

10/08/2019

Ciid wanagsan dhammaan muslimiinta gaar ahan ummada soomaliyeed.
Ciidul adxaa owgeee
Schoolka active wuxuu idinku bishaaraynaa qiimo dhimis ardaygii is diiwaan galiyo malmaha ciida waxaan usamaynaynaa qiimo dhimis aan caadi ahayn nagala soo xariir 615950650

01/08/2019

Waxaa dhawaan bilaaabi doonaa koorsoyinkii kumbuyuterka gaar ahaan book 1aad ms-window hadaba deg deg isku diiwaan gali
Iskuulku waxa uu kuyaalaa suuqbacaad gaar ahaan rugsan-mall dabaqa labaad
Iskuulku waxa uu tixgalin gaar ah siin doonaa ardayda dhamaysatay dugsiga sare ama hada dhigta form4 wuxuuna uqaban doonaa koorso aan caadi ahayn oo uu kubaran karo sida computerka loola fal galo,google ka wax looga baarto iyo inuu kushaqayn karo computerka wixii faahfaahin dheeri ah soo wac 615950650
Mahadsanid

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Wadnaha
Mogadishu