Somali Geologists' Association

Somali Geologists' Association

Share

Welcome to offcial Somali geologists Association's page

Photos from Somali Geologists' Association's post 26/04/2021

GEOLOGY LABORATORY.

08/04/2021

Gold and Quartz

03/04/2021

an ka faideysano kheyradka alle inagu maneystay . Inta dunida ka gurin shidaal isticmalid.

!!
Xogta sawirka oo ah 2d seismic o tarjuman.

Badda Somalia Laga soo bilaabo Hobyo illaa xuduudka kenya waxaa ku jirta 56 block ( ceel shidaal & gaas ah).

Waxa hada muranka ku jirana waa 4 ceel oo ka mid ah 56 da block.

Hal ceel kaliya hadaan qiimeyno:

Halki ceel shidaal ee bada ku yaalla waxaa la sheegay in 1Million Barrel ama hal milyan oo foosto shidaal ah uu soo saari karo maalin walba,
Halkii Barrel(foosto) wuxuu la egyahay 42Gallons Ama halkii Barrel(foosto) wuxuu la egyahay 158,98 Liters oo shidaal ah
Halkii Barrel qiimihiisu waxa weeye qiyaasti 65$

Sidaa owgeed: Maalinki hadii hal ceel kaliya laga soo saaro 1M foosto×$65= $65M
Bishii wexey noqoneysaa 65M×30beri=$1.95 Billion
Sanadki wexey noqoneysaa 1.95B×12bilood= $23.4Billion

Waa qiiemeynta hal ceel kaliya intaas.

misaniyada dowlada 600million ama waxaan dhameyn hal bilyan dollar misna 59% ey besha lexad bixiso!!

Ogoow dadkeena waxaa lagu qiyaasaa wax ka yar 13 Million oo qof, marka 13M oo qof hadii eey hal ceel shidaal ka sameyn karaan $23billion sanadkii mexey beel caalam uga baahanyihiin oo misna ku gumeysaneysa waxaan dhameen hal bilyan oo dollar oo xalane looga yeerayaa marwalbana warqad bahdil ah Twitter ka loo soo marinayaa!🤔

F.g .aduunka 20ka sano ee socota kadib waxaa la qiyaasayaa in laga maarmi doono shidaalka marka ceelashaa iyaga ah ma aakhiro baan barkan rabnaa!!

Source by. Abdifitah Injey

11/09/2020

Waxaa jira baraarug la xiriira muhiimada ay leeyihiin kuliyadaha naadirka ku ah dalka.

Midowga geologist yaasha soomaaliyeed waxa uu ku dhiira galinayaan dhamaan ardayda soomaaliyeed ee sanadkaan ka qalin badalatay dugsiga sare F14 in ay ka qayb qaataan sidii ay ugu biiri lahaayeen kuliyadaan geology maadaama yu dalkeenu leeyahay khayraad fara badan.

Wixii tallo iyo tusaale oo aad iga baahataan kuliyada waad na soo weediin kartaan.

27/08/2020

Forest cutting is rapidly increasing in our country. The importance of forests cannot be underestimated as we do as a nation.

Naturally, our dependency is on forests for our survival as trees are the only source as oxygen-provider on this planet. Besides providing habitats for animals and livelihoods for humans, forests also offer watershed protection, prevent soil erosion and mitigate climate change. Forests provide water storage, dictate weather patterns and, critically, act as the planet’s lungs by absorbing carbon dioxide and releasing oxygen into the atmosphere through photosynthesis.

We request Our government that cutting forest should be stop.

Somali Geologist Association

Photos from Somali Geologists' Association's post 22/08/2020

Feldspar group of minerals .
Waa Koox dhagax macdan sameye kuwaso ku sameysay uriye silicate , waase Koox dhagax inta bdn laga helo sagxada dhulka korkiisa wuxusa ka yahay 50% .

