23/12/2023
Benadir University of Veterinary Students Association - buvsa
BENADIR UNIVERSITY 'STUDENTS ASSOCIATION (BUVSA)
23/12/2023
14/12/2023
12/12/2023
Buug uu qoray Hormuudka Kuliyadda Culuumta Xoolaha ee Jaamacadda Benadir Dr. Abdi Arif Gure cinwaankiisuna yahay 𝗡𝗮𝗱𝗮𝗮𝗳𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗛𝗶𝗹𝗶𝗯𝗸𝗮 (𝗠𝗲𝗮𝘁 𝗛𝘆𝗴𝗶𝗲𝗻𝗲) ayaa lagu soo bandhiggi doonaa maalinta Khamiista, Xarunta Prof. Cadoow ee Jaamacadda Benadir
KAFAIDEYSI. WACAN
30/10/2023
Badbaadinta xoolaha waa jiritanka bini aadamka
24/10/2023
Welcome to your students Dr Abdi Arif Gure
Congratulations, Dr. Abdi Arif Gurre on your new appointment as Dean of the Faculty of Veterinary Science! Wishing you success in your new role!
23/10/2023
30/09/2023
Kafaideysi wacan dhamaan
Waxaa Sharaf inoo ah in aad nagala soo qeyb gasho siminaar Cinwaankiisu Yahay "The Benefits of Improving Animal Welfare from the Perspective of Animal production".
Waxaa Nagala qeyb qaadanayo mowduuca
Dr. James Yeates
World Federation for Animals.
Prof: Dr. Abdi Arif Gure
Benadir University
Dr. Pravin Mishra
University of Hawaiʻi, USA
Barbara Gardner
Founder and CEO
Animal Interfaith Alliance
GOOBTA: Prof. Adow campus, Benadir University, Mogadishu Somalia
Taariikhda: 05 October 2023, 1:00PM
Waxaa soo qaban qaabiyay Somali Animal Welfare Society iyo Jaamacadda Benadir
23/09/2023
Asc dhaman ardeyda somaliyeed gaar ahaan kuwa jecel barashada culuumta xoolaha waxaa loogu bishaaraynaya in ay ka faaiideystan fursad deeq waxbarasho oo qeyb ah (Partial Scholarship) ay bixineyso Jamacada Benadir
Fadlan ka qeybqaado Sare uqaadista waxsoosaark dalkaada
Hormar wacan
17/08/2023
HAMBALYO B**H 10 Ee Kulliyda Cilmiga xolaha jmaacda Benadir university
30/07/2023
We wish Success the Batch 10
27/06/2023
𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐖𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧
Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta waxaan ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidda AL Adxa
Ciiddan ciiddeeda Rabbi ha innagu gaarsiiyo samo iyo sareedo.
𝐄𝐈𝐃 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐑𝐀𝐊
عيد أضحى مبارك، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
كل عام وأنتم بألف خير.
Kulliyadda Cilmiga Xoolaha ee Jaamacadda Benadir University ayaa ardeyda u sameysay Tababar, si aqoonta ay u leeyihiin Cilmiga Xoolaha sare loogu qaado.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
NA
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 19:00 |
| Tuesday | 07:00 - 19:00 |
| Wednesday | 07:00 - 19:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 19:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |