Salaam University Faculty Of Medicine and Surgery

Salaam University Faculty Of Medicine and Surgery Salaam University Faculty of Medicine & Surgery

24/05/2026
Dean faculty of medicine and health sciences addressed at international day to end obstetric fistula held at jazeera hot...
23/05/2026

Dean faculty of medicine and health sciences addressed at international day to end obstetric fistula held at jazeera hotel organized by Minstry of health and human services


World hypertension day
22/05/2026

World hypertension day

Our students are seated mid exams
17/04/2026

Our students are seated mid exams

๐Œ๐€๐†๐€๐‚๐€๐€๐๐ˆ๐’.Maamulka Sare ee Jaamacadda Salaam ayaa Ustad Dr Abdikadrim Ahmed Mohamud u magacaabay Hormuudka Kulliyadda D...
07/04/2026

๐Œ๐€๐†๐€๐‚๐€๐€๐๐ˆ๐’.

Maamulka Sare ee Jaamacadda Salaam ayaa Ustad Dr Abdikadrim Ahmed Mohamud u magacaabay Hormuudka Kulliyadda Daawada, Qalliinka iyo Culuumta Caafimaadka ee Jaamacadda.

Anagoo ku kalsoon aqoonta durugsan ee Dr-ka u leeyahay Maamulka Waxbarashada Sare, waxaan u rajeyneynaa in xilka Alle u fududeeyo.

๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ caafimaadka jaamacada salaam ๐——๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—บ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ, agasimaha Guud ee cilmi baarista iyo Horma...
06/04/2026

๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ caafimaadka jaamacada salaam ๐——๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—บ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ, agasimaha Guud ee cilmi baarista iyo Hormarinta Dr Abdifatah Afyare iyo deputy dean ka Dr Isxaq Xashi ayaa booqasho rasmi ah ku tagay isbitalka takhasusuga muqdisho (Mogadishu specialist hospital) waxana kuso dhaweyay ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ , agaasimaha cafimadka, agasimaha shaqada iyo shaqalaha, dhaqatiir iyo xirfadle yaal caafimaad.

waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga waxbarashada gaar ahaan sare u qaadista taclinta cafimadka, cilmi baarista iyo cafimadka dadka tabaleysan.

Kulanka aya kuso dhamaaday isfaham iyo jawi wacan oo wadashaqeyn ah.

23/03/2026

Our student Safa is sharing Eid celebrations with community

19/03/2026

Our students are supplying iftar meals to members of our community as part of a charitable initiative. This effort reflects their commitment to compassion, social responsibility, and community support during a significant time.

Kulliyadda Daawada iyo Qalliinka Jamacadda Salaam ayaa qabatay Seminar cinwankiisu ahaa xerrirka ka dhaxeya soonka iyo s...
14/03/2026

Kulliyadda Daawada iyo Qalliinka Jamacadda Salaam ayaa qabatay Seminar cinwankiisu ahaa xerrirka ka dhaxeya soonka iyo sokorowga oo ka dhacay Hall ka jamacada qeybta Taleexโ€™
Seminar ka ayaa waxaa soojeedin iyo dood kasameeyay Dr said nur, Dr maxamed Carabey Dr xamse.

Seminarka waxa kaso qebgalay ardayda dhigata kulliyada cafimadka

Kulanka ayaa diirada Lagu saaray Integrated Management of Fasting Patients with Diabetes

Kulliyadda Daawada iyo Qaliinka guud ee Jamacadda waxaa ka go'an in ay joogteydo Tababarada iyo Seminaarada nuucaan oo kale ah si sare loogu qaado aqoonta iyo xirfadda ardayda soomaaliyeed.

Jamacadda waxa ay u mahadcelineysaa dhammaan qaban qaabiyaashii iyo kasoo qeyb galayaashii kulanka intaba.








university

๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ jaamacada salaam ๐——๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—บ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ, agasimaha Guud ee cilmi baarista ...
19/02/2026

๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—พ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ jaamacada salaam ๐——๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—บ ๐—”๐—ต๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ, agasimaha Guud ee cilmi baarista iyo Hormarinta Dr Abdifatah Afyare iyo Dr Isxaq Xashi ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta baaritanada NOVA waxana kuso dhaweyay ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ howlaha ๐—ด๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ee xarunta Mr ๐—–abdullaahi Tukade iyo Madaxa qeybta Pathology ga Dr Qasim xaji xusein

waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga waxbarashada gaar ahaan sare u qaadista taclinta cafimadka, cilmi baarista iyo cafimadka dadka tabaleysan.

Kulanka aya kuso dhamaaday isfaham iyo jawi wacan oo wadashaqeyn ah.

Iscadeynta saameynta ay ku ledahay maqaarka
12/02/2026

Iscadeynta saameynta ay ku ledahay maqaarka

Address

Cabdiqasim
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Salaam University Faculty Of Medicine and Surgery posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share