04/03/2026
๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐-๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ โ Moments That Matter
This wasnโt just a workshop. It was a room full of ideas brewing and ambitions leveling up.
Insightful discussions, powerful questions, practical lessons, and one shared goal: taking online businesses to the next level.
A big thank you to all participants and to Instructor Istar Ali for generously sharing valuable knowledge.
These photos capture the moments, but the real takeaway is the skills gained. ๐ธโจ
03/03/2026
isdiiwaangelintii si rasmi ah ayay u xirmatay. โ
Kuraastiina waa buuxsameen, mahadsanidiin dhammaan ka-qaybgalayaasha.
๐ Info : +252617526659
01/03/2026
๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐-๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ
Ma rabtaa inaad bilowdo ama kobciso ganacsigaaga online-ka ah?
iska diiwaangali ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐-๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ซ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ
oo aad ku baran doonto xeeladaha casriga ah ee suuq-geynta, iibka, iyo maamulka e-commerce.
๐ฉโ๐ซ Instructor: Istar Ali
๐
Date: 4 March 2026
โฐ Time: 9:00AM โ 12:00PM
๐ Location: Benadir University Innovation HUB
kuraastu way xadidantahay!!
๐๏ธ is diiwaangeli hadda si aad u xaqiijiso kursigaaga
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdiK-FtMGKOZIHs6huDgNsIKy2CN37ioL5tHQY1u1WZcEv80g/viewform?usp=publish-editor.
๐ Info & Registration: +252617526659
08/01/2026
Baro Xirfadaha Mustaqbalka!
Digital | AI | Business | Online Income
๐ E-LOOX Academy waxay bixisaa:
โ
Digital Marketing & Social Media
โ
Online Selling & E-Commerce
โ
Freelancing & AI Tools
โ
Product Sourcing & Practical Courses
๐ผ Ku kasbo xirfado lacag kuu shaqeeya!
๐ฉ Enroll Today โ Learn Skills That Pay!
27/12/2025
๐ ๐๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ซ๐ค๐๐ญ๐ข๐ง๐
(Barashada Suuq-geynta Baraha Bulshada)
Ku baro xirfadaha casriga ah ee kor u qaada ganacsiga iyo sumaddaada online-ka
๐ฅ ๐๐ก๐๐ญ ๐๐จ๐ฎโ๐ฅ๐ฅ ๐๐๐๐ซ๐ง:
โข Social Media Strategy & Planning
โข Content Creation & Branding
โข Audience Growth & Engagement
โข Social Media Ads & Analytics
โข Practical, real-world skills
๐ Online Learning | Flexible | Future-Focused
๐ฒ Isdiiwaangeli hadda โ tirada we xadidantahay!
https://forms.gle/g2DxbegnGf2T6uUh6
15/12/2025
๐๐ข๐ช ๐ง๐ข ๐ฆ๐๐๐ ๐ข๐ก๐๐๐ก๐ & ๐ฆ๐ข๐จ๐ฅ๐๐ ๐ฃ๐ฅ๐ข๐๐จ๐๐ง๐ฆ ๐๐ฅ๐ข๐ ๐๐๐๐ก๐ โ ๐ช๐๐๐๐ก๐๐ฅ
Baro:
๐ Sida online wax loogu iibiyo si sax ah
๐ญ Sida products tayo leh looga keeno China
๐ฆ Supplier-ro lagu kalsoonaan karo
๐ฐ Sida faaโiido joogto ah loo sameeyo
Haddii aad tahay:
โ
Ganacsade
โ
Qof raba inuu ganacsi bilaabo
โ
Freelancer
โ
Ama qof doonaya dakhliga online-ka
Webinar-kaan adiga ayuu si gaar ah kuu anfici doonaa!
๐ Host: E-Loox Academy
๐ Sponsor: ABC Cargo
๐ Taariikh: 17-kan bishaan
โฐ Waqti: 8:00 PM
๐ Goobta: Online โ Google Meet
Hel aqoon dhab ah, furo fursado cusub, kuna bilow ganacsi caalami ah!
๐ Register Now โ Waa FREE!
https://forms.gle/N5jQUCig1PuBaMKo6
07/12/2025
๐ฅ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐! ๐๐๐๐๐๐๐-๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐!
Mastering Social Media Marketing
Aqoon, xirfad, iyo dhiirrigelin buuxda!
Ka-qeybgalayaashu wax badan ayay ka faaโiideen!
๐ Host: E-Loox Academy
๐ค Sponsor: Som Advert
๐ Stay tuned for the next big event! ๐
04/12/2025
๐ฅ สแดแดแด
ส แดแด สแดแด แดส แดแด สแดแดส แดแดสแดแดแดษชษดษข ๊ฑแดษชสส๊ฑ?
๐ ๐๐ฆ๐ง๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐ฆ๐ข๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐ ๐ ๐๐ฅ๐๐๐ง๐๐ก๐ โ ๐ช๐๐๐๐ก๐๐ฅ
Baro sirta dhabta ah ee guusha suuq-geynta Digital-ka ah!
Haddii aad tahay:
โ
Ganacsade
โ
Arday
โ
Freelancer
โ
Ama Content Creator
Webinar-kaan adiga ayuu kuu yahay mid muhiim ah !
๐ Host: E-Loox Academy
๐ Sponsor: Som Advert
๐ [7-december-2025] | โฐ [8:00pm]
๐ Online--------google meeting
๐ Ka qaado aqoon, ka hel fursad, kuna kordhi dakhligaaga!
๐ Register Now its Free!
https://forms.gle/hCz9V3ui8sbXTVDdA
29/11/2025
๐ฅ๐๐ฏ๐๐ฅ๐ฌ-๐ค๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ก๐๐ง๐ญ๐๐ก๐ฒ ๐๐ขโ๐๐๐ ๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ญ๐จ ๐๐ง๐ ๐ฅ๐ข๐ฌ๐ก-๐ค๐.
waxaan kuu diyaarinnay course dhameystiran oo aan ugu talagalnay inaan kor ugu qaadno heerka aad ka joogto luuqadda english-ka.
27/11/2025
waa maxay xirfadda ugu horreysa ee aad baran lahayd?