Al-faraj primary and secondary school

Al-faraj primary and secondary school

Share

Waa Page-ka Dugsiga Hoose/Dhexe Iyo Sare Ee Al-Faraj

06/10/2025

"INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN"
𝐓𝐚𝐜𝐬𝐢 𝐓𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡:
Bahda AL - F***J oo isku duuban waxa ay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Reer Elmi Ahmed, gaar ahaan Ahmed Elmi iyo Abdifatah Liima oo hooyadood Maama Xaliimo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho.

Waxaan Marxuumadda Allah (SWT) uga baryaynaa inuu janadii Firdowsa ka waraabiyo,Ehelada iyo Qoyska ay ka baxdayne sabar iyo iimaan.

08/09/2025

Bahda AL-F***J waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayayaan Mudane Maxamuud Cabdullahi Sayid Cumar, oo loo magacaabay guddoomiyaha Degmada Kaaraan. Maxamuud waxa uu ka mid ahaa Ardaydii ka aflaxday Dugsiga AL-F***J.
Waxaan Allah uga baryeynaa in uu u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday.

02/09/2025

"INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN"
𝐓𝐚𝐜𝐬𝐢 𝐓𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡:
Bahda AL - F***J oo isku duuban waxa ay naftooda iyo ehelkaba uga tacsiyaynayaan geerida ku timid Nabadoon Maxamuud Yuusuf oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Waxaan Marxuumka Allah (SWT) uga baryaynaa inuu janadii Firdowsa ka waraabiyo,Ehelada iyo Qoyska uu ka baxayne sabar iyo iimaan.

29/08/2025

"INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN"
𝐓𝐚𝐜𝐬𝐢 𝐓𝐢𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡:
Bahda AL - F***J oo isku duuban waxa ay naftooda iyo ehelkaba uga tacsiyaynayaan geerida ku timid Adeer Maxamuud Raage Rooble oo ka mid ahaa Shaqaalaha AL-F***J oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Waxaan Marxuumka Allah (SWT) uga baryaynaa inuu janadii Firdowsa ka waraabiyo,Ehelada iyo Qoyska uu ka baxayne sabar iyo iimaan.

Photos from Al-faraj primary and secondary school's post 08/08/2025

DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB

Waxaa lagu wargelinaya dhamaan waalidiinta sharafta leh in ay furantahay diiwaangelinta fasallada kala duwan Dugsiga 2025-2026.

Shuruudaha ardayga cusub waxaa kamid ah:
1- In uu la socdo waalid ama qof masuul ka ah.
2- Inuu la yimaado beddel rasmi ah.
3- Inuu ka gudbo imtixaan qabuul ah oo u qalma fasalka uu fariisanayo.

F.G Diiwaangelinta waa socotaa, wixi faahfaahin ah fadlan wac numbers ka hoos ku qoran.
- Alfaraj Hoose/Dhexe kala xiriir 0615130972.
- Alfaraj Dhexe/Sare kala xiriir 615799997.

Shaqo wacan.

Photos from Al-faraj primary and secondary school's post 27/05/2025

Qeyb ka mid ah sawirada xafladda sagootinta F4.

Photos from Al-faraj primary and secondary school's post 25/05/2025

Beri oo Isniin ah waxaa dhici doona Xafladda Sagootinta F4 iyo Abaalmarinta guuleestayaasha tartan-aqooneedka iyo Sports ka. Sidoo kale Ardaygeenna Cabdifataax Maxamed Xuseen ayaa waxa uu soo bandhigi doonaa buug uu qoray.

Photos from Al-faraj primary and secondary school's post 16/05/2025

Qeyb kamid sawiradii maanta ee kulanka Finalka ee AL-F***J.

Photos from Al-faraj primary and secondary school's post 16/05/2025

Kulan duco iyo quraan aqris ah oo galabta loogu sameeyay
AL-F***J Ardaygeennii Marxuum Mustaf Jamaal Tooxow. Waxaan ilaah uga baryaynaa in uu makaankiisa ka dhigo Janatul-fardows.

Photos from Al-faraj primary and secondary school's post 14/05/2025

Waa qeyb ka mid ah sawirrada gabagabada tartantan-aqooneedka Dugsiyada
AL-F***J ee 2024-2025.

10/05/2025

Saadaali kulanka Finalka ee Isniinta dhex mari doona Fasalada kala ah: F2B & F1A.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Yaaqshiid 30
Mogadishu
BANADIR