10/06/2026
The Faculty of CS and IT, is pleased to announce a workshop for Final-Year Students titled โ๐๐ฑ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ ๐๐จ๐ซ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐กโ, which will be held on ๐๐ ๐๐ฎ๐ง๐ ๐๐๐๐ at ๐๐:๐๐ ๐๐ at the ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ค๐ฆ๐ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ.
The session will be facilitated by ๐๐ง๐ . ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฅ๐ฆ๐ข ๐๐ก๐ฆ๐๐.
Participants will learn how AI tools can support:
โขโ โ Research topic selection
โขโ โ Literature review and source discovery
โขโ โ Academic writing and editing
โขโ โ Citation and reference management
โขโ โ Research efficiency and productivity
The workshop will also highlight the ethical, responsible, and effective use of AI tools in academic research.
25/05/2026
Ardayda sanadka ugu dambeeya ee Faculty of CS and IT, ee Jaamacadda Hormuud ayaa ka faaโiideystay aqoon-kororsi muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa โ๐๐ก๐ ๐๐๐ญ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌโ, kaas oo lagu qabtay xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ค๐ฆ๐๐ก.
Aqoon-kororsigaan waxaa bixiyay ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, Bare ka tirsan Jaamacadda Hormuud iyo cilmi-baare ku takhasusay garaad gacmeedka (AI), gaar ahaan dhanka caafimaadka.
Intii uu socday Aqoon-kororsigaan, ardaydu waxay si qoto dheer uga faaโiideysteen fahamka safarka xogta (Data Journey), laga bilaabo xog uruurinta, habaynteeda, iyo falanqeynteeda, ilaa sida Artificial Intelligence (AI) loogu adeegsado dhisidda xalal casri ah iyo goโaan-qaadasho xog ku dhisan.
Aqoon-kororsigaan wuxuu qeyb ka yahay dadaallada Jaamacadda Hormuud ee lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha, iyo diyaarinta ardayda si ay ula jaanqaadaan tiknoolajiyadda iyo isbeddellada casriga ah ee dunida.
---
Final-year students from the Faculty of CS and IT, at Hormuud University benefited from an important workshop session titled โ๐๐ก๐ ๐๐๐ญ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ,โ held at the ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ค๐ฆ๐๐ก campus.
The session was delivered by ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, an Academic Staff at Hormuud University and an AI Researcher specializing in Healthcare Applications of Artificial Intelligence.
During the session, students gained in-depth insights into the Data Journey, starting from data collection, processing, and analysis, to how Artificial Intelligence (AI) is utilized in developing modern solutions and supporting data-driven decision-making.
This workshop is part of Hormuud Universityโs ongoing efforts to enhance studentsโ knowledge, skills, and readiness to adapt to modern technologies and the rapidly evolving digital world.
23/05/2026
Aqoon-kororsi loogu talagalay ardayda ku jirta sanadka ugu dambeeya ee Faculty of CS and IT, kana hadleysa โ๐๐ก๐ ๐๐๐ญ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌโ ayaa dhici doonta ๐๐๐ฒ ๐๐, ๐๐๐๐ (๐๐:๐๐ ๐๐), waxaana lagu qaban doonaa xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ค๐ฆ๐๐ก ee ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ Hormuud.
Aqoon-kororsigaan waxaa bixin doona ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, oo ah Bare ka tirsan ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐ Hormuud iyo cilmi-baare ku takhasusay garaad gacmeedka (AI), gaar ahaan dhanka caafimaadka.
Aqoon-kororsini wuxuu diiradda saari doonaa safarka xogta, laga bilaabo xog uruurinta iyo habaynteeda, doorka garaad gacmeedka (AI), iyo sida xogta loogu beddelo xalal iyo goโaan-qaadasho ah.
---
A workshop for our final-year Faculty of CS and IT, students, titled โ๐๐ก๐ ๐๐๐ญ๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐๐ฒ ๐๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐จ๐ฎ๐ซ๐๐๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐ญ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌโ will take place on ๐๐๐ฒ ๐๐, ๐๐๐๐ (๐๐:๐๐ ๐๐), at ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ ๐๐ข๐ค๐ฆ๐๐ก ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ.
The session will be delivered by ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, an Academic Staff at Hormuud University and a researcher specializing in Artificial Intelligence (AI), particularly in the healthcare sector.
The workshop will focus on the journey of data, starting from data collection and processing, the role of Artificial Intelligence (AI), and how data can be transformed into intelligent solutions and informed decision-making.
23/04/2026
On ๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ถ๐ฟ๐น๐ ๐ถ๐ป ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐, we celebrate the brilliance, innovation, and determination of young women who are not only learning technology, but redefining it.
We remain committed to empowering and supporting female students in ICT with the knowledge, skills, and opportunities needed to drive digital transformation and build an inclusive technological future.
