Kulan Academy School مدرسة کلن الا کادیمیه

Kulan Academy School مدرسة کلن الا کادیمیه

Share

Quality education can change people communities entire nations of humanity

03/07/2025
05/06/2025

Eid Mubarak

Maamulka, Shaqaalaha, Macalimiinta iyo dhamaan bahda jaamacadda Kulan Academy School مدرسة کلن الا کادیمیه Waxay ugu hambalyeynayaan dhammaan muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciidul Adxaa

Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.

15/04/2022

Haddii Aad ka roontahay wax u tar!
(Danyarta kuwa ugu baahida badan)
(يَحْسَبُهُمُ الْجَاهِلُ أَغْنِيَاءَ مِنَ التَّعَفُّفِ تَعْرِفُهُم بِسِيمَاهُمْ لَا يَسْأَلُونَ النَّاسَ إِلْحَافًا ۗ)
(Qofka jaahilka ahi wuxuu moodayaa inay hodon yihiin (ladan yihiin), laakiin waxaad ku garan kartaa calaamadohooda. Dadka ma baryaan, dhawrsi dartiis)
==========================================
Danyarta waxaa ugu baahi badan kuwa uu Ilaahay Quraanka ugu sheegay si gaar ah. Waa kuwa baryada ka dhawrsada oo aan dadka waxba weydiisan, laakiin qofka caaqilka ahi wuxuu ku garan karaa calaamado aan qarsoonayn oo caddaynaya baahidooda. Caruurtooda oo aan ciidayn, guriga oo aan dab laga shidin, codkooda oo daciifa, ama hadalka oo ay soo celin waayaan, marka ay hadlayaan. Indhohooda. Dharka ay sitaan. Carruurta oo wax barashada la reebo. Ijaarka guriga oo aysan iska bixin Karin. Qof ka xanuunsan oo aan dhatar la geyn Karin. Marka ay caruurtu joogaan goobaha waxbarashada, fasalka ayay ku haraan, marka ay asaagood u baxaan inay wax soo cunaan. Iyagoo u lugeeya goobo waxbarasho oo ka fog. Isla dharka ay sitaan oo aysan iska beddelin. Iyo calaamado kale oo badan.

23/03/2021

FARRIIN CUDURKA CORONA VIRUS

09/02/2020

Never stop learning because life never stops teaching

09/02/2020

Never give up

09/02/2020

Education is key of life

09/02/2020

Quality education can change people communities entire nations and the future of humanity

13/01/2020

ماشاءاللہ جزاك اللهُ‎ أَسْتَغْفِرُ اللّٰه الحَمْدُ ِلله

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Wadajir District Jidka Som Gas
Mogadishu
274M+QJ

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 20:30
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00