Moha Jega

Moha Jega

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Moha Jega, Tutor/Teacher, Mogadishu.

Photos from Moha Jega's post 01/11/2024

Waxa aan si wada jir ah ugu hambalyeyhaa Sxpdeyda Hassan Abdullahi Hussein iyo Osman Farey oo si wada jir uga qalin jabiye Kulliyada IT.

Congratulations ๐ŸŽŠ
I wish you the best my friends๐Ÿ‘

Photos from Moha Jega's post 18/01/2024

Guri barwaaqo ilaahey idinkiis
Hampalyo Saxib Daahir Mohamed Mahdi iyo Xaajiyadiisa Habiba Hussein Omar.๐Ÿฅฐ
Nolol Waarta oo farxad leh ayaan idin rajeyhaa Lamaaneheyga๐Ÿคฒ๐Ÿฅฐ

22/12/2023

Shalay Waxey ku Safartay Qeybta VIP da Diyaarada Waana Loo Adeegayay Ayadoo Madax ah.

Maanta Waxaa Lagu Keenay Qeybta Boorsoyinka La Galiyo Ayadoo Meyt ah,Xataa Kuraastii Binu aadam-ka Looma Ogola.

Shalay Waxaa Lagu Galibiyay Markey Safreysay Baabur aan Xabad Karin oo Raaxo ah iyo Ciidan iyo Farxad.

Maanta Waxaa Lagu soo Dhaweeyay Ambalace Sariir Naxasha ah iyo Murugo.

Shalay Title Badan ayaa Loogu Yeerayay Wasiirada Xilibaanad, Maamo, Wadaniyad, Xidigta Siyaasada Soomaaliya. Maanta Magaca Kaliya ay Wadato Waa Marxuumad iyo Meyt.

Shalay Guri Qurxoon iyo Sariir Raaxo Leh ayeey Ka Tagtay iyo soo Dhaweyn. Maanta Waxaa Loo Wadaa God Mugdi ah Caro Korka Looga Shubayo Waxbana Oolin, Dadkuna Leeyihiin inaga Boobsiiya.!

Shalay Akoono iyo Banki iyo Guryo Ayeey Laheed Lacagna ugu Jirtay. Maantase Waxey Shaqeysatay oo Camal ah Kaliya Ayeey Allaheeda La Hortagi, Hantideediina Waa Dhaxal.

Waa Xaal Aduunyo Marka Haku Kadsoonin Dhaldhalaalkeeda una Shaqeyso Bari Waxaad Allahii ku Abuuray La Hortagi Laheed.

Waano iyo Cibro Ayaa Noogu Sugan.

Allaha u Naxariisto Maama Khadiijo diiriye.

13/07/2022

Really tearing ๐Ÿ˜ขWaalid xaqiisu mafududa๐Ÿ™

Photos from Moha Jega's post 08/07/2022

ู„ูŽุจูŽู‘ูŠู’ูƒูŽ ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ูู…ูŽู‘ ู„ูŽุจูŽู‘ูŠู’ูƒูŽุŒ ู„ูŽุจูŽู‘ูŠู’ูƒูŽ ู„ุงูŽ ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽูƒูŽ ู„ูŽุจูŽู‘ูŠู’ูƒูŽุŒ ุฅูู†ูŽู‘ ุงู„ู’ุญูŽู…ู’ุฏูŽ ูˆูŽุงู„ู†ูู‘ุนู’ู…ูŽุฉูŽ ู„ูŽูƒูŽ ูˆูŽุงู„ู’ู…ูู„ู’ูƒูŽ ู„ุงูŽ ุดูŽุฑููŠูƒูŽ ู„ูŽูƒูŽ.๐Ÿฅฐ

27/06/2022

Somalia soomaali baa leh๐Ÿฅฐโœ…

21/06/2022

Walaalnimo๐Ÿฅฐ๐Ÿ‘ŒโœŒ

21/06/2022

Dalkeyna ayaa nagu filanโœ…

19/06/2022

Markaas Bay dhihi rabaan Goballada arday ba ka dhicin๐Ÿ˜…

waaba dad xitaa Comerdaba aan War ka heyn๐Ÿ˜…

18/06/2022

waa hadal uroon dhegaha dhalinta wax barata ee Alaha inoo rumeeyo๐Ÿคฒ

18/06/2022

๐Ÿฅฐุตูˆุช ุงู„ุฑุญู…ุฉ๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu