Somali National Skills & Training Center

Somali National Skills & Training Center

Share

waxaan marwalba utaaaganahay caawinta ardayda soomaaliyeed

06/11/2025

Fursad muhiim.ah

12/06/2025

Ogaysiiis. Ogaysiiis. Ogaysiiis
Dhamaan ardayda barata kuliyada caafimaadka.waxaan ku wargalinaynaaa inaad ka faaiidaysataan .tababarkaan

31/12/2023

Sanad Wanaagsan 2024.
Somali National Skills & Training Center

29/12/2023

Jumma Mubarak
Somali National Skills & Training Center

Photos from Somali National Skills & Training Center's post 28/12/2023

Sawiro 4 aad: Shahado Biixinta Seminar of Effect Hepatits B Virus
Somali National Skills & Training Center

Photos from Somali National Skills & Training Center's post 27/12/2023

Sawiro 3 aad: Seminar of Effect Hepatits B Virus
Somali National Skills & Training Center

Photos from Somali National Skills & Training Center's post 27/12/2023

Sawiro 2 aad: waxaa si wanaagsan inogu soo dhamaday Seminarkii Ciwankiisu ahaa "Effect of Hepatitis B Virus", waxaana madashaas Xadir ku ahaa Arday Ka kala socotay jaamacadaha Dalka gudihiisa ka howl galla.
Somali National Skills & Training Center

Photos from Somali National Skills & Training Center's post 27/12/2023

Sawiro 1 aad: Seminarkii Effect of Hepatits B Virus
Somali National Skills & Training Center

20/12/2023

Waxaa dhaman ardayda kunool magalada muqdisho laogeysinaya in xarunta Somali National skills and training center ey qabaneyso seminar ciwaankisu yahay HEPATITIS B VIRUS oo laqaban doono tariqda markey tahay 27da bisha December (27/12/2023) Seminar ka waxaa qeyb ka ah isbitalka weyn ee kalkaal hospital qeybtisa
afarta darjiin oo bixin doona talalka HEPATITIS B oo free ah. Siminarka waxa jeedin doonaa dhaqaatiirta ka hawlgasha cisbitalka kalkaal iyo Isbitalada kale, FG: seminarka waxa uu leeyahay talal free ah oo ah Cudurka Cagarshowga waxaana idiinku deeqay Isbitalka wayn ee kalkaal faraciisa 4 ta jardiin Kaso qeyb gal wacan Mahadsanidiin.
Somali National Skills & Training Center
Kalkaal Hospital- Afarta Darjiin

21/11/2023

Anagoo ah Xarrunta tawabarada Xirfadlayaasha Qarranka Soomaliyeed Waxaan hambalyo u dirayna dhammaan macalimiinta gaar ahaan macalimiinta Soomaliyeed.
Somali National Skills & Training Center

08/11/2023

Wargalin Dhamaan Ardayda Soomaaliyeed iyo Bahda Kuxiran Pageka Somali National Skills And Training Somali National Skills & Training Center,lagu wargalinayaa In Dib Loodhigay Seminarkii Lawada Sugayey Ee EFFECT OF Hepatitis B Virus. Xaalado jiraan aawageed Waxaaan Dib Idiin kuugu Soo Sheegi Doonaa Xiliga Iyo Goobta Insha Allah .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:00
Tuesday 07:30 - 17:00
Wednesday 06:30 - 16:30
Thursday 07:30 - 17:30
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 07:30 - 16:30
Sunday 06:30 - 16:30