Waxaase laga heli karaa nooc walbo oo dhagax side igneous , sedimentary and metamorphic rocks.

Macdanta Feldspar waxay heladay qaab isku wada eg marka loo eego Curiyaha ay ka kobantahay Chemical composition iyo physical properties-ka .

Waxase Curiya asal u ah : alumosilicates .
WZ4O8 kani waa qacidada sarre ee laga so dharaan dhiriyo Curiyaha uu ku sameysmay feldspar .

W= Na,K,Ca,and Ba .
Z=Si and Al.
Tusale :
i)Na Al Si3 O8 ii) K Al Si3 O8 iii) Ca Al2 Si2 O8

Feldspar Waxa loo kala qeybiyaa lawo Koox oo kala ah:

felspar or Alkali feldspar: wuxu ku sameysma xalad adag kaso u dhaxeya taxane cad ee albite iyo potassium sanidine waxa hoos timada:
1=Orthoclase
2=Sanidine
3=Microcline

-lime feldspar waxase loo garan yaqaan plagioclase feldspar : wuxuse ku sameysma texane ka kooban isla eg qaab . Waxaase hoos timada.
1=Albite
2= labradorite
3= Oligoclase
4= Bytwonite
5= Andesine
6= Anorthite.

Macdanta Feldspar waxaa loo isticmala qabab kala duwan oo kala ah:
* QAAB warshad sida sameynta dhaloyinka; wax walbo oo dhobadda laga sameyo ceramic products .
* sido kle wxa loo isticmala buuxita rinjiga.
* sameynta balaastikada iyo cagagga.

..dhowr kalo kala duwan inta ugu cansan oo feldspar laga helo dhanka Gemstone ;

Waxase ka mid ah : , , , , and


19/08/2020

Waxaa dhoormar na soogaaray fariimo bogaadin ah iyo su'aalo kala duwan ee la xiriira howlaha midowga

Hadii aad heeso fikir ama tallo ku saabsan sida ugu haboon ee looga shaqeen karo isku xirka geologist yaasha soomaaliyeed meel waliba ay aduunka ka joogaan waxaad noogu reebta hoos ama email ka midowga noogu soo dir

15/08/2020

Sidan h**ey usoo xusnay dhagaxa sameya macdanta ee sagxada dhulka kore waa koxo dhagax macdan sameye Kuwaso inta la ogsoonyahay anan ka badneyn boqolkiiba 25% . Inta bdn 99.5% ee dhagax macdan sameyaha wuxuu ka yimadaa tijaabo cadeyn(practical identification).

Sidaa dartee koxaha la garanshiyo ogyahay ee ku sameysma silicate group . intaaas waxa dheer in boqolkiiba 8% sagxada kore ee dhulka ,dhagaxa macdan sameye wuxu ku sameysmaa SILICATE IYO FREE SILICATES .

Hadba inta group hoos timadata silicate wxaa ugu magac dheer
# Quartz group IYO group

group waxa kalo loo yaqaan silicate group waxase loo qeybiyaa labo qeybood oo kala ah :
1- crystalline varieties IYO
2 - crypto crystalline varieties

varieties waxaa hoos timada intaan .
1) Amethyst
2) Milky quartz
3) Rose quartz
4) Aventurine quartz
5) Citrine
6) Smoky quartz
7) Blue quartz

crystalline varieties Ee quartz waxay ku sameysmaan si dhabici waxaysa leyihiin marka microscope lagu firiyo qaab muqaal oo crystalline ah. Waxayse kala yihiin :
1) Agate
2) Chalcedony
3) Carnelian
4) Jasper
5) Onyx
6) Tiger’s eye
7) Rutilated quartz
8) Chrysoprase
9) Heliotrope
10) Flint or chert.

Curiye sameyahay ee Quartz boqolkiiba boqol waa SiO2.

Inta waxa dheer silicate groups in ay hoos timado in kaloo badan ; dhagax macdan sameye.. ee ku texnaaw page-kan lana soco taxanaha THE SILICATE GROUPS OF MINERAL.

