11/03/2026
Maamulka mu,assasada Daarul Fatxi
wuxuu ogeysiinayaa ardayda in Muassasada ay fasax tahay laga bilaabo maalinta sabtida oo ay taariikhdu tahay 25-Ramadan-1447 kuna beegan 14-03-2026, waxaa dib loo furi doonaa talaadada 05-Shawwaal-1447 kuna beegan 24-03-2026.
Wabillahi tawfiiq
#مؤسسةدارالفتح
09/02/2026