Kokos Ai Somalia

Kokos Ai Somalia

Share

Kokos is a specially designed Artificial Intelligence/Robotics education & training program

07/06/2026

KOKOS AI

03/06/2026

Kokos AI Schools waxay iskuulada, macalimiinta iyo ardayda u keenaysaa madal casri ah oo lagu barto ICT, Coding, AI & Robotics si fudud oo wax ku ool ah.

🏫 Hal madal. Macalin. Arday. Iskuul.

πŸ“ž +252 61 249 8449
🌐 www.kokosai.so

25/05/2026

Kokos Ai Somalia digital platform

24/05/2026

Kokos AI Somalia waa madal casri ah oo ICT, AI, coding, robotics, iyo STEM practical ah lagu baro ardayda schoolada. Waxay ka caawisaa ardayda inay technology-ga si dhab ah ugu shaqeeyaan halkii ay theory keliya ka baran lahaayeen. Platform-ku wuxuu leeyahay AI learning system, robotics labs, coding activities, games, iyo projects gacanta lagu sameeyo si ardaydu u yeeshaan xirfado mustaqbalka muhiim u ah.

Schoolada(ardayda) waxay u isticmaali karaan:

barashada coding iyo AI
robotics practical
computer labs casri ah
teacher training
competitions iyo hackathons
project-based learning

Faa’iidada ugu weyn waa in ardaydu helayaan:

practical ICT skills
creativity iyo problem solving
fahamka AI iyo technology
diyaar garow mustaqbalka digital-ka
xirfado shaqo iyo innovation

21/05/2026

Ardayda School-ka Mucaasir oo practical ku sameynaya barnaamijka Kokos AI Somalia πŸ‘¨β€πŸ’»πŸ€–

Waa tallaabo weyn oo muujineysa sida school lada ay ugu diyaar garoobayaan mustaqbalka Technology-ga iyo AI-ga. Barashada practical-ka iyo isticmaalka AI maanta waxay dhalin kartaa hal-abuur cusub berrito. πŸš€πŸ‡ΈπŸ‡΄

20/05/2026

πŸš€ Kokos AI Platform β€” Barashada ICT-ga Casriga ah.

πŸ’» Coding
πŸ€– AI & Robotics
πŸ–₯ Practical ICT Learning

🏫 Iskuulada Soomaaliyeed waxaan ku dhiiregelinaynaa inay ardayda siiyaan waxbarasho casri ah oo practical ah.

πŸ“ž +252 61 249 8449
🌐 www.kokosai.so

19/05/2026

πŸŽ“ Ardaydu hadda waxay si fudud ugu soo gudbin karaan Assignments-kooda uguna shaqeyn karaan Quiz-yada iyaga oo jooga guryahooda!

πŸ’‘ Platform-ka casriga ah ee KOKOS AI wuxuu ardayda u fududeynayaa:
βœ… In ay Assignments si online ah ugu upload gareeyaan
βœ… In ay Quiz-yada kaga shaqeeyaan gudaha platform-ka
βœ… In ay helaan waxbarasho casri ah meel kasta oo ay joogaan

πŸ“š KOKOS AI β€” Hormuudka AI & Robotics Education ee Soomaaliya.

17/05/2026

KOKOS AI
BOOKS + DIGITAL PLATFORM

11/05/2026

πŸš€ Baro maanta, hormar berri.

Kokos AI Somalia waxay carruurta iyo dhalinyarada u keenaysaa:
πŸ’» Coding
πŸ€– AI & Robotics
πŸ“ Assignments & Quizzes Online

🏫 Waxaan ku dhiiregelinaynaa iskuulada inay isticmaalaan barnaamijkan casriga ah ee KOKOS AI si ardaydu ula jaanqaadaan tiknoolajiyada maanta.

πŸ“ž Nagala soo xiriir: 61 2498449

07/05/2026

πŸ€–βœ¨ AI & Robotics

Kokos AI waxay horseed u tahay hal-abuurka tiknoolajiyada casriga ah. Waxaan dhisaynaa xalal AI iyo Robotics ah oo nolosha dadka ka dhigaya mid sahlan, ammaan badan, isla markaana wax soo saar leh. πŸš€

🌍 Teknoolajiyadu maanta ma aha fikrad mustaqbal oo keliya β€” waa awoodda beddelaysa ganacsiga, waxbarashada, caafimaadka, iyo nolosha maalinlaha ah.

πŸ’‘ Kokos AI waxaan aaminsanahay:
βœ”οΈ Hal-abuur joogto ah
βœ”οΈ Teknoolajiyad caqli leh
βœ”οΈ Mustaqbal ay robots ka iyo dadka si wadajir ah uga shaqeeyaan horumar wanaagsan

πŸš€ Mustaqbalka la soco.
πŸ€– Ku soo biir safarka AI & Robotics.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Haaiji Baasto, Waberi Mogadishu –
Mogadishu
00252