π¬ BARO SIDA MUUQAALLO AI AH LOO SAMEEYO β HAL DOLLAR KELIYA! π€π₯
Ma rabtaa inaad barato sida loo sameeyo muuqaallo AI ah oo xirfad leh? π₯β¨
Haleel Academy waxay kuu diyaarisay fursad gaar ah! π
π΅ Kaliya $1
π€ Baro AI Video Creation
π± Wax walba online
π Ku baro si fudud oo tallaabo-tallaabo ah
β³ Ha seegin fursaddan qiimaha badan!
π² Hadda WhatsApp nagala soo xiriir β linkiga hoose π
ππππππ ππππππ π¬
YOUR SKILLS. YOUR FUTURE. Professional Online Education
ACCOUNTING β’ TECHNOLOGY β’ BUSINESS β’ HEALTH
Learn | Practice | Grow
π +252 61 2446655
DIPLOMA IN PHARMACOLOGY
π HALEEL ACADEMY
π SIDA KOORSADA LOO QAADANAYO
1οΈβ£ TALLAABO 1 β Diiwaangelin
Ardaygu wuxuu marka h**e iska diiwaangelinayaa koorsada uu doonayo.
2οΈβ£ TALLAABO 2 β Helitaanka Casharrada
Marka diiwaangelintu dhammaato, ardayga waxaa loo fasaxayaa casharrada/koorsada.
3οΈβ£ TALLAABO 3 β Imtixaan
Marka ardaygu koorsada dhameeyo, waxaa laga qaadayaa imtixaan (Exam) si loo qiimeeyo fahamkiisa.
4οΈβ£ TALLAABO 4 β Shahaado / Diploma
Ardayga guuleysta waxaa la siinayaa Certificate/Diploma caddeynaya koorsada iyo maadooyinka uu bartay muddada waxbarashada.
π Markale, KU SOO DHAWOOW HALEEL ACADEMY!
π Baro Maanta, Guuleyso Berri!
Register Now
π HALEEL ACADEMY
π’ OGEYSIIS MUHIIM AH
Ma rabtaa inaad wax ku barato Online adigoo gurigaaga jooga? π π
β¨ DHAMMAAN CASHARRADU WAA FREE!
Wax lacag ah lagama rabo casharrada β kaliya is-diiwaangeli. β
π KOORSOOYINKA AAD BARAN KARTO
π Pharmacology β 4 Bilood
π₯ Nutrition β 3 Bilood
π©Ί Nursing β 4 Bilood
π¬ Laboratory β 3 Bilood
π Public Health β 4 Bilood
π» Introduction to Computer
π HTML & CSS β 4 Bilood
π QuickBooks β 1 Bil
π’ Odoo ERP β 2 Bil
π¬π§ English for Beginners β 6 Bilood
π MAXAA KU HELI DOONTAA?
β
Casharrada oo dhan FREE
β
Casharro Qoraal & Muuqaal ah
β
WhatsApp & Telegram
π Shahaado/Diploma markaad dhammayso
π° IS-DIIWAANGELINTA: $7 KELIYA
β³ Waqtigu waa xadidan yahay!
Ha sugin ilaa boosasku kaa buuxsamaan.
π² IS-DIIWAANGELI HADDABA:
π WhatsApp: 0612446655
π₯ Kaliya is-diiwaangeli β CASHARRADA OO DHAN WAA FREE!
ββββββββββββββββββ
π HALEEL ACADEMY
Waxbarasho Online ah oo fursad kuu abuureysa.
Haleel academy
11/08/2026
π HAMBALYO IYO BOGAADIN! π
Haleel Academy waxay hambalyo diirran u diraysaa ardayda oo dhammaystay waxbarashadooda, kana qaatay Diploma Certificate in Pharmacology.
π Mohamed Hassan Ali
π Abdifatah Osman Aden
π Ahmed Ibrahim Nur
Waxaan ku faraxsanahay dadaalkiinna iyo guusha aad gaadheen. Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, aqoon miro dhal ah iyo guulo waaweyn. π
π Congratulations on your Graduation!
π« Haleel Academy
π Shaping Skills, Building Futures
πβ¨
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Howlwadaag
Mogadishu
252