Masdar Primary And Secondary Schools

Masdar Primary And Secondary Schools KU SOO DHAWOW MASDAR PRIMARY & SECONDARY SCHOOLS

๐—ž๐—จ: ๐——๐—›๐—”๐— ๐— ๐—”๐—”๐—ก ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐——๐—” ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—ข๐—ช๐—Ÿ-๐—ช๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—ก๐—ก๐—”๐——๐—”  ๐—จ๐—: ๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo howl-wadeen...
20/12/2025

๐—ž๐—จ: ๐——๐—›๐—”๐— ๐— ๐—”๐—”๐—ก ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐——๐—” ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—›๐—ข๐—ช๐—Ÿ-๐—ช๐—”๐——๐—˜๐—˜๐—ก๐—ก๐—”๐——๐—”
๐—จ๐—: ๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan ardayda iyo howl-wadeennada in dugsigu fasax noqon doono laga bilaabo Maalinta Axadda ee bari ah, oo Taariikhdu tahay 21-12-2025 ilaa Maalinta khamiista 25-12-2025

Waxbarashadu waxa ay dib u bilaaban doontaa Maalinta sabtida taariikhdu tahay 27-12-2025 kuna beegan 07-07-1447.

๐–ฃ๐–ง๐– ๐–ฌ๐–ฌ๐– ๐– ๐–ฃ

Facebook: Masdar Primary And Secondary Schools
Whats App: 61 5743170 /619979598
Tiktok: masdar Schools

24/11/2025

Munaasabadii iyo abwaanka da'da yar abwaan Saadaq.

Ardayda fasalka 8aad B  ee Dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools ayaa munaasabad heerkeedu sareeyo ku maamuusay m...
23/11/2025

Ardayda fasalka 8aad B ee Dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools ayaa munaasabad heerkeedu sareeyo ku maamuusay macalimiintooda.

Maamuuska   maalinta macallinka soomaaliyeed
22/11/2025

Maamuuska maalinta macallinka soomaaliyeed

22/11/2025

Dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools ayaan ka qeyb galay munaasabadda maalinta Macallinka soomaaliyeed oo lagu qabtay tuulada cayaaraha.

๐Ÿฎ๐Ÿญ๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑMaamulka, Howl wadenada  Dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools  Waxay...
21/11/2025

๐Ÿฎ๐Ÿญ๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ๐—บ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ

Maamulka, Howl wadenada Dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools Waxay u hambalyeynayaan dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan Maalinta Macalinka Soomaaliyeed ee 21ka November.
Si gaara macalimiinta Dugsiyada masdar 1&2.

Milgo iyo maamuus macalin baa leh.
Macalinkeen allow kaal.

Hambalyo dhammaan macalimiinta soomaaliyeed, gaar ahaan macalimiinteena nagu qaaliga ah.
21/11/2025

Hambalyo dhammaan macalimiinta soomaaliyeed, gaar ahaan macalimiinteena nagu qaaliga ah.

๐ƒ๐š๐ญ๐ž: 29 ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.       ๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐   ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡.Dhammaan Ardayda  dhigata Dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools ...
29/08/2025

๐ƒ๐š๐ญ๐ž: 29 ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“.
๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐ ๐Œ๐”๐‡๐ˆ๐ˆ๐Œ ๐€๐‡.
Dhammaan Ardayda dhigata Dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools waxaa lagu wargalinayaa in maalinta Sabtida ah Taariikhduna ay ku beegan tahay ๐Ÿฏ๐Ÿฌ -๐—”๐˜‚๐—ด๐˜‚๐˜€๐˜ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ in uu iskuulka dib u furmi doono lana bilaabi doono Daruusta sanad Dugsiyeedka 2025-2026 hadli Alle idmo
Hadaba Ardaydeena Sharafta badan waxaan fileynaa inaad Diyaarsateen Agabkiina waxbarasho.

Mahadsanidiin.




  ๐Ÿ“ข muhiim ahDugsiga Masdar Primary And Secondary Schools  wuxuu ogeysiinayaa  dhammaan bulshoweynta ku nool magaalada M...
27/08/2025

๐Ÿ“ข muhiim ah
Dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools wuxuu ogeysiinayaa dhammaan bulshoweynta ku nool magaalada Muqdisho inay ka bilaabatay xarumaha dugsiga diiwaan-galinta ardayda cusub ee sanad-dugsiyeedka 2025-2026.

๐Ÿ‘‰kala xirir: 61 5743170 /615427538

Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ardayda fasalka 8aad ee dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools oo natiijo wacan ...
14/08/2025

Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ardayda fasalka 8aad ee dugsiga Masdar Primary And Secondary Schools oo natiijo wacan ka soo hooyay imtixaanka Gobolka Banadir, waxaa si gaar ah u bogaadinaynaa ardayda darajada sare keenay.
Dadaalaa wuu gaaraa.

3-Ardey ee ugu dhibcaha sareeya sanad dugsiyeedka 2024-2025
13/08/2025

3-Ardey ee ugu dhibcaha sareeya sanad dugsiyeedka 2024-2025

AFMEERIDA  ๐—ง๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ก ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก๐—˜๐—˜๐——๐—ž๐—” [ Aqooon iyo Abaal marin]   ee Dugisga Hoose Dhexe iyo sare ee masdar faraca  2aadWaxaa Sha...
26/05/2025

AFMEERIDA ๐—ง๐—”๐—ฅ๐—ง๐—”๐—ก ๐—”๐—ค๐—ข๐—ข๐—ก๐—˜๐—˜๐——๐—ž๐—”
[ Aqooon iyo Abaal marin] ee Dugisga Hoose Dhexe iyo sare ee masdar faraca 2aad

Waxaa Shalay oo Axad aheyd , taariikhduna ku beegneed 25 / May / 2025
Xarunta Dugsiga lagu qabtay kulankii ugu dambeeyay ee Tartanka Aqooneedka

Waxa tartamay fasallada kala ah :

โžก๏ธ Fasalka 7-aad

โžก๏ธ Fasalka 09-aad

๐…๐š๐ฌ๐š๐ฅ๐ค๐š 7-๐š๐š๐ ayaa noqday guuleystaha tartanka,

๐‘ฏ๐’‚๐’Ž๐’ƒ๐’‚๐’๐’š๐’ ๐‘ญ๐’‚๐’”๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐‘ฎ๐’–๐’–๐’๐’†๐’š๐’”๐’•๐’‚๐’š!
๐‘ซ๐’‚๐’…๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฏ๐’๐’“๐’–๐’Ž๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚ ๐‘ฏ๐’‚๐’๐’Œ๐’‚๐’‚ ๐‘ฒ๐’‚๐’”๐’Š๐’Š ๐‘พ๐’‚๐’…๐’‚

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 18:00
Tuesday 06:00 - 18:00
Wednesday 06:00 - 18:00
Thursday 06:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 18:00
Sunday 06:00 - 18:00

Telephone

+252616599159

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masdar Primary And Secondary Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Masdar Primary And Secondary Schools:

Shortcuts

Share

Category