Mahadsanid

13/08/2020

Dadka ku xiran page-ka oo nala wadagay macdanta Quartz ayan qoramadaan la wadaagnay.

Quartz waa mid ka midda macdanta loogu aqoonta badan yahay ee dhulka korkiisa saaran. Waa mid adag (Mohs Scale hardness 7) kalar ahaan Colourless, White,Smoky, brownish grey, iyo kuwa kale .

Sideen ku aqoonsan kara Quartz?

1-muuqaal ahaan waxay u muuqata mid dhalo ah (A glassy luster)
2-Waa mid aad u adag.
3-hadii ad kala jabiso waxa ay u kala jabeysa qaab qalooc ah ( qaab an toosned).
4- Inta badan waa macdan cad ama kalarba an lahayn.

Ma tahay macdan qaali ah sida Diamond-ka iyo dahab-ka iyo kuwa lamidka ah.

Macdan walbe waxa qiimo u yeelo marka ay tahay “Mar la arag”. Ama dhib iyo tacab fara badan laga maro soo saaristeeda taa badalkedu hadii ay macdantu
tahay mid ku badan dhulka ama sida loo helo ay tahay mid sahlan waxa hoos u dhaca qiimaha iyo saameynta macdanta sida awgeed Macdanta Quartz waxa ay kaalmaha ugu h**eya kaga jirta macdamaha sida fudud loo helo ama loo qoto.

Maxaa loo is ticmaala quartz?

Macdanta quartz waxa uu aadanuhu uga faaideystaa siyaaabo badan Sida:

A-waxa looga faideysta dhanka electronics-kala duwan.
B-Dhismayaasha guryaha iyo qurxinta daaqadaha.
C- waxa loo isticmaala dhanka jewalary iyo dahabka ayado loo fiirinayo hadba kalarka ay tahay. Iyo kuwa kale oo fara badan.

Dhamaad.
Somali Geologist Association

11/08/2020

Howlaha ugu waaween ee loo aas'aasay ururka Geologist-yaasha Soomaaliyeed ( SOMGA ) Waa isku xirka iyo isku keenista jiyoolojistayaasha soomaliyeed meel walba ee aduunka ka joogaan. Si an u haqab tirno bahiyaha jiloojiyeed ee Dalkeena iyo Dadkena .

08/08/2020

Bismillaaah:

Inagoo tixraceyna maqalkeni h**e ee barashada macdanta; mantey waxan idina wadaagi donaa dabaqadaha ay ku sameysmaan macaadin.

Macadintu waa sumadd kooxo mise magac ahaan loo siyaa sumadda qeybaha kimikalka ay ku fadhido Ee Chemical composition ..

ma aheyn waxan soo qexayay tacriifka macadintuye balse waxan u go gol xarayaa astaan sumadeed ay kooxo macaadin ksoo sameysmaan .

Waxaase loo kala qeybiyaa intooda ugu itaal sameynta badan. Ilaa sedax iyo wx.k.bdn.



.

Kuwasu waa inta ugu magac dheer kooxo macaadin.

*Silicates : waa kuwa ugu badan kooxo macaadinta , waxayse ka kobantahy curiye silicon and oxygen . Waxaase ugu caasan Feldspar& Quartz .

* Oxides: kooxdan macadin wxay curiye ahaan ku sameysmaan kana kobantahy oxygen iyo bir metal. Oxides inta ugu bdn ..waxa tusale macddan u ah Hematite and magnetite .

* Carbonates : waa koxo macaadin kana kooban unug Carbonate CO3 . Waxaase tusale guud u ah . Macdan loo yaqaan
Calcite And Dolomite .

Maqaalka kan xige waxan ku falanqeyndonaa silicate group of minerals iyo Qeybahooda kala duwan.

Mahadsanidiin

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu