19/06/2026
Hambalyo ๐
Jaamacadda SIU waxaa maanta si rasmi ah ugu soo gabagaboobay imtixaankii ugu dambeeyay ee sannad-waxbarasheedka 2025โ2026, kaas oo muddooyinkii u dambeeyay ka socday xarumaha kala duwan ee jaamacadda.
Guddoomiyaha Naadiga Ardayda Kulliyadda FASS Mudane Fahad Hassan Sheikhow wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ardayda SIU Family, gaar ahaan Class of 2026 sigaara wuxuu mar kale hambalyo u dirayaa bahda fass family FASS Class of 2026.
Waxaan idiin rajeynayaa guul, horumar iyo mustaqbal wanaagsan. Dadaalkii iyo juhdigii aad geliseen waxbarashada maanta waa tallaabo muhiim ah oo aad ugu sii dhawaaneysaan himilooyinkiinna.
Hambalyo dhammaan saaxiibayaal, guul iyo horumar wanaagsan ayaan idiin rajeynayaa. ๐๐
11/06/2026
Hambalyo Gudomiye Ramla Ahmed Hassan
Oo loo magacaabay head of capacity building and development
Hoggaanka Somali Diplomacy Association
09/06/2026
Hambalyo Agaasime Ku-xigeen
Somali Diplomacy Association (SDA) waxay si weyn ugu hambalyaynaysaa Mudane Yuusuf Warsame Farah (Shabeel) magacaabista xilka Agaasime Ku-xigeenka SDA.
Waxaan kuu rajaynaynaa guul, horumar iyo hoggaan wanaagsan. Waxaan kalsooni ku qabnaa in aad aqoontaada, kartidaada iyo dadaalkaaga uga qayb qaadan doonto horumarinta himilooyinka iyo howlaha ururka.
Ku soo dhawoow hoggaanka SDA, Agaasime. ๐ค
Kulliyadda FASS waxay hambalyo u direysaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumadda FASS Mudane yuusuf warsame farah oo loo magacaabay Agaasime ku-xigeenka SDA
HAMBALYO SXB
03/06/2026
๐๐ HAMBALYO GUULLEYSTAYAASHA KOOBKA JAAMACADDA SIU 2026 ๐๐
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Naadiga Ardayda Kulliyadda Injinneeriyada iyo Culuumta Tiknolojiyada (FECT) oo ku guuleystay koobka kubbadda cagta kulliyadaha Jaamacadda SIU ee sannadkan 2026.
Sidoo kale, waxaan hambalyo gaar ah u diraynaa Kulliyadda Ganacsiga iyo Dhaqaalaha (BESA) oo kaalinta labaad ka gashay tartanka, kana soo bandhigtay ciyaar adag, xirfad iyo tartan hufan oo mudan in lagu ammaano.
Waxaan u mahadcelinaynaa maamulka Jaamacadda SIU, Midowga Ardayda, guddigii qabanqaabada iyo dhammaan taageerayaashii ka qayb qaatay guusha tartankan.
๐ Hambalyo FECT โ Horyaalka SIU 2026! ๐ฅ Hambalyo BESA โ Kaalinta Labaad!
Somali International University - SIU
31/05/2026
Mahadcelin
Waxaan si mug leh ugu mahadcelinayaa dhammaan ciyaartoydii matalay Kulliyadda FASS ee ka qeyb gashay tartanka kulliyadaha Jaamacadda SIU. Waxaad muujiseen dadaal, geesinimo, karti iyo anshax ciyaareed mudan in lagu faano.
Sidoo kale waxaan mahad weyn u dirayaa maamulka kulliyadda, Naadiga Ardayda FASS, dhammaan xubnaha ardayda, taageerayaashii iyo cid kasta oo waqtigeeda, dadaalkeeda iyo taageeradeeda nala garab istaagtay intii uu tartanku socday.
Inkastoo safarkeennu ku istaagay wareegga Semi-finalka kadib rigoorayaal, haddana waxaan aaminsanahay in guushu aysan ku koobnayn koobka oo keliya, balse ay tahay midnimada, dadaalka iyo sumcadda wanaagsan ee aan wada muujinnay.
Waxaan idinka mahadcelinayaa taageeradii qiimaha lahayd ee aad noo muujiseen. Guuldarradu waa qayb ka mid ah ciyaaraha, waana cashar noo horseedi doona guulo waaweyn mustaqbalka.
Mar kale, mahadsanidiin dhammaantiin. FASS way idin ku faantaa, waxaana rajaynaynaa in aan sanadaha soo socda ku soo laabanno si ka xoog badan sidii h**e.
Sigaara waxaan ku faanayaa inaan gabdhaheena sharafta leh ee galab walba waqtiga iyo energy ku bixinayey ayagoo meelo fog fog ka imaaneyey si ay taageero u muujiyaan kulliyadda
Mahadsanidiin.