12/02/2026
Khudbad aqoon-kororsi oo cinwaankeedu yahay โ๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐๐ ๐
๐จ๐ฎ๐ง๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ ๐
๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ญ๐ก๐ฐ๐๐ฒ๐ฌโ ayaa waxaa soo agaasintay HUSAC, iyadoo si gaar ah loogu qabtay ardayda ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ & ๐๐ง๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ee ka tirsan Jaamacadda Hormuud, kana dhacday xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ โ๐๐ฅ๐ฆ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ. Khudbadda waxaa jeediyey ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, Cilmibaare ku taxan arimaha garaadka macamalka ah ee dhanka caafimaadka.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray fahamka aasaaska Garaadka Macmalka ah (AI), fursadaha shaqooyinka, iyo doorka mustaqbalka uu ku leeyahay qaabeynta iyo soo saarida xirfadlayaasha. ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waxaa ka goโan horumarinta aqoonta iyo kor u qaadidda wacyiga ardaydeeda, iyadoo abuuraysa waayo-aragnimooyin waxbarasho oo macno leh kana baxsan fasalka.
---
A guest lecture titled โ๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐๐ ๐
๐จ๐ฎ๐ง๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ ๐
๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ญ๐ก๐ฐ๐๐ฒ๐ฌโ was organized by HUSAC, specifically for students of the ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ & ๐๐ง๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ at Hormuud University, and was held at the ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ โ๐๐ฅ๐ฆ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ. The lecture was delivered by ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, a PhD Candidate in Explainable AI for Healthcare.
The session focused on understanding the foundations of Artificial Intelligence, future career pathways, and the role of AI in shaping next-generation professionals. Hormuud University remains committed to advancing knowledge and raising awareness among its students by creating meaningful academic experiences that extend beyond the classroom.
10/02/2026
Waxaa si rasmi ah u furmay ๐ช๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง-๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐ ๐ฌ๐๐ง๐ง๐๐-๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐-๐๐๐๐.
Haddii aad hiigsanayso waxbarasho heer ๐๐๐๐ก๐๐ฅ๐จ๐ซ ๐๐๐ ๐ซ๐๐ ah oo leh tayo sare, aqoon casri ah, iyo tababar ku jihaysan suuqa shaqada, ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ Hormuud waa meesha saxda ah ee aad ka bilaabi karto safarkaaga mustaqbalka.
Diiwaan-gelintu waxay ka socotaa ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ โ๐๐ฅ๐ฆ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ (Banaadir Campus), oo ku taalla agagaarka Isgoyska Banaadir, magaalada Muqdisho.
Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan nagala soo xiriir WhatsApp: https://wa.me/252613311119.
08/02/2026
Khudbad aqoon-kororsi oo cinwaankeedu yahay โ๐๐ซ๐ญ๐ข๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐๐ ๐
๐จ๐ฎ๐ง๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐๐ง๐ ๐๐จ๐ฎ๐ซ ๐
๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ซ ๐๐๐ญ๐ก๐ฐ๐๐ฒ๐ฌโ ayaa la soo jeedin doonaa, taasoo ka dhici doonta Jaamacdda Hormuud xarunta ๐๐๐ซ๐ฎ๐ฅ โ๐๐ฅ๐ฆ.
Khudbadda waxaa soo jeedin doona ๐๐ง๐ . ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฌ ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, Cilmibaare ku taxan arimaha garaadka macamalka ah ee dhanka caafimaadka.
Kulankaan wuxuu diiradda saari doonaa aasaaska Garaadka Macmalka ah (AI), fursadaha shaqooyinka, iyo doorka mustaqbalka uu ku leeyahay qaabeynta iyo soo saarida xirfadlayaasha.
04/02/2026
The Faculty of CS and IT, Hormuud University, proudly congratulated the main university page on being officially verified on Facebook. This important milestone strengthened credibility, protected authenticity, and made it easier for the community to identify and follow trusted, official updates from Hormuud University.
We sincerely thanked the leadership, media team, and everyone who worked tirelessly to achieve this successful step forward. Well done!
๐ช๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฑ๐๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐๐ง๐ ๐
๐๐๐๐๐จ๐จ๐ค-๐ ๐. Xaqiijintaan ayaa bulshada u sahli doonta inay si sahlan u aqoonsadaan bogeena rasmiga ah, isla markaana ay la socdaan xogaha hubsan ee barteena lagu soo baahiyo.
---
๐ช๐ ๐๐ซ๐ ๐จ๐๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ๐ฅ๐ฒ ๐ฏ๐๐ซ๐ข๐๐ข๐๐ ๐จ๐ง ๐
๐๐๐๐๐จ๐จ๐ค. This verification provides our community easily identify our authentic page and stay connected with trusted updates.