30/05/2026
๐๐๐ญ๐๐ก ๐
Kulanka Xiisaha Leh ee ๐๐๐ฆ๐ข-๐
๐ข๐ง๐๐ฅ๐ค๐! โฝ๐ฅ
๐
๐๐๐ ๐ ๐
๐๐๐
Galabta waxaa foodda is dari doona labada kulliyadood ee ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐ง๐ ๐ข๐ง๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ & ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ญ๐๐ซ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ (๐
๐๐๐) iyo ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐ซ๐ญ๐ฌ & ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ (๐
๐๐๐) kulan adag oo ka tirsan wareegga ๐๐๐ฆ๐ข-๐
๐ข๐ง๐๐ฅ๐ค๐ tartanka kubbadda cagta ardayda Jaamacadda SIU. ๐๐ฅ
Labada kooxood ayaa doonaya inay xaqiijiyaan booska Final-ka, iyadoo taageerayaashuna ay sugayaan kulan xiiso iyo xamaasad leh. โฝ๐ฅ
Yaa gaari doona ๐
๐ข๐ง๐๐ฅ๐ค๐? ๐
26/05/2026
๐โจ Ciid Wanaagsan โ Eidul Adxaa Mubaarak โจ๐
Maamulka iyo Naadiga Ardayda Kulliyadda Farsamada & Culuumta Bulshada (FASS) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda, macallimiinta, waalidiinta iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Ilaahay ha inoo barakeeyo maalmahan kheyrka iyo wanaagga leh, hana innagu gallado caafimaad, nabad, farxad iyo guul joogto ah.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan, qalbiyadeennana ku mideeyo jacayl, walaaltinimo iyo isxaqdhawr.
Ciiddaan ciiddeeda, ciideeda kale bash bash iyo barwaaqo ku gaara. ๐ธ
๐ Ciid Wanaagsan oo Barakoobay!
๐ Eid Mubarak!
Gudomiyaha naadiga ardeyda kuliyadda siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU.๐โจ Ciid Wanaagsan โ Eidul Adxaa Mubaarak โจ๐
Maamulka iyo Naadiga Ardayda Kulliyadda Farsamada & Culuumta Bulshada (FASS) waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda, macallimiinta, waalidiinta iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.
Ilaahay ha inoo barakeeyo maalmahan kheyrka iyo wanaagga leh, hana innagu gallado caafimaad, nabad, farxad iyo guul joogto ah.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo acmaasha wanaagsan, qalbiyadeennana ku mideeyo jacayl, walaaltinimo iyo isxaqdhawr.
Ciiddaan ciiddeeda, ciideeda kale bash bash iyo barwaaqo ku gaara. ๐ธ
๐ Ciid Wanaagsan oo Barakoobay!
๐ Eid Mubarak!
Gudomiyaha naadiga ardeyda kuliyadda siyaasadda iyo Culuumta Bulshada ee Jaamacadda SIU.
Somali International University - SIU
25/05/2026
๐๐๐ซ๐ญ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ญ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ โฝ๐
Ciyaar adag oo xiiso badan kadib, natiijada ciyaarta waxay kusoo dhammaatay:
๐ฅ ๐
๐๐๐ ๐ - ๐ ๐
๐๐๐๐
Hambalyo ๐
๐๐๐ guusha adag ee ay gaareen!
๐
๐๐๐๐ sidoo kale waxay muujiyeen ciyaar wanaagsan iyo tartan adag.
Ugu dambeyn FASS ayaa u gudubtay semifinal ka tartanka kulliyadaha Jaamacadda SIU
23/05/2026
๐๐๐ญ๐๐ก ๐จ๐ ๐ญ๐ก๐ ๐๐๐ฒ
Kulanka Xiisaha Leh ee Galabta! โฝ๐ฅ
๐
๐๐๐ ๐ ๐
๐๐
Galabta waxaa foodda is dari doona labada kulliyadood ee ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐ซ๐ญ๐ฌ & ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ (๐
๐๐๐) iyo ๐
๐๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฒ ๐จ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ข๐๐ง๐๐๐ฌ (๐
๐๐) kulan xiiso badan oo qeyb ka ah tartanka kubbadda cagta ardayda. Yaa guusha qaadi doona?
19/05/2026
Guddoomiyaha Naadiga Ardayda Kulliyadda FASS Mudane Fahad Hassan Sheikhow ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Golaha Xukuumadda Naadiga Ardayda FASS, wuxuuna magacaabay xubnaha cusub ee kala ah:
โข Marwo Fartuun Aadan Cali
Madaxa Arrimaha Bulshada ee Naadiga Ardayda FASS.
โข Mudane Yuusuf Warsame Faarax
Madaxa Arrimaha Dibadda ee Naadiga Ardayda FASS.
Guddoomiyuhu wuxuu xubnaha cusub u rajeeyey guul, hufnaan, iyo inay si wanaagsan ugu adeegaan ardayda iyo horumarka kulliyadda.